Guddoomiyaha Degmada C/Casiis oo xilka la wareegtay (SAWIRRO)

0
Sunday September 06, 2020 - 23:17:58 in Wararka by
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Degmada C/Casiis oo xilka la wareegtay (SAWIRRO)

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) oo galabta ka qeyb galay Munaasabdda ay xilka kula Wareegeysay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdicasiis Marwo Rowdo Cabdi Cali. Waxaa xilkaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) oo galabta ka qeyb galay Munaasabdda ay xilka kula Wareegeysay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabdicasiis Marwo Rowdo Cabdi Cali. Waxaa xilkaan wareejiyay Mahdi Ali Faarax oo ahaa Guddoomiyihii Degmadan ee xil ka qaadista lagu sameeyay. Guddoomiyaha cusub ee Degmadan ayaa balan qaaday si wanaagsan inay ugu shaqeyn doonto Bulshada, islamarkaana masuuliyad wanaagsan ay muujin doonto. Duqa Muqdisho ayaa maalmahan wuxuu wadaa isbedelo kala duwan oo uu ku sameynaayo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.    





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip