Khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka Caabudwaaq ka socda
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saaka ka qarxay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo u dhaxeeya ciidamo taabacsan maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe iyo Ciidamo taabacsan Maamulka Galmudug ee fadhigiisa uu yhaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Labo ruux oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku geeriyooday dagaalka, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen 15 ruux oo u badan dadka dagaalamaya iyo sidoo kale dad shacab ah oo Magaalada ku sugnaa.
Dagaalka ayaa la sheegayaa in weli uu ka socdo Magaalada Caabudwaaq gudaheeda, dhinacyada dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya rasaas dhawaqeeda Magaalada si aad ah looga maqlaayo.
Galbeedka Magaalada ayuu weli dagaalka ka socdaa, sida ay inoo xaqiijiyeen dadka Magaalada Caabudwaaq ku sugan.
Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug, ayaa ku sugan Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, halka ciidanka taabacsan Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ay dhinac ka joogaan Magaalada dagaalkana uu socdo.
Waxaa adag in lala xiriiro masuuliyiinta labadan dhinac ee ku dagaalamaya Magaalada Caabudwaaq.
Odayaasha Magaalada oo taleefoonka kuwada xiriiraya ayaa isku dayaya sidii loo joojin lahaa dagaalka Magaalada ka socda, si arinta wada hadal loogu dhameeyo.
Ahlu Sunna ayaa si adag kaga soo horjeeda Maamulka fadhigiisa yahay Cadaado ee C/kariin uu hogaamiyo.

0 

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalka Caabudwaaq ka socda
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saaka ka qarxay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo u dhaxeeya ciidamo taabacsan maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe iyo Ciidamo taabacsan Maamulka Galmudug ee fadhigiisa uu yhaya Magaalad