Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Goor-dhow ugu Geeriyooday Magaalada Baladweyne

0
Sunday January 03, 2016 - 11:24:37 in Wararka by
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Goor-dhow ugu Geeriyooday Magaalada Baladweyne

    Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa ugaaska beesha Xawaadle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa ugaaska beesha Xawaadle.
Wariyaha HOL ee gobolka Hiiraan, C/raxmaan Diini ayaa soo sheegaya in xilli loo fadhiyay shir ka socda magaalada Baladweyne uu ugaaska xanuun kusoo booday markii la geeyay Isbitaalkana uu geeriyooday.

Ugaaska ayaa toddobaadkii hore ka furay Baladweyne shir uu abaabulkiisu lahaa kaasoo la sheegay inuu yahay shir laba ujeeddo leh, kuwaasoo kala ahaa dib u dhiska garoonka diyaaradaha Baladweyne iyo in aayaha dambe laga tashado.

Wixii warar ah ee kasoo kordha geerida Ugaaska waxaad kala socon doontaan wararka danbe  insha llaah

XIGASHO:-HIIRAAN.COM

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip