HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-OCT-2020

0
Thursday October 15, 2020 - 10:34:03 in Wararka by
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-OCT-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

RW Rooble : Culimadu waa in ay qaataan doorka ka hortagga Isqarxinta

       Iyadoo 3 Sano ay ka soo wareegtay Qar axii 14-ka Oktoobar 2017 ka dhacay bartama ha isgoyska Zoobe ee Muqdisho, kaas oo ga laaftay nolosha in ka badan 500 oo qof,

 ayaa Shalay xus baroor-diiq ah la gu qabtay Tiyaatarka Qaranka. Xu ska waxaa ka qayb galay R/wasaa raha XFS.Maxamed Xuseen Roob le oo halkaasi ka jeediyay Khudbad uu kaga hadlay dhacdadii 14 October 2017 iyo xusuusta ay ku reebtay dadkii halkaasi dhaa waca iyo dhibaatadu ka soo gaartay. Rooble ayaa faray Culimada Soomaaliyeed in ay qayb ka qaataan in laga hortago waxyaabaha khatar ta ku ah ammaanka dalka sida isqarxinta.

    "Culimada Soomaaliyeed waa inay door ka qaataan ka hortagga falalka argagixisanimo gaar ahaan isqarxinta" ayuu yiri R/wasaare Ro oble. Gaari nooca (TM-ka) loo yaqaano, laga na soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu qar xiyay Isgoyska Zoobe 14-kii Oktoobar 2017 ka as oo ay ku dhinteen in ka badan 500 oo ruux iyo dhaawaca 300 oo kale, xilli laamaha amma anka la sheegay inay gaarigaasi ku daba jogen

Xasan Sheekh oo shaaciyey in musiibadii Zoobe aysan xirmeyn illaa hal arrin laga sameeyo

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sh.Maxamuud ayaa Shalay mar uu ka hadlay ey sanad guuradii ka soo wareegtay qaraxii ar gagax lahaa ee ka dhacay isgoy ska Zoobe, ku baaqay midnimo iyo wadajir.  Md.Xasan Sh.ayaa ugu horeyntii markale ka tacsiy adeeyay eheladooda dadkii ku naf waayey qaraxaasi oo dhacay xili ay saxm ad badan ka jirtay isgoyskaasi, kuna tilmaam ay mujaahidiin. Wuxuuna hoosta ka xariiqay in marnaba aan si fudud lagu hilmaami doonin dhiiga dadkii aan waxba Shalaysan ee ku bax ay gacmaha nabad diidka, kuwaasi oo caade ystay dhiiga dadkeena, sida uu hadalka u dhi gay.

    Md. Xasan ayaa sheegay in loo baahan ya hay in lasoo xiro mashaqada ka dhacday is goyskaasi, isagoona carrabaabay in waddad keliya ee lagu soo afjari karo ay tahay in cadaa lada la hor-geeyo dadkii ka dambeeyay falkasi.

    "Ehelkii iyo qaraabadii ay dadkaas ka baxe en waxaan leeyahay, Samir iyo iimaan Alle ha naga siiyo, jannadii Fardowso Alle ha geeyo, kuwa lagu tilmaami karo inay mujaahidiin aha ayeen waa kuwaas" ayuu yiri. Wuxuuna intaas kusii daray "Lama illoobi karo lagamana sii so con karo, waa arrin u baahan in la soo xiro, ma na xirmeyso ilaa dadkii waxaan ka dambeeyay la soo helo oo caddaaladda la hor keeno". Md.Xasan Sh.ayaa ugu dambeyntiina waxa uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay si wada-jir ah ugu soo horjeestaan kooxaha arg agixisada ah ee dhiigooga xalaashaday, isla markaana gebi ahaanba looga takhaluso.         

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhig tay 79 tan oo maado Qaraxyada laga same eyo ah iyo Shakhiyaadkii watay.

      Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka DFS ee NISA, ayaa Shalay oo Arbaco Aheyd shaacisay, in ay gacanta ku dhigtay 79 tan oo maaddada Sulfuric Acid (HSO) oo loo adee gsado samaynta Qaraxyada. Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in sidoo kale la qab tay shakhsiyaadkii dalka soo geliyay maadda da, kuwaas oo doonayay inay u gudbiyaan Al-shabaab.

      Baaritaanka maaddadan waxa ka wada-shaqaynaya NISA iyo hay’adaha ay iska kasha daan La-dagaallanka Argagixisada sida lagu caddeeyay Qoraalkaas.

      Dhanka kale, NISA waxay sheegtay in Sha rciga la marin doono shakhsiyaadka lagu qabt ay maaddada ‘HSO’ oo doonayay inay u gud biyaan Al-shabaab, si ay qaraxyo uga samays taan.

Waxgarad ka tirsan Beelaha Hawiye oo u Jawaaay Ugaaska Beesha Mareexaan.

      Ugaas Cali Xaashi Ugaas, Abwaan Bedel Jaamac iyo Nabadoon Axmed Maxamed Cul usow oo u hadlay beelaha Hawiye ayaa aad u gu dhaleeceeyay hadal dhawaan uu jeediyay Ugaaska beesha Mareexaan Ugaas Maxam ed-Weli Sheekh Axmed Nuur.

     Ugaas Maxamed-Weli ayaa maalin ka hor Muqdisho ka sheegay in dowladdii Maxamed Siyaad Barre ka dib aysan dalka soo marin do wlad lamid ah tan uu hoggaamiyo madaxwey ne Farmaajo Odayaasha Hawiye ayaa Ugaas Maxamed Weli ku tilmaamay qabyaaladiiste, iyag oo sheegay in hadalkiisii ay ka raali gelinayaan dhammaan dad ka Soomaaliyeed iyo madaxda dowladihii tan ka horeeyay. Ugaas Cali Xaashi Ugaas ayaa yiri, "Waxaan aad uga xumahay magaca uga asnimada ee ninkaasi uu sheeganayo, waxaan hadda ka hor arkeynay dood uu ka qeyb galay,  isagoo qalad weyn ka galay dadka gobolka Ba naadir, oo haddana leh waxaan ka bixinayaa raali gelin qaladkii iga dhacay, tan hadda waxa uu ka galay dhammaan umadda Soomaaliye ed." "Qof walba waxa uu qabtay xusuusta ay aa qori doonta Ugaas Maxamed Weli waxa uu yiri maxaabiis ayaa la soo daayey waa run, ba lse ninkii soo daayey waxa uu ahaa Xasan Cali Kheyre, deyn cafinbuu sheegay, waxaana ka shaqeysay xukuumadii Kheyre, marka waxaan ku leenahay hadhaamin magaca ugaasnima da,kan masuuliyiinta iyo kan umadda Soomaa liyeed intaba," ayuu yiri Ugaas Cali oo fariintan u diray Ugaas Maxamed Weli. Abwaan Bedel Jaamac ayaa isna sheegay in Ugaas Maxam ed Weli dartiis aysan u caayeyn madaxweynay aasha uu ammaanay ee Maxamed Siyaad iyo Maxamed Farmaajo. "Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre dowlad dimuquraadi ah oo cod ku timid oo shacabku soo doorteen ayuu dhex da qabsaday, Maxamed C/hi Farmaajo, waxa uu isna dhexda qabsaday dowlad loosoo door tay oo si cad loogu wareejiyay, waan ognahay in madaxweynayaal kale ay dalka soo maamu leen, kuwaas oo Maxamed Siyaad maahee in ta kale la soo doortay, Farmaajana Shalay cod kii uu ku yimid ayuu ku baxayaa, marka nin kaas waa qabyaaladeyste, dartiisana dadka uu ammaanay u caayi meyno," ayuu yiri Abwaan Beddel Jaamac. Nabadoon Axmed Maxamed Culusow ayaa dhankiisa sheegay in warka Ug aas Maxamed Weli uu u muuqdo mid saaxada siyaasadda looga saarayo madaxweyne Farm aajo.

    "Waxa Maxamed Weli kasoo yeeray waa wax lagu ijaafeynaayo Soomaalida, waxaan le enahay warkaas waa mid nin aan xil kas ah eyn ka soo yeeray, Madaxweyne Farmaajo wa xaan leenahay waxaa jira nin aad moodeyso in uu kuu roonaanayo, balse ku raacdeynaya, wa rka Ugaas Maxamed Weli waa war u muuqda mid saaxada siyaasadda lagaaga saarayo," ay uu yiri Nabadoon Axmed Maxamed Culusow.

DFSoomaaliya oo ciidamo hor leh geysay xadka ay la wadaagto Kenya

     DFS ayaa markale ciidamo hor leh u dirtay G/Gedo ee K/Soomaaliya, kuwaas oo saacadi hii la soo dhaafay ka dagay garoonka diyaara daha D/Doolow ee gobolkaasi.

    Ciidamadan oo ka tirsan kuwa kumaandoos ka Gorgor ee sida gaarka ah u tababaran ayaa waxaa garoonka Doolow ku soo dhoweeyey sa raakiil ka tirsan CXDS &kuwa nabad-sugida ee ka howl-gala gobolka Gedo.

   Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay ku waja han yihiin xuduud beenaad ka Somaliya & Kenya, gaar ahaan degmooyinka Beledxaawo & Ceelwaaq.

    Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamadaas ay ku biiri doonaan kuwa dow ladda ee horey u joogay labaasi magaallo.

    Dhowaan ayey aheyd markii ciidamo ka tir san kuwa dowladda la geeyey xadka Somali ya iyo Kenya, gaar ahaan degmada Beledxa awo.

     Si kastaba ha’ahaatee arrimahan ayaa ku soo aadayo, iyadoo bishii la soo dhaafay is-ra saaseyn kooban ay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya ku dhexmartay xuduuda labada dal, taas oo digniin iyo hanjabaad ay kasoo sa artay Kenya.

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray dhismooyin ka socda taliska guud.

     Kormeerkan oo ahaa mid uu taliyahu ugu kuurgelayay halka ay marayaan dhismayaal ka socda taliska guud iyo sida ay uga howlgalaan ciidanka Asluubta ee sugaya amniga xarunta ayuu warbixin kaga dhag eystay qaar kamid ah sara akiisha ciidanka Asluu bta.

 Jan. Mahad C/raxmaan Aadan taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliya oo la hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka Asluubta ayaa ku ammaanay ciidanka shaqada ay hay aan, isagoo sidoo kalena ku amray in la adkee yo ammaanka xabsiyada si looga hortago fal dambiyeedyo ka dhaca. Taliska Ciidanka Aslu ubta soomaaliyeed ayaa wada dadaallo dib u habeyn iyo balaarin loogu sameynayo xabsiy da dalka


Ammaanka JOWHAR oo la adkeeyey iyo sababta

       Ciidamada amniga D/G/HirShabelle ayaa Shalay xoojiyey ammaanka M/Jowhar ee xarunta maamulkaasi, xilliga lagu jiro ololaha doorashada HirShabelle.

   Ciidamada HirShabelle ayaa dhaq-dhaqaaqyo iyo howl-gal lo cusub ka bilaabay gudaha M/Jowhar ee xarunta gobolka Sh/ Dhexe. Taliy aha saldhigga Jowhar, Maxamed Siyaad Cali (Canjeex) oo la hadlay warbaahinta ayaa she egay inay u diyaar garoobeen amniga doora shooyinka ka dhacaya magaaladaasi. Canjeex ayaa sidoo kale intaasi ku daray in xaafadaha magaalada iyo banaankeeda ay ka sameyste en xarumo laga sugo ammaanka, ayna ka sa meeyaan howl-gallo joogto ah. Sidoo kald wux uu ugu baaqay dadka shacabka ah inay la sha qeeyaan ciidamada ammaanka, si looga horta go wax kasta oo liddi ku ah nabad-gelyada de egaanka. Jowhar waxaa muddooyinkii la soo dhaafay ka dhacayey falal ammaan darri oo u badan dilal qorsheysan oo qaarkood loo gey stay mas'uuliyiin ka tirsanaa maamulka Hir Shabelle.

    Si kastaba ha'ahaatee Jowhar ayaa dhowa an marti gelineysa doorashada HirShabelle iyo tan xildhibaanada 2 Aqal ee BFS.

Shir ay soo qaban qaabisay Xukuumadda Soomaaliya oo la soo geba-gabeeyay

    Shirka Wadatashiga oo ahaa kii 2aad oo ay soo qaban-qaabisay W/Tamarta & Kheyraadka Biyaha XFS oo ay ka qeyb galeen Wasiirro ka kala socday WT&Biyaha ee Maamul Goballe edyada,

W/W/Tamarta & Kheyraadka Biyaha, Wasiir ku-xigeenka WT&KH,B,Agaasimaha Gu ud, Agaasimeyaasha Waax yaha ee Wasaaradda, qubur ro, Aqoonyahanno ku xeel dheer kheyraadka Biyaha iyo Howl-wadee nno ku shuqlan taabag elinta barnaamijka Khe yraadka Biyaha ayaa Shalay la soo gabo gabeeyay.

    Wadatashigan oo socday 3 Cisho ayaa loo ga doodayay tallooyin ku wajahan hanaanka is taraatijiyadeed, hirgelineed si adeegga biyaha loo gaarsiiyo meelaha aadka ugu baahan adee gga biyo, gaar ahaan deegaannada Goballada dalka.

    Mas’uuliyiinta Maamul Goballeedyada oo qa arkood la hadlay Warbaahinta qaranka oo kala ahaa W/Macdanta iyo Biyaha Jubbaland Cabdi raxmaan Maxamed Muxumed, W/Biyaha & Tamarta Koonfur Galbeed Iimaan Cali Cabdi & Axmed Saciid Qolom oo ah Wasiir Ku-xigeen ka Tamarta iyo Biyaha ee Puntland ayaa soo dhoweeyay weji 2aad ee shirka Wadatashiga Kheyraadka Biyaha.

     Wasiirka W/T&KH/Biyaha Fowsiyo Maxa med Sheekh oo soo xirtay shirka Wadatashiga oo ay martigelisay Wasaaradda Tamarta ayna ka qeyb galeen Wasiirada Maamul Goballeedy ada ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan ta hay gabagabada shirka iyo Qorshaha 5-ta san no ee la dejiyay oo ay isku raaceen dhamaan dadki ka qeygalay shirka.

Taliyihii Ciidanka Kumaandooska Danab Oo Xilka Laga Qaaday

   G/le Ismaaciil  Cabdimalik Maalin  Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab ayaa xilka laga qaaday, iyadoo dhawaanahaan ay soo baxayeen warar sheegayay in Taliyaha Xil ka laga qaaday uu u xirnaa arrimo siyaasade ed,waxaa na uu ku sugnaa Xarunta Wasaar ad da Gaashaandhigga Soomaali ya sida ay wa rarku sheegayeen.

     Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa waxaa loo magacaabay G/le Axmed Ca bdilaahi Nuur (beeryare), kaasi oo horay xilal u ga soo qabtay Ciidanka Millateriga Soomaali ya. Taliayah Xilka laga qaaday ayaa waxaa la sheegay inuu in muddo ah uusan wax shaqo ah qaban kadib markii madaxda sare ee dowl adda ay shaqo joojin ku sameeyen taliyaha, waxana Ehalada Cabdi Maalik  Maalin warbaa hinta u sheegeen in  Madaxweyne Farmaajo uu si gaar ah uga dambeeyay shaqa ka joojin ta taliyaha.

Hoos ka aqriso Taariikhda taliyaha Cusub

      Taliyaha Cusub ee Guutada 16 aad Kuma ndooska Danab G/le Axmed C/hi nuur {Beerya re} waxa uu ku dhashay D/Ceelbuur ee G/Galg aduud ee badhtamaha dalkeena somaliya sa nadkii 1988 Waxa uu ku soo barbaaray waxba rashadiisana ku qaatay dhusamareeb sida Du gsiga, hoose, dhexe iyo sare,iyo kitaabada cili miga Diiniga ,Axaadiista iyo Axkaamta waxa Uuna ciidanka xoogga dalka ku soo biiray 2008 waxa uu ka soo qayb qaatay Dagaalo la ga xoraynaayey nabadiidka degaano ka mida dalkeena somaliya, Sanad ii 2013 waxa uu ka mid no qday ciidankii dib lagu asa asay ciidan ka kumandoos ka Danab ee xoogga dalka waxana uuna ka soo qabtay xilal kala duwan si da Taliye Koox, Taliye Hurin Taliye Saadka, waxa uu waxbarsho heer jamacadeeda u aday Dalka Uganda isagoo halka ku soo diyaariyey waxbarashada heer jamacadeed

    Dhinaca ciidanka waxa uu tabbobaro ku soo qaatay wadamada kala Itoobiya, Turkiga iyo Maraykanka.waxa u ahaa Abanduulaha Guuta da 16 aad Ciidan ka Kumandooska danab iy adoo hada loo magacaabay Taliyaha Guutada 16 aa`d ee Ciidan ka Kumandooska Danab.

Xigasho:-radiodalsan.Com

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kul may Wakiilo ka socday Beesha Caalamka

    Madaxweynaha  K/Galbeed Cabdicasiis Xa san Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Mad axtooyada M/Baydhabo kuso dhoweeyey Wa fdi uu Hogaaminayey Wakiilka Q/Midoowey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan ay qeyb ka ahaayeen Wafdiga Wakiilada EU Nicolas Berlanga,Midowga Africa  Francisco Madeira iyo IGAD Jamaal Xaaji Axmed.

    Soo dhoweyn ka dib Madaxweynaha iyo Xubno katirsan G/Wasiirada Taliya Qeybta 60a ad CXDS iyo Agaasimaha Guud Madaxtooya da ayaa xafiiska kulan kula qaatay Wafdiga Sha lay baydhabo  gaaray Waxaana ay kawa da Ha dleen Arimaha Doorashooyinka, Xiriirka DF & D/K/Galbeed,Xoojinta Amniga Xiliga kala guurka, Arimaha Gargaarka iyo ka hortaga Cu durka Covid19. Wakiilada ka kala Socday Bee sha Caalamka ayaa Bogaadiyey Doorka Mada xweyne Cabdicasiis lafta gareen ku la haa qa bsoomida Shirkii looga hadla yey Arimha Doorashooyinka ee u dhaxeyey Madaxda Fe deraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ee sid eedii Se ptemar 2020 heshiis loo dhanyahay la ga gaa ray sido kale Madaxda ayaa Amaanay Dadaa lada uu ku bixinayo Madaxweynaha Wa naajin ta Xiriirka D/FS&D/G/yada si looga mira dhalo Hiigsiga Shacabka Soomaaliyeed oo ah Hor mar iyo Amni Sidoo kale Wafdiga ayaa Ma dax weynaha kala hadlay sidii loo xaqiijin lahaa Amniga Goobaha la qorsheeyey inay Doora shada ay ka dhacdo.

    Mr.James Swan wakiilka QM uqaabilsan Ari maha Soomaaliya oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu yiri "Waxaan bogaadinayaa Ma daxweynaha DKGS Cabdicasiis Xasan Maxa med Lafta-gareen Hanaanka Wanaagsan ee uu ku lahaa Markii ay kulmeen Madaxda D/ G/yada Iyo DFS & kulamadooda wixii Kasoo baxay hanaanka Doorasho ee Waqtigeeda ku saleeyan.

     Waxaana ku amaanayaa kaalintii uu ku lah aa kulamada Muqdisho iyo kuwii ka horeyey ee Dhuusamareeb looga hadlayey Habsame u socoda Arimaha Siyasadeed ee Soomaaliya oo Doorashooyinka ugu Horeyso Waxaana Qiy aaseynaa Hanaanka uu kulahaa Dhamaan He erarka kala dubanaa ee loo soo maray in Shir loo dhanyahay oona looga heshiinayo Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya”

     Madaxweynaha D/K/Galbeed Md.Lafta gar een ayaa sheegay kulanka uu laqaatay Wakiila da Beesha Caalamka inuu ahaa mid looga had layey Dardargelinta Heshiisyadii Muqdisho la gu so gebigebeyey ee ahaa Arimaha Doorash ooyinka sidii Waqtigeeda uqabsoomi lahayd.

Maamulka Puntland Oo Shalay Kala Diray Guddi Shaqeynayay 6-Sanno

    D/G/Puntland ayaa Shalay ku dhawaaqday   Inay kala dirtay Guddigii Rugta Ga nacsiga Puntland, kuwaasi oo soo shaqeynayay lix sa nno, lana doortay sanadkii 2014. W/W/G& War shadaha & Maalga shiga Puntland C/hi Cabdi Xirsi oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ka la diray Gu ddigii Maamulka Rugta Ganacsiga Punt land, isla markaana la qaban doono Dorasha da Guddiga Cusub.

Waxaa uu sheegay Wasiir C/hi Xir si in dhowr jeer dib u dhac uu yimid Doora shada Guddiga Rugta Ganacsiga, isagoona ha atan ugu baa qay Gacsatada inay u diyaar gar oob aan Door ashada Guddigaas.WWGW&M/Puntland C/hi Cabdi Xirsi ayaa shaaciyay in Doorashada Gu ddiga Rugta Gan acsiga Puntland la qaban do ono14-ka bisha soo socota ee Nov.2020, uuna socdo di yaar garoow. Si kastaba Guddigii Rug ta Gan acsiga Puntland ee Shalay uu kala dir ay Wasi irka ayaa soo shaqeynayay tan iyo sa ndkii 20 14, xili muddo xileedka Guddiga Rugta Gan acsiga uu yahay saddex sanno.


Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geeridii Xildhibaan Cabdikariin Shabeel

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi ayaa dhambaal tacsi ah u diray, golayaa sha guurtida, gaar ahaan wakiilada, waxg arad ka,  waayeelka, aqoonyahan ka, Qoyska, ehelada, qaraabada, asx aabta, iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariis tee Marxuum Xildhibaan Cabdikar iin Aw Ca li Shabeel oo ku geeri yooday M/Hargeysa.

    Madaxweynuhu ayaa waxaa uu marxuumka ku sifeeyey muwaadin ka soo qayb-qaatay dib u dhiskii dalka iyo nabadaynta shacabka somal iland, wakhtigana ka mid ahaa golaha wakii lada Somaliland.

    "Waxaanu madaxweynuhu marxuumka AL LE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka wa raabiyo, golayaasha guurtida, gaar ahaan wa kiilada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahan ka,qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo” ayaa lagu yiri Qor aal kasoo baxay Madaxrooyada Somaliland.

     Marxuum Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ku xanuusanaa M/Hargeysa, ha yeeshee Shalayy ayuu ku geeriyooday gudaha Magaaladaas,  waxaana ka tacsiyeeyay geeri diisa mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Som aliland.

QM oo Shalay soo saartay war la xiriira qaraxii Zoobe

    Warsaxaafadeed ka soo baxay wakiilka ga arka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabils an arrimaha Soomaaliya, Ambasador James Swan ayaa looga hadlay weerarkii is-miidaam inta ahaa ee Shalay oo kale 3 sa no ka hor ka dhacay isgoyska Zo obe ee M/Muqdisho. Qora alka ayaa waxaa lagu sheegay in Q/M  iyo hay'adaha caalamiga ah ee la shaqeeya ay xasuusan yihiin dhibaatadii xoog aneyd ee sha cabka ka soo gaartay qaraxaasi oo noqday in ta la'ogyahay kii ugu xooganaa ee ka dhaca gudaha Soomaaliya.

     "Si kastaba ha ahaatee, arxan-darradii wax ashinimada ahayd ee weerarkii 14kii Oktoobar 2017 lama iloobin, waxaana murugada la qayb sanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waay ay, iyo sidoo kale dadkii ka badbaaday," ayuu yiri Ergeyga QM. Mr.James Swan ayaa sidoo kale waxaa lagu yiri "Bahda QM, oo la jirta dad ka Soomaaliyeed, waxay diiradda saaraysaa mustaqbalka iyo in la sii waddo amba-qaadista horumarka ku aaddan nabadda, dowlad wanaa gga, iyo barwaaqo ku-soo-dabbaalidda [dal ka]". Warbixintan ayaa sidoo kale lagu sheeg ay in kadib qaraxii Zoobe ay dadka Soomaaliy eed ay muujiyeen adkeysi, islamarkaana ay ku tallaabsadeen horumar dhinac kasta leh.

      "Ho rumarkii lagu tallaabsaday laga soo bill aabo 2017kii wuxuu ka turjumayaa adkeysiga dadka Soomaaliyeed iyo rabitaankooda ku aaddan mustaqbal wanaagsan inkastoo ay jirto dhibaatada xagjirnimada gacan-ka-hadalka leh." ayaa markale lagu yiri warbixinta. 3sano ka dib, gaar ahaan 14-kii October sanadkii 20 17-kii dadka Soomaaliyeed ayaa weli xasuus an wixii ka dhacay igosyka Zoobe ee M/Muqdi sho, kadib markii uu ku qarxay gaari weyn oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa, kaas oo ay ku dhinteen illaa 600 oo qof, kuna dhaawac meen tiro kor u dhaafeyso illaa kun ruux oo u badan dad rayid ah.

Mareykanka oo sheegay in uu kordhinayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

     Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ay aa sheegtay in ay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo Shalay u baroo rdiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo dad aan waxba Shalaysan oo Shacab ahaa ay ku dhinteen.

     Safaaradu waxay sheegtay in D/Mareykan ka la xanuunsaneyso qoysaska dadkii qaraxa asi lagu laayay isla markaana ay ku garab tag an tahay dadka iyo DFS dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

       Dhammaan saaxiibada Soo maaliya ee caalamka ayaa Sha lay umadda Soomaaliyeed la qe ybsanaya xusuusta xanuunkii 14-kii Oktoobar 2017 oo ahaa kii ugu qasaar aha badnaa ee ka dhaca qaarada Afrika.

     Qarixii Soobe ee 14-kii Oktoobar ayaa  wax aa ku dhintay ugu yaraan 587 qof wuxuuna ah aa weerarkii ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca Afrika oo loo adeegsaday walxaha qarxa ee macmalka ah (IEDs). Boqolaal kale ayaa ku dhaawacmay qaraxa.

Madxweyne Trump oo sheegay inuu doona yo in Ciidamada ka jooga Somaliya laga soo saaro.

     Madaxweynaha D/Mareykanka Donald Tru mp ayaa la-taliyeyaashiisa waxaa uu u sheeg ay in uu doonayo in laga soo saaro Ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, kuwaas oo caa wiya DFS.  Sida lagu daabacay ma regta ka faaloota Arrimaha Ganacsi ga ee bloomberg.com Mareykanka ayaa waxaa Soomaaliya kajooga in ka badan 700 oo Askari, kuwaas oo Ciidama da Dowladda & kuwa AMIOSM kala qeyb qaa ta dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab. Warbixinta ayaa sheegeysa in tallaabadaan uu Madaxweyne Trump uga gol leeyahay dardar gelinta ololihiisa doorashada, waxaana waax da difaaca Mareykanka iyo la-taliyaha Amniga Qaranka ay diyaarinayaan qorshihii lagu fulin lahaa Amarka Trump.

     Mareegta ka faaloota Ar rimaha Ganacsiga ee bloomberg.com ayaa ka soo xigatay Saraak iil ka tirsan Taliska Marey kanka Afrika ee (AF RICOM) in ay uga digeen Madaxweyne trump in Ciidamada ka jooga Soomaaliya laga soo saaro, isla markaana ay fursad u noqon karto Al-Shabaab oo dagaal kula jira dowladda so omaaliya iyo dowlaha taageera.

    Ciidamada Ma reykanka ee jooga Soomaal iya ayaa fuliya howlgalo ka dhan ah Al-Shaba ab haba ugu badnaadaan duqeymo dhinaca cirka ah iyo tababaro ay siiyaan ciidamada Soomaaliya.

Bankiga Adduunka oo oggolaaday $12 Bily an oo lagula tacaalo COVID-19

    Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $12 Bily an si looga caawiyo dalalka soo koraya iibsash ada iyo qaybinta tallaalada Korona Feyras. "$12-ka bilyan waa qeyb ka mid ah cagata Ba ngiga Adduunka oo gaareysa ilaa $160 bilyan, taas oo lagu caawinayo dalalka soo koraya si dii ay ula dagaalami lahaayeen COVID-19". Ba nkiga Adduunka ayaa bayaan uu soo saaray sidaas ku yiri. Bangiga Adduunku wuxuu she egay in bar naamijyadiisa COVID-19 ee gur madka degdeg ga ah ay durba gaareen 111 dal. Muwaadiniin ta ku nool waddamada soo koraya ayaa sidoo kale u baahan helitaanka tallaal badbaado leh oo wax ku ool ah oo ah COVID-19, ayaa lagu yiri bayaanka. "Waxaan kordhinaynaa oo bala arinayna hannaankeena dhaqsaha badan ee wax looga qabanayo xaa ladaha degdega ah ee COVID, si dalalka soo koraya ay u helaan caddaalad iyo sinnaan la xiriirta talaalka," ayuu yiri gudoomiyaha bangi ga, David Malpass.

Dayax Gacmeed Dalxiisayaal Dayaxa u Qaadi Doona oo la Tijaabiyay

     Dayax gacmeed ay farsameeysay shirkad da hawada sare ee uu leeyahay aasaasaha shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa loo naqsha deeyey in uu noqdo midka sanadka 2024-ka dad dalxiisayaal ah u qaadi doona dayaxa. Dayax gacmeedka ayaa lagu rakkibay Koo mbiyuutar,  iyo barnaamij dayax gacmeedka ka caawinaya degitaanka iyo dhaqdhaqaaqyad a kale ee uu ku sameynayo marka uu hawada sare gaaro.

 Tijaabada da yax-gacme edka Tala adada la gan ay ayaa noqonaya gant aalkii toddobaad oo Blue Origin ay sameysay ee New Shephe red, taasoo ujeedkiisu yahay dhawaan inuu dal xiisayaal u qaado dayaxa. Dayax-gacmeedkan wuxuu awood u yeelan do onaa inuu rakaab uu dhulka ka qaaday uu gee yo masaafo dhul ka ka sarreyso 100 km a ma 60 mile. Shirkadda da yax gacmeedkaasi hawa da sare u dirtayna waxay sheegtay in uu yahay kii ugu weynaa ee ay diraan.

    Dayax-gacmeed ka iyo gantaalka sida mar ka ay kala baxaan mashiinta dayax-gacmeed ka wuxuu awood u leeyahay inuu keligii dhulka ku soo laabto. Waxaa Dayax-gacmeedkana ha gaya koombiy uutar dhammeystiran oo ku sha qeynaya nida amka algorithms amarradana wa xaa fulinaya Koombiyuutarka ku rakkiban. Ujee ddada ugu weyn ee New Shepherd loo dirayna waxaa lagu sheegay in lagu ogaanayo laba ma shiin oo uu miisaankooda culus yahay sida ay u wada shaqeynayaan. Gantaalka siday day ax-gacmeedka New Sheppard uu dhirirkiisu ya hay 18 mitir waxaa hawada sare loo diray Tala adadi wuxuuna gaaray masaafo dhulka ka sar reeyso 105 kiilo mitir.

Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Muqdisho Oo Saaka Xiran Iyo Sababta

    Waxaa saaka xiran qaar ka mid ah waddo oyinka Magaaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana wadooyinka Xiray sida la sheegayo Ciidanka koofiyad Casta loo yaq aanno ee Madaxtooyada.

     Shacabka Muqdisho ayaa saaka ku waa baristay  qaar ka mid ah waddooyinka  Caasim adda oo xiran, waxana la xiray wadada Maka Al-mukarama iyo wadooyin kale, dadka shac abka ah iyo gaadiidka dad weynaha ayaa laga celinayaa in ay maraan waddada oo ah mid Ciidan farabadan lasoo dhoobay.

      Wararka aan helayno ayaa sheegay in sababta loo xiray waddooyinka ay tahay in la furi doono Wasaaradda Waraabka oo horay dib u dhis iyo dayactir lagu sameeyay, inkas too saraakiisha Ciidanka aysan bulshada la wadaagin sababta ay u xireen Waddada muh iimka u ah bulshada.

    Intabadan Shacabka Muqdisho ayaa ah ku wo la qabsaday waddooyinka sida soo booda da ah loo xiro, waxaana mar waliba dhacda in si kadis ah loo xiro wadooyin muhiim u ahaa isku socodka dadweynaah.


Farqiga u dhaxeeya lacagta laga rabo mush araxiinta xildhibaanada Soomaaliya iyo kuwa Uganada

    Musharrixiinta u tartameysa doorashada baarlamaanka Uganda ee soo socota ayaa wa xa lagu soo rogay inay bixiyaan lacag ku dhow siddeed boqol oo do llar ($800), taasi oo u dhiganta saddex mil yan oo shilling-ka Uga nda ah. Mucaaridka Uganda ayaa si weyn uga caw day lacagtaasi lagu waajibiyey mu sharaxiinta baarlamaanka, midaasi oo ay ku sheegen qo rshe ka dhan ah mucaaridka oo la gu rabo in meesha looga saaro.

    Waxay ku eedeeyen Madaxweyne Yoweri Museveni iyo xulafadiisa inay qaali ka dhigeen u tartamida baarlamaanka, si loo wiiqo awoodii mucaaridka ama si fudud looga takhaluso siy aasiyiinta mucaaridka ku ah. Joel Ssen yo nyi, oo ah af-hayeenka Madasha Midnimada Qa ranka, ahna musharax baarlamaan laftiisu, ay aa ku sheegay wareysi uu bixiyey in lacagta laga rabo ay ka reebi karto siyaasiyiinta mucaa ridka ka qeyb-galka tartankaasi.

     "Xiriir toos ah kama dhexeeyo qof taajir no qda iyo inuu noqdo hogaamiye wanaagsan. Qaar badan oo ka mid ah dadka musuq-maas uqa sameeya, ee dhaca lacagta canshuur bix iyeyaasha, ayaa horaanba taajirnimo uraya,” ayuu yiri.

     Dooddan ayaa kusoo aadeysa xili mushar ixiinta baarlamaanka Uganda laga rabo inay bixiyaan lacagtaasi dhamaadka toddobaadkan, taasi oo ku taariikheysan Khamiista.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip