DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Afgooye

0
Thursday September 10, 2015 - 14:48:38 in Wararka by
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Afgooye

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu horkacaayo, ayaa goor dhow gaaray Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa diyaarad helicopter ahayd ku gaaray Degmada Afgooye, w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu horkacaayo, ayaa goor dhow gaaray Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa diyaarad helicopter ahayd ku gaaray Degmada Afgooye, waxaana Degmadaasi ku sugan xubno uu ka mid yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Gudoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Maaliyadda Ee Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, C/fataax Xaaji Cabdulle, ayaa sheegay Madaxweynaha Somaliya in si diiran loogu soo dhaweeyay Afgooye.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip