Haweeney dhaheysa "Allahu Akbar" oo Faransiiska lagu xiray + Sawirro
Haweeney lagu magacaabo Nastya M da'deeduna tahay 38-jir isla markaana u dhalatay dalka Uzbekistan ayaa lagu xiray magaalada Moscow ee wadanka Faransiiska, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen Booliska dalkaasi.