Haweeney dhaheysa "Allahu Akbar" oo Faransiiska lagu xiray + Sawirro

0
Tuesday March 01, 2016 - 12:33:20 in Wararka by
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney dhaheysa "Allahu Akbar" oo Faransiiska lagu xiray + Sawirro

    Haweeney lagu magacaabo Nastya M da'deeduna tahay 38-jir isla markaana u dhalatay dalka Uzbekistan ayaa lagu xiray magaalada Moscow ee wadanka Faransiiska, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen Booliska dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeney lagu magacaabo Nastya M da'deeduna tahay 38-jir isla markaana u dhalatay dalka Uzbekistan ayaa lagu xiray magaalada Moscow ee wadanka Faransiiska, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen Booliska dalkaasi.


Xariga haweeneydaan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay markii ay dishay gabar afar sano jir ah isla markaana ka soo tuurtay dhisme dhowr dabaq ka koobnaa, hase yeeshee markii dad goob joogayaal ah ay Booliska ku wargeliyeen.

Nastya M ayaa markii ay Booliska Faransiiska qabanayeen waxay isku dayday inay baxsato, hase yeeshee gacanta ayaa laga dhaawacay kaddibna katiinad ayaa gacmaha looga xiray.

Arrintaan oo ka dhacday Waqooyiga bari ee wadanka Faransiiska goob ku dhow saldhig Boolis oo lagu magacaabo lagu magacaabo Metro Police Station.

"Waan necbahay Dimoqoraadiyadda, adiga waxaad dooneysaa inaad i disho” ayay tiri haweeneydaan markii ay qabanayeen ciidamada Booliska.

1234

*GRAPHIC CONTENT* This handout picture obtained on February 29, 2016 on oleg_smotra's Instagram account shows a woman, identified as 38-year-old Gyulchekhra Bobokulova, holding the severed head of a child near a metro station in northwest Moscow. Russian police on February 29 arrested a nanny for beheading a young girl in her care, investigators said, with local media reporting she was arrested while carrying the child's severed head. AFP PHOTO / INSTAGRAM / OLEG_SMOTRA ==RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT

*GRAPHIC CONTENT*


This handout picture obtained on February 29, 2016 on oleg_smotra’s Instagram account shows a woman, identified as 38-year-old Gyulchekhra Bobokulova, holding the severed head of a child near a metro station in northwest Moscow. Russian police on February 29 arrested a nanny for beheading a young girl in her care, investigators said, with local media reporting she was arrested while carrying the child’s severed head. AFP PHOTO / INSTAGRAM / OLEG_SMOTRA
==RESTRICTED TO EDITORIAL USE – MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / INSTAGRAM / OLEG_SMOTRA” – NO MARKETING – NO SALES – NO ADVERTISING CAMPAIGNS – DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS ==OLEG_SMOTRA/AFP/Getty Images

6

7

8



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip