
Shirkii Jaamacadda Carabta oo laga soo saaray go'aano ku saabsan Soomaaliya
Eng. Saalax Sheekh Cusmaan oo ka warbixinayay go’aanada ka soo baxay shirka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in madaxda Jaamacadda Carabta isku waafaqday sidii la isaga taageeri lahaa dhinacyada ka hortagga dhulgariir
"Madaxda shirka Jaamacadda Carabta waxaa la isla gartay in Soomaaliya laga taageero dib u dhiska iyo horumarka| ayuu yiri Wasiir Saalax oo sheegay dhinaca kale inuu kulamo kala duwan la qaatay dhigiisa Wasiirada Jaamacadda Carabta.
Go’aanada ka soo baxay shirkii Jaamacadda Carabta waxaa ka mid ahaa:
1.In loo baahan yahay xoogga la saaro ka hortaga khatarta dhul gariirka & masiibooyinka dabiiciga ah.
2.In shirka soo socdo looga hadlo dib u dhiska Soomaaiya iyo Horumarintiisa.
4.In lagu dadaalo isdhexgalka bulshada gaar ahaan degaanada kala duwan & baahida ay qabaan dadka curyaamiinta ah si ay u helaan nolol wanaagsan.
7. In la hindiso – xalna loo keeno dhibaatooyinka ku saabsan saboolnimada faqriga ee ka jira meel kala duwan.
8. In ay laga maarmaan tahay in istiraatiijiyad horumarineed, deegaaneed oo dhamaystiran ujeedadeeduna tahay is dhexgalka bulshada & in la yareeyo saboolnimada faqriga bulshada.


0 



Shirkii Jaamacadda Carabta oo laga soo saaray go'aano ku saabsan Soomaaliya
Magaalada Qahira ee wadanka Masar waxaa lagu soo gabagabeeyay shir gaar u ahaa madaxda Jaamacadda Carabta, iyadoo Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Dowladda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cusmaan.