Wararka

Ururka Suxufiyiinta madaxa banaan ee Jubbooyinka oo Hoggaan cusub doortay

0 Visits: 211 | Sunday July 17, 2016 - 20:08:55
Xaflad lagu dooranayay hoggaanka ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubaland (JIJA) islamarkaana ay soo qabanqaabiyeen wariyeyaasha madaxa bannaan ee ka howlgala degmada Kismaayo iyo wakiillo ka socday warbaahinta sedexda gobol ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo

Read More »

Weerar ka dhacay dalka Mareykanka oo lagu dilay Saraakiil Boolis, iyadoo kuwo kalana lagu dhaawacay

0 Visits: 222 | Sunday July 17, 2016 - 20:06:01
Weerar goor dhow ka dhacay Magaalada Baton Rouge ee Gobolka Louisiana, ayaa waxaa lagu beegsaday Saraakiil Booliska Mareykanka ka tirsan, iyadoona ugu yaraan laba Sarkaal lagu dilay weerarkaasi, halka shan kalana lagu dhaawacay.

Read More »

Saraakiil qeyb ka aheyd isku daygii Afgambiga Turkiga oo magan-galyo weydiistay Greece

0 Visits: 205 | Sunday July 17, 2016 - 20:04:12
Dowladda Turkiga ayaa weydiistay dowlad deriska ah ee Greece inay ku soo wareejiso sideed sarkaal la sheegay inay ka qeyb qaateen isku daygii afgambiga dhicisoobay ee dhacay jimcihii la soo dhaafay.

Read More »

Hobolka Shay Mire Dacar oo galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

0 Visits: 277 | Sunday July 17, 2016 - 20:00:51
Hobolka codka macaan ee Shay Mire Dacar, ayaa waxaa uu galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, ka dib muddooyinkii ugu dambeysay oo Magaalada Hargeysa uu ku xanuunsanaayay.

Read More »

Shir Madaxeedka 27aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Kigali

0 Visits: 270 | Sunday July 17, 2016 - 19:51:38
Waxaa ka furmay magaalada Kigali ee Caasimada Rwanda shir madaxeedka Midowga Afrika oo ah shirkii 27aad, iyadoo ajandayaasha shirka looga hadlayo ay ugu weyn tahay colaada Koofurta Sudan iyo Baasaboor ay yeeshaan dalalka Midowga Afrika.

Read More »

Erdogan oo Mareykanka ugu baaqay inuu ku soo wareejiyo Fathullah Gulen

0 Visits: 206 | Sunday July 17, 2016 - 10:18:38
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inuu si deg deg ah ugu soo wareejiyo Wadaadka lagu magacaabo Fathullah Gulen, kaasoo lagu eedeynayo inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay afgambigii dhicisoobay.

Read More »

Wasiiro goboleed ku dhintay shil gaari

0 Visits: 210 | Sunday July 17, 2016 - 10:07:57
Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado ayaa waxaa ku geeriyooday dad ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee GalMudug.

Read More »

Muxuu la dhicisoobay afgambigii Turkigu?

0 Visits: 222 | Sunday July 17, 2016 - 10:02:50
Way yarayd wax calaamad ah oo muujinayay madaxwayne Rajab Dayib Erdogan markii dadkii afgambiga soo abaabulay ay u muuqdeen kuwo la wareegay goobaha muhiimka ah ee magaalooyinka Ankara iyo Istanbul.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA LUULYO 2016KA

0 Visits: 265 | Sunday July 17, 2016 - 09:48:30
MADAXWEYNAHA OO GAARAY RWANDA, KANA QEYB GALAYA SHIR MADAXEEDKA MIDOWGA AFRIKA … Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, halkaa oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedkii 27aad ee Midowga Afrika.

Read More »

DEG DEG: Ciidamadii ku lug lahaa Afgambiga ee xiray Buundada Istanbul oo is dhiibay

0 Visits: 232 | Saturday July 16, 2016 - 08:42:44
Qaar ka mid ah Ciidamadii ku lugta lahaa afgambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa goor dhow oo saaka isa soo dhiibay, waxaana la xiray illaa 120 askari.

Read More »

Isku daygii Afgambi ee Turkiga oo fashilmay iyo Erdogan oo taageero ka helay shacabkiisa

0 Visits: 249 | Saturday July 16, 2016 - 08:40:35
Waxaa fashilmay isku day afgambi oo xalay ay sameeyeen koox ka tirsan Ciidamada Milateriga, iyadoo madaxweyne Erdogan uu ugu baaqay shacabka dalkiisa inay ka banaan baxaan waxa uu ugu yeeray taariikh ay horay uga soo gudubtay Turkiga.

Read More »

Erdogan oo ka hadlay Istanbul

0 Visits: 214 | Saturday July 16, 2016 - 08:33:57
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa kasoo muuqday telefishin gaar loo leeyahay isaga oo ay ku hareereysan yihiin taageerayaal badan kuna sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA LUULYO 2016-KA

0 Visits: 355 | Saturday July 16, 2016 - 08:14:40
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA TURKIGA QARAXYO IYO RASAAS LAGA MAQLAYO GUDAHA DALKAAS IYO ORDIGAN OO SHEEGAY IN LA FASHILIYEY KUWIII WEERKA GEYSTAY .. Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Turk iga ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo caa simada dalka Turkiga ee Ankara iyadoo diyaarad aha milatariga…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Turkiga qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo Ankara(Sawiro)

0 Visits: 253 | Saturday July 16, 2016 - 02:04:34
Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlay caasimada dalka Turkiga ee Ankara iyadoo diyaaradaha milatariga ay dul haadayaan magaalada.

Read More »

Mudanaha Aqalka Congress-ka Mareykanka Keith Ellison oo Dalbaya in la Baaro Toogashada Laba Soomaali ah

0 Visits: 202 | Saturday July 16, 2016 - 02:03:02
Mudanaha Aqalka Congress-ka Mareykanka ee laga soo doorto gobolka Minnesota Keith Ellison ayaa ka codsadey Waaxda Cadaaladda ee dalkan Mareykanka in baaritaan lagau sameeyo toogashadii dhawaan lala eegtey rag Somali Mareykan ah, kuwaasoo ku labisnaa Khamiisyada dhaqan ahaan ay Islaamku gashadaan.

Read More »

DEG DEG: Ciidamada Milateriga Turkiga oo sheegay in ay la wareegeen talada dalka Turkiga

0 Visits: 237 | Saturday July 16, 2016 - 01:27:33
Koox ka tirsan ciidamada Milateriga Turkiga ayaa sheegay in ay la wareegeen maamulka dalka Turkiga iyadoo la xirey buundada Istanbul waxayna diyaaradaha si hoose ugu duulayaan magaalada Ankara.

Read More »

Avv. Cumar Dhagey oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

0 Visits: 190 | Saturday July 16, 2016 - 01:24:53
Guddiga Doorashada ee uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa doortay Guddoomiyaha Guddigaas, kadib shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Read More »

Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)

0 Visits: 457 | Friday July 15, 2016 - 23:36:30
Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho Tartanka Ciyaaraha loogu magac daray Maamul goboleedyada, kaasoo ay ka qeyb galayaan illaa lix kooxood oo ku ciyaaraya magaca maamulada ka jira dalka.

Read More »

Mid ka mid ah beelaha Mudulood oo kulan muhiim ah Muqdisho ku yeelatay(Sawiro)

0 Visits: 315 | Friday July 15, 2016 - 21:27:18
Kulan maanta ay isugu yimaadeen Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanadda, culumaa'udiinka, haweenka iyo dhallinyarradda Beesha Yusuf Galmaax oo looga hadlayey aayaha dalka iyo kaalinta beesha kaga aadan ayaa ka dhacay Hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Soomaaliya oo cambaareysay Weerarkii ka dhacay Dalka Faransa

0 Visits: 199 | Friday July 15, 2016 - 21:22:51
Ugu yaraan 84 Ruux ayaa ku dhimatay, 100 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Gaari nuuca xamuulka qaada la jiirsiiyay Boqolaal Qof oo isugu soo baxay feestada Bastille oo ka socotay Magaalada Nice ee Dalka Faransa.

Read More »