Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay madaxda Dekadaha dalka Jabuuti (SAWIRRO)

0
Sunday September 06, 2020 - 23:41:46 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay madaxda Dekadaha dalka Jabuuti (SAWIRRO)

    Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Jabuuti ayaa kulan Mirodhal ah la yeeshay Madaxa Dekadaha Dalka Jabuuti Abuubar Cumar Xadi iyo Masuuliyiin kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Jabuuti ayaa kulan Mirodhal ah la yeeshay Madaxa Dekadaha Dalka Jabuuti Abuubar Cumar Xadi iyo Masuuliyiin kale. Kulankan oo ka qabsoomay Magaaalada Jabuuti ayay dhinacyadu diiradda ku saareen iskaashi dhow oo dhexmara labadda dhinac lana xiriira horumarinta iyo maareynta kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan dhanka Dekadaha.

       Wefdiga Madaxweynaha ayaa kala hadlay madaxda Dekadaha Jabuuti iney ka taageeraan dhismaha iyo Farsamada Dekadda Hobyo oo dhawaan la filayo in ambaqaado.

         Kulankan ayaa kusoo dhamaaday guul isfahan iyadoona la isla gartay sidii loo sameyn lahaa iskaashi ku aadan Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip