Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo soo qabtay Saraakiil Shabaab ah.

0
Wednesday February 17, 2016 - 18:49:49 in Wararka by
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo soo qabtay Saraakiil Shabaab ah.

    Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Howlgalo ay ka sameeyeen Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay waxay ku soo qabteen Labo Sargaal oo ka tirsan Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Howlgalo ay ka sameeyeen Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay waxay ku soo qabteen Labo Sargaal oo ka tirsan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahin Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay gacanta ku soo dhigeen Labo Sarkaal oo ka tirsan Al-Shabaab, islamarkaana Shabaab u qaabilsan Aruurinta Xoolaha.

Ugandan soldiers, operating under the African Union Mission in Somalia (AMISOM), advanced towards Buurhkaba from their former position in the town of Leego alongside members of the Somali National Army (SNA). The purpose of such an advance is to eventually open up the road from Mogadishu to Baidoa and connect the two citys currently under AMISOM's control. AU UN IST PHOTO / TOBIN JONES.

Ugandan soldiers, operating under the African Union Mission in Somalia (AMISOM), advanced towards Buurhkaba from their former position in the town of Leego alongside members of the Somali National Army (SNA). The purpose of such an advance is to eventually open up the road from Mogadishu to Baidoa and connect the two citys currently under AMISOM’s control. AU UN IST PHOTO / TOBIN JONES.

Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray inay Sharciga hor keeni doonaan Ragaasi ka tirsan Shabaab ee Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay gacanta ku dhigeen.

Dhanka kale Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalada ay sameeyaan waxay ku soo qab qabtaan badanaa Dad lala Xariirinayo Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip