
Kooxo hubaysan oo Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya Muqdisho ku dilay
Sarkaal ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya ayay Koox Hubeysan ku dileen Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir kaasi oo lagu Magacaabi jiray Canshuur Caraaye Subeyr.
Bistoolad Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Dharkeynley ee Gobolka
Banaadir ayaa noo Xaqiijiyay Dilka labo Xidgle Canshuur Caraaye Subeyr
oo ka tirsanaa Ciidamadda Xoogga Dalka.
Dhanka kale Maamulka Degmada Dharkeynlay ayaa sheegay Dableeydii
dilka geysatay ay Goobta ka baxsadeen, waxaana sidoo kale goobta gaaray
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo baaritaano halkaasi ka
wada


0 



Kooxo hubaysan oo Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya Muqdisho ku dilay
Sarkaal ka tirsan ciidamada Milatariga Soomaaliya ayay Koox Hubeysan ku dileen Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir kaasi oo lagu Magacaabi jiray Canshuur Caraaye Subeyr. Bistoolad