Mudanayaasha Britain oo ka arrinsanaya in Musharaxa Maraykanka ee Donald Trump. laga mamnuuco Britain.

0
Thursday January 07, 2016 - 09:33:03 in Wararka by
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudanayaasha Britain oo ka arrinsanaya in Musharaxa Maraykanka ee Donald Trump. laga mamnuuco Britain.

    Mudanayaasha Barlamaanka Britain ayaa ku ballansan inay bishan January 18-da Kulan Khaas ah ka yeeshaan Go'aan horseedi kara in Musharaxa Madaxtinimadda Maraykanka, Donald Trump laga mamnuuco inuu soo galo Britain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaasha Barlamaanka Britain ayaa ku ballansan inay bishan January 18-da Kulan Khaas ah ka yeeshaan Go'aan horseedi kara in Musharaxa Madaxtinimadda Maraykanka, Donald Trump laga mamnuuco inuu soo galo Britain. Ilaa 568,000 oo qof oo u dhashay dalka Britain ayaa saxiixay Bayaan ay ku codsanayaan inaan Musharaxa Donald Trump loo oggolaanin inuu soo booqdo Britain.

Musharaxaasi oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa bishii December 7-dii ee sannadkii hore ku baaqay in dadka Muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Maraykanka, wuxuuna hadalkaasi jeediyey dhowr maalin kadib, markii 14 qof lagu dilay Gobalka California.

Muslimiinta Caalamka ayaa ka carooday Baaqiisa, waxayna ku tilmaameen Cunsuri ka soo horjeeda Islaamka.

trump2



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip