WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 27-KA2018-KA

0
Tuesday February 27, 2018 - 09:13:10 in Wararka by
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 27-KA2018-KA

    G/G/BANAADIR OO SHIR GUDDOOMIYEY KULAN LOOGA HADLAYEY XASILINTA AMNIGA CAASIMADDA G/G/Benaadir ahna duqa Muqdisho Md.C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qeybtooda uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

G/G/BANAADIR OO SHIR GUDDOOMIYEY KULAN LOOGA HADLAYEY XASILINTA AMNIGA CAASIMADDA G/G/Benaadir ahna duqa Muqdisho Md.C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaaye en qorsheyaasha lagu dardar gelinayo xasilinta amniga Caasimadda.

Eng. Yarisow oo guddoominayey kul an ay ka soo qeyb galeen Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta DFS, Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee G/Benaadir iyo Taliyeyaasha heer degmo ee ciidamada Booliska, Na bad Sugidda iyo Asluubta ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay wada shaq eyntu sugidda ammaanka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in la mide eyo qorsheyaasha lagaga hortagayo falalka arxan darrada ah ee Alshabaab ay u maleegayaan shacabka.

"Maanta lama joogo xilli la isku fiirs ado shaqada iyo in masuul walba uu dhankiisa wax gaar ah ka qorsheeyo ee waxaan taagannahay waqtigii wadashaqeynta iyo dajinta qorshe wadajir ah oo wax looga qabanayo amniga Caasi madda.” Ayuu yiri Md.Yarisow.

Guddoo miyahu ayaa si gaar ah ugu la dardaar may maamulka degmoo yin ka inay adk eeyaan wada shaqeynta dhanka amn iga ee ay la leeyihiin, qey baha ciidam adda iyo bulshada degmoo yinkooda ta as oo muhiim u ah qorshe yaasha xasi linta caasimadda.

"Waxaa xaqiiq ah in weli ay jiraan caq abado dhinaca ammaanka ah, kuwaas oo aan la yareysan karin, balse haddii a an sii xoojinno dadaalkeenna iyo wada shaqeynta aan la leenahay bulshada degmooyinka waxaa hubaal ah in lagu guuleysanayo xasilinta amniga caasim adda oo lafdhabar u ah deganaansha ha guud ee dalka.”

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la jo ogteynayo kulanka oo noqon doonna bi lle iyo shirarka kale ee 7laha ah ee Gud diga Amniga Gobolka Benaadir, iyadoo na sidoo kale dadaal dheer la gelin do ono kor u qaadista wacyi gelinta bulsha da sidii ay kaalintooda uga qaadan la haayeen sugidda amniga iyo xoojinta wada shaqeynta ay la leeyihiin laamaha ammaanka.

DOONTII KU CAARISAY BOOSAASO OO SHALAY KU XIRATAY DEKADDA MAGAAL ADAAS

Doonta Xafiis oo dhawaan ku caari dayxeebta M/Boosaaso ayaa shalay ku xiratay dekadda M/Boosaso ee xaru nta G/ Bari.Doontan ayaa waxaa ay ku caariday xeebta M Boossaso ka dib markii loo diiday inay dekadda ku xir ato,dadaal ay sameeyeen Ganacsatada ay u rarneyn Doonta iyo Dadka degaan ka ayey ku sameeyeen Dekad macmal ah waxaana ay taas soorta gelisay in in ta badan alaabtii ay wadda laga dejiyay.

Sh.Fu’aad Xaaji oo ah guddoomiyaha Guddigii loo saaray bad baadinta Doont aas ayaa sheegay in maanta ay ku xira tay Dekadda weyn ee M/Boosaaso, isla markaana laga dejiyay dhammaan wixii badeeco ahaa ee saarnaa.

Doontan waxaa ku rarnaa Ganacsi u badan qalab xafiiseed iyo Gaadiidka da dweynaha,waxaana lagu guuleystay in la badbaadiyo Doontaas. Maamulka Pu ntland oo aad loogu dhaliilay sida aanay ugu lugyeelan bad baadinta Doontaas ayaa amray in aan laga qaadin Canshu ur marka ay ku xiraneyso Dekadda Boo saaso.

KOOXO HUBEYSAN OO ODAY 70 JIR AHAA KU DILEEN AFGOOYE

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay aa Xalay Oday 70 jir ahaa ku dileen deg mada Afgooye ee G/Sh/Hoose, kaas oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Suldaan.

Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay Xaafadda Xaawo Taako ee degmadaa si, iyadoona ay goobta isaga baxsadeen Raggii ka dambeyay dilkaasi.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in Marxuumka uu ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ee sida weyn looga yaqaano degmadaasi. Mana jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka degm ada Afgooye oo ku aadan dilkaasi.

Muddooyinkii waxaa sii xoogeysana yay falalka dilalka ah ee ka dhac Afgo oye, waxaana maalin ka hor lagu dilay Farsamaqaan si aad ah looga yaqiinay magaaladaasi

KHADRA GAYDH "IIMA QAADMO XILKA UU MUUSE BIIXI II MAGACAABAY”.

Haweeneyda Xilkaan loo Magacaa bay oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay inaysan diyaar u aheyn Qab ashada Xilkaan, waxa ay sabab ugu dhi gtay inuu ka darajo Hooseeyo Xilkii ay heysay, taasi awgeedna ay u diiday qa bashadiisa. Waxa ay intaa raacisay in muddo ay ka shaqeyneysay Madaxtooy ada Somaliland, balse Xilka loo Magaca abay aan an u laheyn Xirfad iyo Khibrad ay ugu howlgasho. Darajada Gudoo miye ku xig eenka ayay ku tilmaamay inay tahay ho wl aanan laheyn Awood buuxda, kana awood badan yahay qof ka Gudoomiya ha ah, qabashadiisa na ay ka doorbidey so in ka maqnaato Saaxada Siyaasad da.

Madaxweynaha Maamulka Somalil and Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaan dheyn iyo xil ka qaadis ku wada Xubnihii lasoo shaqeeyay Madaxweynihii ka hor eeyey ee Axmed Siinlaayo oo ay isku Xisbi ahaayeen. Mas’uuliyiinta Qaar ay uu u magacaabay Xilal ka hooseeya kuwii ay hayeen, qaarkood ayaa diiday qabashada Xilalkaasi oo ay sheegeen inay u arkaan Hoos udhac siyaasadeed oo uu Madaxweyne Biixi la damacsan yahay

WAFDIGII TURKIGA OO LAGA SOO SAG OOTIYAY MAGAALADA KISMAAYO

Madaxweynaha D/G/Jubbaland ee Soomaaliya Md.Axmed Maxamed Islam ayaa Shalay M/Kismaayo ka sagootiyay wafdi ballaaran oo kasocday wadadnka Turkiga oo booqasho shaqo ku yimid Jubbaland.

Ujeedada socdaalka wafdigan ayaa ahayd indho indhaynta goobo kala duw an oo mashaariic ay ka fulinayaan iyo Barnaamijka mataanaynta Magaalooyin ka Kismaayo iyo Antalya oo ah Magaalo ku taala wadanka Turkiga isla markana meelo badan ay labada Magaalo iska shabbahaan.

Wafdigan ayaa waxaa intuu joogay Jubbaland wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay Masuuliyiinta D/G/Jubbaland iy adoo si qoto dheer looga wada hadlay qaabkii Turkigu uu ku bilaabi lahaa ma shaarciida uu ka fulinayo Jubbaland.

MdAxmed Madoobe ayaa sheegay in dhammaan waxyaabahii laga wada hadl ay ay miro dhal nqodeen isla markana mar dhow ficil loo badali doono.

Madaxweynahu wuxuu ammaanay mataanaynta Antalya iyo Kismaayo oo uu xusay in ay tahay qorshe weyn oo ay tahay in mudnaan gaar ah la siiyo.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu sheegay in wafdigan ay dhawaan tagi doonan meelo kale oo Jubbaland kamid ah oo mashaariic laga fulinayo isagoo amaanay sida D/Turkiga ay uga go’an tahay in tageeradeeda ay gaar siiso dha mmaan waddanka. Safiirka Turkiga Ol gan Bekar ayaa dhankiisa ka mahad cel iyay soo dhawayntii qiimaha lahayd

XILDHIBAAN FAATAX SACIID XASAN OO KU GUULEYSTAY KURSI KA BANNAANAA G.SHACABKA OO MUQDISHO LAGU DOORTAY.

Doorashada kursigaan ka banana naa G/Shacabka ayaa waxaa hore u hareeyay buuq iyo dagaal kaasi oo sa babay in mar uu baaqdo ka dib dagaal ay sameeyen xubno kamid ah ergada doorshada. Ka hor doorshadaan ayaa waxaa is casilay inuu ka qeyb galo mu sharax Cabdiraxmaan Axmed ceynaan mar uu la hadlay warbaahinta ayuu she egay in xubno kamid ah eragdiisa laga badashay ismaalrkaana gudiga doorash ada aysan sameynin cadaalad.

Intaasi kadib ayaa waxaa la qabtay doorashada kursiga ka bannaanaay gol aha shacabka kaasi oo lahaa beelaha soomalaha G/ Waqooyi kasoo jeeda.

Waxaana goobta doorashada kaligiusa fadhiyay musharax Faatix Siciid Xasan isagoona markii dambe kusoo baxay do orashada. Xaliima Ismaaciil Ibraahim oo ah gudoomiyaah gudiga doorashooyin ka madaxa bannaan ayaa sheegtay in Faatax uu ku guuleystay codad dhan 32 halka musharaxa bannaan jooga ahaa uu helay halka afar codna ay ciladoobe en sidaasna ay ergada ku ahaayeen 41qof.

Faatix Siciid Hasan oo ah musharaxa guuleystay ayaa ah wiil uu dhalay xildhi baanki kursigaan ka geeriyoday sanadki hore.

RUUX LOO QABTAY INUU KA DANBEE YAY DILKA 2 WIIL OO SOOMAALI AH

Nin dhalinyaro ah oo 18 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo ku sa absan labo dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo adeegsaday dilkooda toorey. Ninkan oo lagu magacaabo Isaiah Popoola oo 18 ah ayaa loo heystaa dilka Cabdiqaa dir Xasan oo 17 jir ah iyo Sadiiq Aadan Maxamed oo 20 jir ah, kuwaas oo talaa dadii lasoo dhaafay lagu diley gudaha London.Waxaa sidoo kale ninkan loo heystaa dhaawacyo uu u geystay labo qof oo ka le isla habeenkaas uu dhacay falka dilka ah ee lagu dilay wiilasha dhal inyarada soomaalida ahaa. Mr. Popoola ayaa ka soo muuqanday maxkamadda Highb ury xili dambe shalay

HOLAND OO ILAAALADA U OGOLAATAY MAR AAKIIBTA MARA XEEBAHA SOOMAALIYA

Baarlamaanka dalka Holand ayaa u ogaaladay Maraakiibta gaarka loo leey ahay in ay adeegsadaan ilaalo gaar ah xilliyadaay u safrayaan Badaha ku dhaw Soomaaliya. Mudanayaasha Baa rlama anka ee dalkaasi ayaa Cod aqlabiyad ku Ansixiyay in Maraakiibta Ganacsi e dalkaasi ay markii ugu horreysay yeesh aan ilaalo, si ay ugu hortagaan kooxaha Burcad badeeda Soomaalida.

Kooxaha Burcad badeeda ayaa inta badan weerar ku qaada Maraakiibta ma rta xeebaha Soomaaliya iyo gacanka ca dmeed, si ay ugu qaataan Lacago bad an oo madax furasho ah.

Milkiilayaasha Maraakiibta Ganacsi ee dalka Holland ayaa sanado badan Dowladda weydiisanayea in ay sameyst aan ilaalo u gaar ah, kuwaasoo ka difaa ca weerarada ay kala kulmaan karaan Burcad badeeda Soomaaliya.

Wadamada Denmark, Spain, Norw ay iyo Britain ayaa hore ugu ogaaladay shirkadaha Maraakiibta Ganacsi in ay ye eshaan ilaalo xilliyada ay u safraan Biyaha ku dhaw xeebaha Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay hay’adda ka shaqeysa amniga Baddaha Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jirto welihalista ko oxaha Burcad badeeda oo ay tilm aamtay in weeraro kale ku qaadeen Ma raakiib Ganacsi oo marayay gacanka cadmeed

CIILMOOGE OO NAYROBI UGA DHAWAAQ AY MUSHARAXNIMADA XILKA MADAX WEY NAHA JUBBALAND

Wasiirkii hore ee Warfaafinta XFS C/hi Ciilmooge Xirsi ayaa M/Nayrobi ee dalka Kenya kaga dhawaaqay inuu yah ay musharrax u taagan xilka Madaxwe ynaha Jubbaland. Ciilmooge ayaa dhow rkii 7baad ee u dambeeyay hormuud u noqday olole is bedel doon ah oo ka dhan ah maamulka Axmed Madoobe, is agoo kulamo siyaasadeed ka abaabul ay magaalooyinka Muqdisho iyo Nayr obi Md Axmed Madoobe oo xilkiisa uu sii idlaanayo dhammaadka sannadkan ayaa mar kale doorasho u geli doona xil ka, waxaase ku soo wajahan loolan siya asadeed oo aad u culus.

Md. Ciilmooge oo Nayrobi kula hadla yay waxgarad, odayaal iyo aqoonyaha nada ka soo jeeda Jubbaland ayaa she egay in Jubbaland ay u baahan tahay in xilligan uu ka dhaco is bedel la taaban karo. Waxaa uu ugu baaqay hoggaanka hadda jira inay ogolaadaan in lala tart ami, si haddii laga guuleysto loola shaq eeyo, haddii laga guuleystana fikir cus ub oo wax dhisaya deegaanka lagu soo kordhiyo. Axmed Madoobe ayaa mar ka le doo naya inuu sii xajisto xilkiisa, waxa ana dadka dhaliilsan maamulkiisa ku ee deeyaan in aan wax is bedel la taaban ka ro soo kordhin,

GUDDIYADA DIFAACA IYO AMNIGA EE BF OO KULAN LA YEESHAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA

Guddiyada Difaaca iyo Amniga ee G/Shacabka ayaa shalay M/Muqdisho kula kulmay W/Gaashaandhigga XFS Md.Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan.

Kulanka oo waqti badan qaatay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa W/Gaashaan dhigga, Taliyeyaasha Ciidamada Boolis ka iyo Nabad Sugidda, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga, Saraakiil ka socotay Wasaaradda Amniga iyo xubno kale.

Kulanka oo waqti badan qaatay waxaa looga hadlay dhacdooyinkii ugu dambe eyay ee Muqdisho ka dhacay gaar aha an weerarkii Jimcihii, xaaladaha amni ga, sidii loo xoojin lahaa Howlgaladda iyo dib u habeynta Ciidamada Xoogga.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Gol aha Shacabka oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay maadaama Baar lamaanka uu Xukuumadda kala dhax eeyo isla xisaabtan sidaas darteed ay ula kulmeen xubnahan oo ay kala hadl een arrimaha amniga.

Wuxuu sheegay Xildhibaan Daahir in muhiim ay tahay Baarlamaanka in la hor keeno sharciyo ay si gaar ah u leeyihiin Ciidamada Xoogga, sidoo kalena la bad baadiyo Hantida iyo dhulalka ay leeyih iin Ciidamada Xoogga. sheegay Helicop ters iyo Sahay kale oo Millitari inay ku wareejiyeen markab uu leeyahay Midow ga Afrika, kaasi oo shalay soo baxay.

Gen. Owoyesigire ayaa sheegay in helicopteryada loo adeegsan doo no in lagu taageero ciidanka dhulka ah iyada oo la waafajinayo waajibaadka Hawlgal ka Midowga Afrika ee Soomaaliya, wux uuna tilmaamay in wax badan uu ka be deli doono Hawlgalka.

"Mar walba waxa naga go’an tag eer ada Ciidamada Soomaaliya oo dagaal adag kula jira Argagixisada, Sahaydan Millitari waxay wax ka beddeli doontaa Howlgalka Amisom, ujeedkeenu waa Soomaaliya oo nabad ay ka dhalato, loo gana yimaado caalamka.” Ayuu yiri Gen .Owoyesigire. Uganda ayaa 23kii bish an sheegtay Ciidanka Amisom ee kusu gan gudaha Soomaaliya inay u baahan yihiin taageero dherad ah iyo in loo Kor dhi waqtiga,si looga adkaado shabaab

BAARLAMAANKA HIRSHABEELLE OO KA SOO HORJEESTAY TALIYEYAAL UU MAGACA ABAY WAARE

Xildhibaannada Baarlamaanka Ma amulka Hirshabeelle oo kulan ku yee shay M/Jowhar ee xarunta G/Sh/ Dhexe ayaa waxa ay isku raaceen inay shaq ada ka joojiyaan Taliyeyaal dhowaan uu magacaabay Madaxweyne Waare.

Sababta ugu weyn ee xildhibaanada u cuskadeen shaqo ka joojinta ayaa wa xa ay ku sheegeen in Madaxweynuhu sifo sharci darro ah u maray magacaa bistan. Xildhibaannada ayaa ku dooda ya in marka hore ay aheyd in la magicaabo Guddiyada Amniga, lana saxo qo dobo ka mid ah Dastuurka oo ay shee geen in Waare uu ku xad gudbay.

Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabee lle oo la hadlay Idaacadda Risaala ay aa sheegay maamulka inuu ku dhisan yah ay Dastuur, loona baahan yahay talaa bo walba oo la qaadayo in si nid aam ah lagu meel mariyo.

Sidoo kale Baarlamaanka Hirshab elle ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeed kii ugu horeeyay ee anisixiyaan tan iyo markii la aasaasay, kaas oo noq day Hindise Sharciyeedka xeerka Ma areyn ta Maaliyada Maamulka Dadwe ynaha

GUDOOMIYAHA XISBIGA MUCAARADKA SOOMAALILAND EE UCID OO EEDEEYAY JABUUTI.

G/Xisbiga Mucaaradka Soomaalila nd ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe oo M/Harge ysa kula hadlay warbaahinta qaar ay aa waxaa uu sheegay in Dowla da dalka Jabuuti aysan raali ka ahayn hor marka Soomaaliland.

Eng.Feysal Cali Waraabe ayaa wa xaa uu tilmaamay in mas’uuliyiin ka mid ah dowlada Jabuuti ay sheegeen in hor marka Soomaaliland ee dhan ka Deka dda ah iyo dhinac walbaba ay caqabad ku tahay hormarka jabuuti. Eng. Feysal ayaana hadalkiisa ku sheegay in arint aasi ay tahay wax la ga xumaado oo ay muujineyso in Ja buuti ay dhibaato ku ta hay hormar ay gaarto SoomaaliLand. Feysal ayaa in ta badan waxaa uu ka hadlaa xaalad aha Siyaasadeed ee la xeriira Sooma aliLand kuwaas oo qaa rkood abuura kala aragti duwanaansho soo dhex ga sha maamulkoodaiyo dhi naca kale ee uu siyaasiga wax ka shee gay.

CIIDAMADA AMISOM OO LAGU BIIRIYAY HAWLGALKA XASILINTA MUQDISHO

Ciidamada Xasilinta M/ Muqdisho ka hawlgala kaliya waxa ay ka koobnayeen

Ciidamada Booliska, Nabad sugidda iyo Ciidamada gaarka ah Danab oo ay taba bareen Saraakii sha Imaaraatka Carab ta ee Muqdisho ku sugan.

Magaalada waxa ay ka sameyaan goobo lagu baaro gaadiidka u soo gud baya Waddada Makka AlMukarra ma oo ah waddada ugu badan ay ist icmaal aan Madaxda Dowladda.

Waddooyinka looga tallaabo Wad na ha waxaa Ciidammada u xiran Wa ddo oyinkii Xaafadaha dhexmari jiray, iyag oona ku soo koobay Isgoysyada waaw eyn, gawaarida iyo dadkana ay ku baa raan.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Qa r anka Soomaaliya Md.Maxamed Abuu kar Isloow {Ducaale} ayaa kulan deg deg ahaa oo ay yeesheen laammaha ammaanka, uuna Goob joog ka ahaa R/Wasaare Kheyre ka sheegay in Ciida mada Amisom la gu daray hawlgalada lagu sugayo am niga. Md.Islow max usin in Ciidamada Amisom ay kuwa do wladda ku wehlin ayaan Baraha kontar oolada ee Isgoys yada iyo inay ku si man yihiin kolka Hawlgalada laga same ynayo Xaafad aha Muqdisho.

Amisom ayaa hadda ka dib qayb ka noqon doonta hawlgalada xaqiijinta am maanka Magaalada, waxaana dib loo soo celin doonaa, hawlgaladii barista ah aa ee dadka badan lagu qaban jiray. Da dka falanqeeya amniga ayaa aaminsan qorshaha Ciidamada Amis om loogu biiriyay Hawlgalka Xasilinta amniga in loo adeegsanayo goobaha aanan suur ta galka aheyn in ay gal aan Ciidama da Dowladda xilliyada ay howlgalada wad aan.

QM OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY IN SOOMALIYA AY KA CAAWISO LA DAGAALANKA ALSHABAAB

Xog hayaha guud ee” QM” Anto nio Guterres” ayaa u gu horeyn waxa uu cambaareeyay qaraxyadii u dambe eyay ee ka dhacay caasimada Muqdi sho 23’kii bishan. Sida uu sheegayo afh ayeenka xoghaya guud ee QM ” Anto nio Guter res” waxa uu tacsi u diray dhammaan qoysaska dadkii ku wax yee loobay dhacdadadaas, asagoona sidoo kale xoghayaha guud ee QM ammaan ay, sida ciidamada ammaanka iyo kuwa nabad ilaalinta Amisom ay uga fal celiy een weeraradaas, sida uu sheegayo Af hayeenka xoghayaha guud ee Qara mad Midoobay.

Xog hayaha guud ee "Q/M” Anton io Guterres” ayaa sheegay in Q/Mi doob ay ay diyaar u tahay inay sii xoojiso taa geerada ay siiso dowladda DFS asago ona intaasi sii raaciyay inay diyaar u yihi in inay ka caawiyaan dowladda soomaa liya la dagaallanka AlShabaab. Dhawa an ayay ahayd markii labo qarax oo aad u waa wayn ay gilgileen caasimada Mu qdisho qara xyadaas oo ay ku dhinteen in ku dhaw 40 ruux.

KENYA OO BEENISAY IN AY CIQAABTO DHALLINYARADA KA TIRSAN ALSHABAAB EE ISKU SOO DHIIBA

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya she eg ay in xarig iyo jirdil kula kacaan dha lliny arada ka soo baxsanaysa dhaq dhaqaa qa Alshabaab. Arrintan ayaa soo ifbaxd ay ka dib markii ay dhalliny arada Kenya ee dega magaalooyinka xeebta dhaca ay bilaabeen in ay ka ba xsadaan ho wlgalladda ciidamada Ke nya oo la shee gay in lagu haayo dhiba ateyn iyo dil sharciga ka baxsan.

Gudoomiyaha M/Mombasa Evans Achoki ayaa tilmaamay in dhalinyara da ka soo laabanaysa Alshabaab ay ga can furan ku soo dhawenayaan.

"’Ma dhibibaateyn doono,xukuumadda na waxa ay diyaar u tahay soo dhaw ey ntooda iyo inay dhageysato Baahi yaha ay qabaan waxaan damanad qa adi doo naan ammaankoodi mar haddii ay Dow ladda isku soo dhibeen ayuu yiri Evans Achoki gudoomiyaha maga alada Mom basa.

Agaasimaha Machadka baaritaana da ee Haki Africa Yuusuf Abubakar ay aa shaaca ka qaaday in awood ka bax san mida sharciga oo loo adeegsa do dhallinyarada ka imaanaysa dhin aca Alshabaab ay ku qasbi doonto dha llinyarada inay xagjiriin noqdaan.

Waxaa uu intaa ku darray in wa damada Syria,Iraq,Britten iyo Spain ay wajahayaan argagexiso balse aysan ku xadgudbin arimaha xaquuqda aada ma ha waxana ay ku guuleysteen dag aalka argagexisada.

Booliska Kenya ayaa howlgallo ball aaran ka sameenaya meelaha lagu tu hmayo inay dhallinyarada taagersan Alshabab ay kasoo weerar tagaan, ha y’a daha xaquuqda aadanaha ayaa ku eed eyay Kenya in ay si bareer ah u dalda layso dadka abriyada ah iyadoo saraa kasha Kenyaanka ay arimahaasi


beeniyeen.

AADAN BARRE DUCAALE "NINKA RABA INUU NAIROBI KU MUCAARADO DOWLADDA FARMAAJO UMA OGOLIN”.

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarl amaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa u digay Siyaasiyiinta iyo Xildhiba annada mucaaradka ku ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo in ay shirar ku qabtaan M/ Nayroobi.

Aadan Barre ayaa tilmaamay in D/Kenya oo uu ugu horeeyo Madaxwey ne Uhuru Kenyatta aysan marnaba og goleyn in laga mucaarado dowladda

Soomaaliya M/ Nayroobi. "Dowladda Ke nya xiriir weyn ayaa kala dhaxeeyo Dow ladda Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre waa ka dambeeynaa, ninkii raba inuu meelaha ka mucaarado dowladda Ken ya ma oggolo, fursad hala siiyo ayaa lee nahay yaan kabaha lala korin”ayuu yiri Aadan Barre Ducaale.

Waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada ay u ogol yihiin inay Nayroobi yimaadaan, kuna nastaan, bal se aysan oggolaan doonin inay dowla dda ku mucaaradaan. "Halkaan Nayroo bi uma oggolin inay ku mucaaradaan, haddii ay rabaan Jabuuti, Addis Ababa iyo Dara salama ha aadaan, hana ku mucaaradeen”ayuu yiri Aadan Barre Ducaale oo xilligan wajahaya cadaadis uga imaanaya Maxkamadda Kenya oo ku aaddan qaabkii uu ugu guuleystay doorashada, isla markaana la filayo in mar kale lagu celiyo doorashadii uu ku guuleystay bishii August ee sanadkii hore.

beerahaaaaa Dowladdii hore uu hoggaaminayo Ma daxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa la xusuustaa meelaha siyaasiyiinta muc aaradka geed fadhiga u ahaa inay ahe yd M/Nayroobi, iyadoo Madaxweyne Fa rmaajo halka uu Ololihiisa doorasho iyo midii mucaaradnimo ee uu kala soo hor jeeday dowladdii Xasan Sh. uu ka soo bilaabay Nayroobi oo muddo deegaan u aheyd.

IN KA BADAN 2,000 OO ASKARI OO LOO DIYAARIYAY XASILINTA MUQDISHO

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu diyaariyay Ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka guud ee M/Muqdisho, si looga hort ago Arbusha ad ka dhacda. G/G/Banaadir ahna Du qa M/Muqdisho Md. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay inay mudnaanta 1aad ay siinayaan arri maha amniga, waliba si ka duwan sidii hore. Wuxuu sheegay inay wadaan Dar aa sad ah Darseynta oo ah degmooyin ka ugu dhibka badan, casharrada laga bar an karo dhibaatooyinkii dhacay iyo sidii shacabka loogu dhiiragalin lahaa in ay ka shaqeeyaan ammaanka Sidoo kale Eng. Yariisow ayaa she egay inay diya ariyeen Ciidamo isku dhaf ah oo gaar aya 2,200, kuwaasi oo dardar gelinaya Barnaamijka xasilinta oo sanadkii hore si xowli ah ku socd ay. Wuxuu kaloo sheegay marka loo fii riyo D/Goboleedy ada keliya in ay yihiin maamulka degm ooyinkiisa dhammaan gacanta ku haya oo aysan ka baqeyn in Shabaab ay soo weerar aan magaalada, balse keliya ay walaac ka muujinayaan in si qaldan sha cabka dhexdooda ay uga geystaan qar axyo.

"Annaga qorshaha waxaa inoogu jira in dadka ay ka tashadaan aayahooda, in maqaamka magaalada la dhameys tiro, waxaan rabaa shacabka inay hela an xuquuqda ay leeyihiin, waxaan ka shaqeyneynaa sidii wada shaqeyn ay u yeelan lahaayeen Guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo laamaha amma anka.

Eng. Yariisow ayaa su’aal ka keenay sababta Shabaab ay Hargeysa iyo Garowe uga fulin la’ yihiin Qaraxyo ,keli ya ay u beegsanayaan M/Muqdisho, wu xuuna tilmaamay taasi in loo baahan ya hay inay ogaa daan shacabka.

R/Wasaaraha Soomaaliya Md. Khay re ayaa dorraad kulan gaar ah la qaa tay Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Boo liska iyo Nabad sugidda Soomaaliya iyo G/G/Banaadir, kaasi oo ka dhacay xar unta Gaadiidka oo ku taalla degmada C/casiis, waxaana kulanka looga hadlay ammaanka Muqdisho.

KULAN LOOGA HADLAYAY SIDA WAX LOOGA QABAN LAHAA DIIRATADA OO MUGDISHO LAGU QABTAY

Kulan aay iskugu yimaadeen xubno ka socdo wasaaradaha beeraha maam ul goboleedyada , DFS iyo hay'adda Cu ntada iyo bee raha ee loo soo gab iyo FAO ayaa wa xaa looga hadlayay sida wax looga qa ban lahaa caya yaanka loo yaqaano diirdiiratada. Kul anka waxaa fu ray Wasiir ku xigeynka wasaarada beer aha soomaliya Xa muud Cali Xasan " Waxaa hadda la isk ugu kiin yeerayina an ka tashano sida aan kaga hortagi la heyn baahalkaan Diirdiiratada ah ee qa tarteeda leh ee mar kaliya cuneysa beer ta” ayuu yiri Wasiir Xaamud.

Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socday maamul gobo leedyada waxaana afka maamul gobole edyada ku hadlay Wasiirka beeraha Hir shabeelle Xassan Axmed Muudeey ay aa uga mahad celiyay DFS iyo FAOlana dardaarmay maamul goboleedya da iney ka faa ideystaan

Kulankaan oo ahaa mid muhiim ah ayaa wajigiisa 2aad waxaa lagu qaban doonaa qaar ka mid ah deegaanada ma amul goboleedyada dalka

WASAARADDA AMNIGA OO FAAH FAAHISAY HOWLGAL LAGU SOO BADBAA DIYAY GABAR 5 SANO JIR AH

c bajaaaj Wasaaradda Amniga XFS ayaa faah faahin guud ka bixisay Darawal Mooto Bajaaj oo laga soo badbaadiyay Gabar 5 Sano jira ah uu la baxsaday xili uu la socday Aabaheed. Maqribnimadii Xalay ayaa Gabadha oo saaran Bajaajta,ayaa Aabbaheed waxa uu ka degay Bajaajta ka dib markii uu Darawalka u tuurayay lacagtii ay kula soo heshiiyeen balse Da rawalkii uu Gabadhii la baxsaday sida uu sheegay Afhayeenka W/ Amniga.

C/siis Cali Ibraahim {Xildhibaan} oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in dhacda daan markii ay dhacday uu Aabbaha dhalay Gabadha uu ku wargeliyay ciida mada Booliska oo Goobta ku sugnaa sidaasina ay ku soo qabteen howlgal ay sameeyeen.

Waxa uu sheegay Afhayeenka W/A mniga in dhacdadaan ay tahay mid naa dir ku ah Muqdisho balse Xal ay ciidam ada Amniga u suurtagashay in si fudud Gacanbta ugu soo dhigaan Darawalkii Mooto Bajaajta haatana uu so socdo ba aritaano maadaama laga yaabo in falal noocaan oo kale ah uu horay u sameey ay sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn waxa uu shegay in cid kasta oo dadka Shacabka waxyeeleysa tallaabo laga qaadi doono,sigaar ah koo xaha Burcada ah ee Mootinka Dadka ku waxyeeleeya.

WAFDIGII R/WASAARE KHEYRE OO GAARAY M/ ABU DHABI

R/wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ee Gelinkii dambeee shalay ka ambaba xay Muqdisho ayaa gaaray M/ AbuDha bi ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carab ta, Halkaasi oo si diirran loogu soo dha weeyay. Wafdiga uu horkacayo Md. Kheyrre waxaa Goroonka Diyaaradaha M/Abudhabi si diirran ugu soo dhaweey ay Wasiirka tamarta iyo warshadaha D/ Isutagga Imaaraadka Carabta H.E. Eng. Suhail Mohamed Faraj Al Mazrouei

Md .Xasan Cali kheyre ayaa Booqsho labo maalin ah halkaasi ugu bilaabatay, isagoo inta uu joogo wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta kulamo la qaadan doono Madaxda Dalkaasi.

R/Wasaaraha waxaa socdaalkiisa ku wehliya W/Arrimaha Dibadda H.E. Axm ed Ciise Cawad, W/Amniga Qaranka H.E. Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Xildhibaanno iyo Xubno kale.

R/W/ Kheyre ayaa madaxda Dalka isutagga Imaaraadka Carabta kala ha dli doono Arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka u dhexeeya 2da Dal Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Dowladda So omaaliya ay dadaal xooggan ugu jirta xoojinta xiriirka dhinaca diblomaasiyad da ee kala dhexeeya Dalalka Caalam ka.

CIIDAMADA ASLUUBTA OO LAGU KORDHI YAY CIIDAMADA XASILINTA CAASIMAD DA, KANA QEYB QAADANAYA HOWL GALADA.

Ciidamada Asluubta ayaa markii u ho reysay ka qeyb qaadan doona howl gal ada amniga Caasimadda Muqdisho, iyadoo shalay lagu kordhiyay Ciidama da Xasilinta Caasimadda oo sanad ka hor la sameeyay, kuwaasoo ay ku jiraan Ciidamo Boolis, Milateri iyo Nabadsugid.

Afarta Ciidan ee Booliska, Milateriga, Nabadsugida iyo Asluubta ayaa shalay lagu soo bandhigay Xerada Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, halkaa soo ay ku kormeereen R/Wasaaraha, Wasiiro, G/G/Banaadir iyo Taliyeyaasha ciidamada.

Ciidamadan isku dhafka ayaa habeen hore howl galkii u horeeyay ee baarit aanada ka sameeyay degmada Dharke enley, iyadoo guri guri loo baarayay.

R/Wasaaraha ayaa kula dardaarmay ci idamadan inay xoojiyaan amniga Caas imadda, isla markaana ka hortagaan fal alka amni dari, iyadoo lagu amray inay ka digtoonaadaan isku dhacyada soo noqnoqday ee Ciidamada dhexdooda dhex mara. Ciidamada Asluubta ayaa u xilsaaran ilaalinta Xabsiyada Ciidama da, waa ciidan aan looga baran howl gal ada, hase ahaatee Taliyaha cusub ee Asluubta Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa sheegay in ciidamada ay u diyaar yihiin difaaca dalka.

BOGGA CAYAARAHA

XIRIIRKA QAARADDA YURUB EE UEFA OO GO’AAN KA GAARAY HADII XILLI CIYAAREEDKA SOO AADAN AY HIRGALIN DOONAAN AALADDA VAR.

Madaxweynaha xiriirka qaaradda yurub Aleksander Ceferin ayaa xaqiijiyay in tartanka Champions League aan loo adeegsan doonin aaladda garsoorka caawisa ee (Video assistant referees (VAR) wuxuuna u dareemayaa in aaladaan ay tahay mid muran badan dhalisay.

Gudiga caalamiga ah ee FIFA ayaa kulmi doona sabtida si ay u go’aanadaan hadii si joogto ah xeerarka ciyaarta loogu dari doono aaladaan garsoorka caawisa, hadii sidaas la sameeyo, FIFA waxey ku qasbanaan doontaa iney adeegsato koobka Aduunka.

Si kastaba Aleksander Ceferin wuxuu aaminsan yahay in xilli ciyaareedka soo aadan aan loo adeegsan doonin tartanka Champions Legue: "Taageerayaasha shaashadda ayey ka arkaan waqtiga oo dhan VAR, balse qofna ma oga sida ay u shaqeyso” ayuu yiri isagoo shaki galinaya sida loogu kalsoonaan karo.

"Aniga ahaan waxey ila tahay mashruuc fiican, balse kuma dhaqsan doono”

Ingiriiska wey tijaabiyaan aaladaan inkastoo cabasho hor leh ka timid waxeyna durba u isticmaaleen Carabao Cup iyo FA Cup, balse wali lama go’aamin hadii horyaalka Premier League laga hirgalin doono.

Dhanka kale madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa shaaca ka qaaday Isniintii iney sii wadi doonaan taageerada ay u hayaan in la isticmaalo sharcigaan, kaas oo baahi tiray in ka badan 20 horyaal labadii sano ee lasoo dhaafay

TABABARAHA LIVERPOOL JURGEN KLOPP OO UGU BAAQAY CIYAARTOYDA KOOXDIISA INAY SARE U QAADAAN DAGAALKA AY KU JIRAAN INTA KA HARSAN XILI CIYAAREEDKAN.

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa ku booriyay ciyaartoydiisa in ay sii wadaan dagaalkooda ku aadan kulamada ay ku ciyaarayaan garoonkooda Anfield horyaalka dalka England ee Premier Leaguega, iyo inay xiiso ka muujiyaan in xili ciyaareedkan ay kaga dhameystaan kaalmaha afarta kooxood ee ugu sareysa.

Liverpool ayaa si ku meel gaar ah ugu soo laabatay kaalinta labaad oo ay kala wareegtay kooxda Manchester United ka dib markii ay 41 kaga badiyeen West Ham United, ka hor inta aysan Red Devils kusoo laaban booskeeda kaalinta 2aad kadib markii ay 21 kusoo dubteen Chelsea.

Liverpool ayaa haatan ku fadhida booska kaalinta saddexaad 57 dhibcood, kahor 10 kulan ee ka harsan dhamaadka horyaalka ee xili ciyaareedkan, waxayna kaga horeysaa kooxaha Tottenham iyo Chelsea oo loolan uu kaga dhexeey booska kaalinta 4aad si ay ugu soo gudbaan Champions League xilli ciyaareedka soo aadan.

Jurgen Klopp ayaa wuxuu yidhi ugu horeyn: "Haatan si fiican ayaan isu naqaanaa waxaan kusoo wada qaadanay waqtiyo fiican kulamada gudaha iyo kuwa banaanka, laakiin haatan waa inaan sii joogteynaa dagaalankeena si aan u guuleysano”.

Klopp oo kooxdiisa amaanaya ayaa yidhi: "Waxaan haysanaa koox cajiib ah oo ay ku sugan yihiin ciyaartoy midba midka kale uu jecel yahay, in badan ma kaftamaan, waxaana ugu baaqayaa inay sii joogteeyaan sida ay haatan yihiin”.

Si kastaba Liverpool ayaa waxay kusii dhawaaneysaa inay u gudubto wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay 50 ku soo xasuuqday kooxda Porto lugta hore wareega 16ka. Reds ayaana ugu dambeysay in tartankan ay ku guuleysato xili ciyaareedkii 20042005.

ITALY COPPA ITALIA FEBRUARY 28

08:30Juventus ? ? Atalanta

11:45Lazio ? ? AC Milan

SPAINLALIGA SANTANDER FEBRUARY 28

10:30Athletic Bilbao? ? Valencia

10:30Getafe? ? Deportivo La Coruna

10:30Malaga? ? Sevilla

12:30Atletico Madrid? ? Leganes

12:30Eibar? ? Villarreal




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip