Share with your friends via email

Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo soo qabtay Saraakiil Shabaab ah.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Howlgalo ay ka sameeyeen Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay waxay ku soo qabteen Labo Sargaal oo ka tirsan Al-Shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip