Wasaaradda waxbarashada oo sheegtay in la xiri doono Jaamacadaha qaar
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abukar ayaa sheegay in la xiri doono jaamacadaha qaar ee Dalka.
Waxaa uu sheegay Wasiirka in Jaamacad aan laheyn macalimiin diyaarsan oo ar