HALKAAN KA AKHRISO WARARK .W .MOGTIMES EE SAAKAY OO AH SABTI 8-DA AUG-2020

1
Saturday August 08, 2020 - 03:29:01 in Wararka by
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARK .W .MOGTIMES EE SAAKAY OO AH SABTI 8-DA AUG-2020

    GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXIYAY SHARCIYO KALA DUWAN Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka So omaali yeed. Habraacyada ciidanka xoog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXIYAY SHARCIYO KALA DUWAN Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka So omaali yeed. Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday ayaa kala ah Habraaca hog gaanka maamulka Ciidanka Xoogga, Habra aca Hog gaanka maamulka iyo Maaliyadda Cii danka Xoogga, Habraaca Hoggaanka Saadka Cii danka Xoogga, Habraaca Hoggaanka Gaadiid ka Ciidanka iyo Habraaca Hoggaanka Hubka iyo Rasaasta. Shirka oo uu guddoomiyay Sii hayaha Ra'ii sul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxa med Guuleed ayaa sidoo kale lagu meel mari yay hindise sharciyeedka maalgashiga iyo ma algashadayaasha iyo siyaasadda ilaalinta bul shada.

 SII HAYAHA WASIIRKA MAALIYADDA OO KA QEY BGALAY KULANKA SAAMEYNTA COVID-19 EE DHAQAALAHA

Sii hayaha wasiirka maaliyadda ee XFS Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan fo gaan arraga la qaatay xubno ka tirsan hay’add aha lacagta Aduunka ee IMF iyo World Bank waxaana ay lkaga wada-hadleen saameynta covid-19 uu ku yeeshay dhaqaalaha dalka.

Wasiirka Maaliyadda dowladdqa Soomaal iya sido waxa uu sheegay in shirkaan ay soo qaban qaabiyeen hay’addha IMF iyo World Banka waxaana sidoo kale ka qeyb-galay wa siiradda maaliyadda ee qaaradda Africa hase ahaate waxaa uga badnaan xoogga lagu sa aray sidoo qaaradda ay isaga kaashan laheyd ka hortagga saameynta uu ku yeshay dhaq aalaha Africa covid-19.

"Waxa aan ka qeyb galay shir ay wadajir u soo qaban qaabiyeen IMF iyo World Bank, isla markaana ay ka soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.oo aan ka wada hadalnay sidii aan isaga kaashan laheyn saa meynta uu qaaradda ku yeeshay xanuunka Co vid-19. Ayuu yiri sii hayaha wasiirka maaliyad da xukumadda federaalka Soomaaliya.

Ugu dambeyn sii hayaha wasiirka maaliyad da dowladda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxa aan uga mahadceli nayay labada hey’adood sida ay had iyo jeer noo garab taagan yihiin dowladda Soomaal iyeed .

MADAXWEYNAHA SOMALILAND MUUSE BIIXI OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY SHIINAHA

 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ay aa la kulmay Wafdi ka socday dowladda Shii naha oo uu hoggaaminayay Danjiraha Madasha Iskaashi ga Shiinaha iyo Afrika Amb. Zhou Yuxiao.

Wafdiga waxaa ka mid ahaa Safiirka Shii naha u fadhiya Soomaaliya iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowlada Shiinaha. Kulankan ayaa waxa ay wararku sheegayaan in la iskula soo qaaday iskaashi dhex mara Maamulka Somali land iyo Dowlada Shiinaha.

Dowlada Shiinaha ayaa waxa ay dadaal u gu jirtaa sidii ay xiriir dhow ula yeelan lahayd maamulka Somaliland kadib markii dhowaan maamulkaasi uu xiriir la sameystey dalka Taiw an oo ah dal ka go’ay Shiinaha. Kulankan ay aa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Madax weyne kuxigeenka Somaliland, Wasiirrada arri maha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah, hor umarinta maaliyada, macdanta iyo tamarta, wasiir ku xigeenka arrimaha dibeda iyo iskaa shiga caalamiga ah iyo wakiilka Somaliland u qaabilsan China.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO SAFAR KU MARA YA DEEGAANO KA TIRSAN MUDUG IYO MASHAARI IC XARIGGA LAGA JARAY

Madaxweynaha D/G/Puntland Saciid C/hi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqa sho ku maraya degmooyin iyo deegaano ka tir san Gobolka Mudug. Md. Deni ayaa booqday degmooyinka Golgodob, Buursaalax iyo deeg aanada Saaxo, Buursaalax iyo Daarasalama.

Intii uu booqashada ku marayay deegaanada as ayuu Madaxweynuhu kala kulmay soo dho weyn heerkeedu sarreysay oo qeybaha kala duwan bulshada iyo maamulka deegaanka u sameeyeen.

Madaxweyne Deni ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay de egaanada uu booqday, waxaana ka mid ahaa xarunta MCH xarunta MCH Daarasalaam.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xarigana ka jaray MCH-ka D/Galdogob.

Waxaa uu kalloo dhagax dhigay Maxjarka Xoolaha ee deegaanka Daarasalaam, oo noq onaya xarun lagu xanaaneeyo oo lagu hayo Xoolaha iyo xarunta Farsamada gacanta iyo Guriga Odayada ee degmada Galdogob, isa goo kormeeray dhismaha xarunta degmada.

Madaxweynaha ayaa kormeeray Kastamka Daarasalaam oo ah Bar-xuduudeedka Pun tland iyo Ethiopia ee deegaankaasi iyo Saldhi ga Daarasalaam.

Madaxweyne Deni ayaa safarkiisa dhulka uu ku maray deegaano ka tirsan Mudug iyo Ga lgaduud uu ahaa midkii ugu dheeraa dhulka ah, waxaana uu bishii hore safar dhulka ah uu ka soo bilaabay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasoo uga qeyb galay shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

MAAMULKA GALMUDUG OO LA WAREEGAY GARO ONKA DIYAARADAHA CADAADO

Maamulka Galmudug ayaa si toos ah maanta ula wareegay maamulitaanka Garoon ka diyaaradaha M/Cadaado ee G/Galgaduud.

Wasaaradda Gaadiidka Maamulka Galmud ug ayaa si rasmi ah ula wareegtay maamulka garoonka diyaaradaha Cadaado, waxaana ga roonka markii hore gacanta ku haayay Camp any si gaar ah loo lee yaahy, balse wixii hadda ka danbeeya waxaa si toos ah u maamuli doo na Wasaaradda Gaadiidka Galmudug.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa soo garay garoonka, waxaana ay korme er ku sameeyeen garoonka iyagoo si gaar ah u gu kuur galay qaabka uu u shaqeeyo iyo howl aha ka socda garoonka. Wasiir dawlaha W/ Ga adiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqaw, Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Mukhtaar Cali Cismaan, agaasimaha waaxda Dakhliga wasaaradda maaliyadda Cabdi ra shiid Muuse Ibraahim (Gurey Gaadayar) ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiinta Galmudug ka tirsan ee soo gaaray garoonka. Sidoo kale waxaa la filayaa in si toos ah ay bill awdaan shaqooyinka wasaaradda Gaadiidka ee gar oo nka diyaaradaha Cadaado, maaddaa ma uu is baddal xagga maamulka ah uu ku im aana yo howlaha guud ee Garoonka. Tan iyo markii madaxweyne qoor qoor loo doortay xilka mad axweyne ee Maamulka gal mudug waxaa deg aanada uu mamulkaasi ka arrimiyo laga daree mayaa isbaddal muuqda, waxaana muuqata in wasaarada maamulkaasi ay si toos ah shaqo oyin kooda u billaabeen.

XILDHIBAAN RUN-SHEEG "RAADINTA DOORASHO DADWEYNE MICNAHEEDU MA AHAN IN WAQTI KO RORSI LA RABO..”

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Run-sheeg oo katirsan G/Sh/BFS oo la hadlay War baahinta Dowladda wauxuu beeniyay jiritaanka wararka sheegaya in Xildhi baannada ay wad aan mud do kororsi.

Xildhibaanka wuxuu shee gay in doodda Xildhibaann ada ee qabashada Dorasho dadweyne aysan ka dhigneen inay doonayaan waqti dheere ysi,isaga oo hadalkaaas ku sifee yay mid lagu carqadaleynayo rajada shacabka.

Golaha Shacabka ayuu sheegay inay ku jir aan Xildhibaanno waqti dheer kursiga ku fadhi ya, kuwaas oo shaqada Baarlamaanka ka soo bilaabay Dowladdii Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan ee Jabuuti lagu soo dhisay sana dkii 2000. Shacabka ayuu sheegay inay rajeyn ayaan doorasho dadweyne si meesha looga saaro Odoyaasha iyo Ergada ku mataleysay codeynta Dowladda waayo iyo duruufo adag lagu soo mooday.

"Micnaha aan u leenahay dalka hala gaars iiyo ma ahan inaan muddo kororsi rabno, tan iyo Dowladdii Carta Xildhibaannada waa la soo magacaabayay,waxaan dooneynaa inan shacabka hortagno oo aan ka dalbano codko oda si isla xisaabtan iyo dabagal u dhaco, 2da xulasho ee Guddiga Doorashada ee howsha lagu qabanayo waqti kororsi ma ahan, waana lasiin jiray Dowladihii dalka Soo maray” ayuu yiri Xildhibaan Run-Sheeg.

Xildhibaanka wuxuu sheegay inaan lagu da reen kicin waqtiga kooban ee howlaha doora shada lagu qabanayo oo soo jireen ahaa mud do 20 sano laga joogo. Shacabka ayuu ka dal baday inay dulqaad sameeyaan si loo gaa ro waqtiga lagu hirgelinayo doorashada awood da codsiinta loogu soo gacangelinayo, lagana wareejinayo wakiiladii koobnaa iyo Odoyaasha dhaqanka sida uu hadalka u dhigay.

"Waxaan rabaa in aan xusuusiyo Shacakba Soomaaliyeed, tan iyo markii laga soo bilaabo Dowladdi Carta, marka la gaaro gunaadka waq tiga Dowladda, waqti dheeraad ayay qaadan jir een Dowladaha marka laga reebo Dowladdii M/wyne C/hi Yuusuf, Haddii 6 ama 8-bilood la gu gaarayo Doorasho Qof iyo Cod ah maxaa hoon ku xiray?” ayuu kusii daray Xildhibaan Maxamuud Run-Sheeg.

Dhanka kale Xisbiyada Mucaaradka iyo Si yaasiyiinta qaarkood ayaa qaba tuhun ah in DFS ay damacsan tahay waqti dheereysi, mar ka la eego waqtigeeda sii dhamaanayo iyo doo rashada ay ku hamineyso ee Qof iyo Codka ah, balse Madaxda DFS ayaa sheegay in door ashada waqtigeeda ay ku dhaceyso. XIGASH O:SOMALIWEYN.COM

DANJIRAHA JFS EE SUUDAAN OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA ITOOBIYA AY U SOO MAGACAAWDAY DALKAASI.

 Kulankan oo muhiimka ahaa ee dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u joo ga waddanka Suudaan ayaa ka dhacay xafiis ka Danjiraha JF/Soomaaliya Amb Maxamed Sh.Isxaaq uu ku leeyahay M/Khaartuum ee xar unta dalkaasi. Wuxuu ka damb eeyay kulankan kadib markii Sa fiirka cusub ee Itoobiya u fadhin doona dalkaasi Suudaan (Yibel tal Aemero Alemu) uu booqasho rasmi ah ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Suudaan,si ay uga wada hadlaan wada shaqeynta labada dhinaca.

Amb Maxamed Sh.Isxaaq Danjiraha Sooma aliya ee Suudaan ayaa Wakaaladda Wararka (SONNA) u sheegay in uu xafiiskiisa ku qabil ay danjiraha Itoobiya ee Suudaan,wuxuuna in taasi ku daray inay ka wada hadleen 2da mas ’uulba sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal.

"Waxaa maanta booqasho iigu yimid xafii skeyga safaaradda Khaartuum,Danjiraha Dowl adda aan saaxiibada dhownahay ee Itoobiya u fadhindoona Dalkan Suudaan,Amb (Yibeltal Aemero Alemu),waxaana ka wada hadalnay si dii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal”.ayuu yirii Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Safiirkasta oo dal u fadhiya dal kale waxy aabaha ugu muhiimsan ee looga fadhiyo wax aa kamid ah sidii kor loogu qaadi lahaa xiriira da dhinaca diplomaciyadda oo uu dalkiisa la le eyahay wadanka kale,mas’uuliyiinta safaarad aha Soomaaliya ee dalalka Caalamka oo hoos taga wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaali ya ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey dadaal xoogan ugu jiray kor u qaadista siyaasadda arr imaha dibadda dalka iyo diplomaasiyadda.

SH.SHARIIF OO SHARAXAY SABABTA DOWLAD DA SOOMAALIYA AY UGA ADKAAN LA’DAHAY AL-SHABAAB

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sha riif Sheekh Axmed ayaa Xalay ka qeyb galay do od celmiyeed ciwaan looga dhigay Xaalad da Amniga ee Soomaaliya, taas oo uu soo qa ban-qaabiyay machadka ACTRI ee fadhigiisu yahay dalka Mareykanka. Doodaas oo lagu qabtay qadka Internetka ayuu Shariif Sh.Ax med si faahfaahsan uga hadlay sababaha lo oga adkaan waayay ururka Al-Shabaab oo in ka badan 10 sano ka dagaalamaya qeybo ka tirsan gobollada koofurta iyo bartamaha So omaaliya.

Sh.Shariif oo ka talo bixiyay habka Al-Shab aab looga adkaan karo ayaa sheegay in loo ba ahanyahay ka go’naan iyo rabitaan dhab ah in laga helo hoggaanka Soomaaliya, isagoo she egay in sida uu aaminsan yahay laga gaa biy ay dagaalka ciribtirka Al-Shabaab.

Sidoo kale Shariif Sh ayaa sheegay in wax laga walwalo ay tahay sida ay Al-Shabaab we li ugu xooganyihiin dalka, si gaar ah dhaqaala ha ka soo gala M/Muqdisho ayuu uga hadlay.

Waxa uu sheegay inay canshuur ka qaad aan konteennar kasta oo ka soo dega deked da weyn ee Muqdisho, isagoo taas ku tilma a may baad sababtay sii jiritaanka Al-Shabaab.

"Waa markii ugu horreysay taariikhda oo ay Al-Shabaab canshuur ka qaaddo dekedda Muqdi sho, mana jirto cid dhaqaaq maaliyadeed sam eyn karta, iyadoo aan meel la saarin lacagta baada ah ee Al-Shabaab” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Wuxuu intaa ku sii daray "Waxay na tusine ysaa in awooda dhaqaale u saamaxeyso inay geystaan weerarro ‘laayaan ah’ oo galaaftay nolosha dad badan, waxaana ka xusi karaa xa suuqii 14-kii October 2017-kii, oo aan ku we ynay 600 oo rayid ah ka badan.”

Shariif Sh.Axmed ayaa hoggaanka dowlad da Soomaaliya ku eedeeyey inay masuul ka ta hay sii jiritaanka Al-Shabaab iyo inay dalka ku sii xoogeystaan.

"Dowladdii aan Madaxweynaha ka ahaa oo ka dhaqaale yareyd tan haatan jirta, ka ciidan yareyd, kana caqabado badneyd ayaa ku guu leysatay inay wiiqdo Al-Shabaab oo ka saarto Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood. In Xilligaan laga adkaan waayo Al-Shabaab wax ay na tusineysaa in la dagaallanka kooxdan aan lasiin muhiimaddi uu lahaa” ayuu yiri mada xweynihii hore Sheekh Shariif.

 Gaba-gabadii dooda Sh.Shariif waxa uu ta lo ahaan u soo jeediyey, "Si looga akdaado Al-Shabaab waa inaan diiradda lasaarin oo kaliya in lagu qaado dagaal toos ah oo ciidan, laakiin waa in qorshaha lagu darsado in loola dagaalo qaab fikir ah, oo dadka la qalday ee kooxda ka mid ah loo sharraxo fasirka saxda ah ee diinta Islaamka,loona fahamsiiyo hab caqli gal ah.”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Guddi Magacaabay

 Guddoomiyaha Barlamaaanka Galmudug Md.Maxamed Nuur Gacal ayaa Magacaabay Guddi ka Shaqeeynaya in ay Diya ariyaan Xafladda kala Fadhiga 2aad ee Baarlamaanka Galmud ug. Guddiga oo ka kooban Shan Xubnood ayaa waxaa laga soo xulay Xildhibaannada B/maanka Galmu dug,w axaana ay diyaarinayaan habka ay u dhacey so munaasabadda furitaanka kal-fa dhiga 2aad ee Baarlamaanka Galmudug oo dhaceysa Isnii nta iyo diyaarinta martida lagu casuumayo.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA OO KA KOOBAN SHAN XUBNOOD.




MADAXWEYNAHA FARANSIISKA OO GAARAY MAGAALADA BEIRUT

 Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Ma cron ayaa maanta gaaray M/Beirut ee Xar unta Wadanka Lubnaan, isagoona noqday hog ga amiyihii ugu horeeyay ee caalamka ee ga ara magaalaadaasi, ka dib qara xii weynaa ee Talaada dii ka dhacay.

Madaxweynaha Faransiis ka ayaa waxaa Garoonka Di yaaradaha Beirut ku soo dhaweeyay Madaxw eynaha Lubnaan, Michel Aoun, ka dibna wax aa uu kormeer ku soo bixiyay goobihii uu qar axa baabi’iyay.

Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerkiisa an ku guda jiray waxay indhahiisu qabanayeen dhismooyin fara-badan, oo si xun ugu burb uray qaraxii ugu weynaa ee ebid ka dhaca magaaladaasi.

Emmanuel Macron, Madaxweynaha Faran siiska oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Lubnaan ay u baahan tahay taageero siya asadeed iyo mid dhaqaale oo caalami ah.

Mar uu ka hadlayay socdaalkiisa Magaalada Beirut ayaa wuxuu yiri "Waxaan la kulmayaa masuuliyiinta siyaasadda, si aan uga wadaha dalno xaaladda dhabta ah ee qaraxa.”

Madaxweyne Macron ayaa markale yiri "Waxaan ognahay xiisadda taagan inay tahay mid weyn, waana mid waajibaad taariikhiya u leh siyaasiyiinta hadda joogga. Waxaan dhac ay waa xaalad jahwareerineysa siyaasadda, dhaqaalaha iyo qoysaska reer Lubnaan ee arrintani saameysay, waxayna u baahan talaa booyinka deg-deg ah.”

Dalalka Ruushka, Turkiga, Iran, Qatar, Tu nisia, Algeria iyo Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay inay kaalmo bani’aanimo gaarsiinaya an dadka reer Lubnaan, kuwoodii uu saameey ay qaraxa.

DIYAARAD KU BURBURTAY MAGAALADA CALIC UT EE DALKA HINDIYA

Diyaarad ay lahayd Shirkadda diyaaradaha Air Indian Express oo ay saarnaayeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diya aradaha ee magaalada Cali cut ee Koofurta da lka Hin diya.

Diyaaradan oo kasoo du ushay M/ Dubai, ay cagaha la weysay wadda da ay ku cararaan diyaaradaha, kaddibna ay u kala dhacday labo qeybood iyadoo la shaa ciyay in shan ruux oo ay ku jiraan labadii duu liye ee diyaarada ay dhi nteen.

Sidoo kale waxaa shilka diyaaradan ku dhaawacmay tiro badan oo ka mid ah rakaabkii waxaa na socda weli howlo lagu ba dbaadinayo dadka diyaara da saarnaa. Maamulka diyaaradda ayaa sheeg ay in tirada rakaabka ay ahayd 184 ruux oo ay ku jiraan 10 carruur ah iyo lix shaqaalaha diy aaradda ah.

DAD KU DHINTAY XEEBAHA KOONFUREED EE SOOMAALIYA

 Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga maam ul Goboleedka Jubaland Ibraahim Cabdi Xas an ayaa waxa uu sheegay in 9 ruux ay ku dhin teen xeebaha Raas kaambooni ee Gobolka Jubada hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Dadkaan dhintay ayaa waxay ka jillaabayeen badi badda. Wa xaana dhimashadooda sabab u ahaa roobab xooggan oo dabe yla wata. "Runtii waa sheeko xa nuun badan inay dhintay 9 ru ux, oo ahaa jillaabato, waxaa muhiim ah in qof kasta oo taxadar sameeyo " ayuu yiri wasi irka kalluumeysiga Jubaland Ibraahim Cabdi Xasan.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in badi bi shaan oo kale sanad kasta ay roobabkaan dab eylaha wata ay ka da'aan xeebaha Soomaa liya. "Roobabkaan waxay sidoo kale bur buriy een doomo badan" ayuu mar kale warbaahinta u sheegay.

Dadka ku nool xeebaha Soomaaliya ayaa waxay aad dhaqaalo ahaan ugu tiirsanyihiin da khliga kasoo gala kalluumeysiga.

TIRADA DADKA UU KU DHACAY COVID-19 DALAL KA AFRIKA OO KOR U DHAAFTAY HAL MALYAN

 In ka badan malyan kiis oo feyraska Korona ah ayaa laga diiwaangeliyay qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacad da Johns Hopkins.

Kala bar kiisaskan waxaa laga diiwaan geliyay Koonfur Afrika.

Inta badan dalalka waxaa aad u yar howlaha baaritaanka cudurka, waxay taasi ka dhigan tahay in kiisaska ay ka badan karaan kuwa ay dowladuhu diiwaan geliyeen.

Agaasimaha xarunta ka hortagga cudurrada ee qaaradda John Nkengasong wu xuu BBC u sheegay in boqolkiiba 70 dadka u ku dhacay cudurka Afrika ay ka bogsadeen.

Afrika, waxaa cudurka u dhintay 21,000 qof halka 670,000 ay ka kaceen. In ka badan 18.6 malyan qof ayuu guud ahaan caalamka ku dhacay Covid-19 halka 702,000​ qof

MAGACYADA SHIRKADAHA KU GUULEYSTAY XIR MOOYINKA SHIDAALKA EE DALKA OO DHAWAAN LAGU DHAWAAQI DOONO.

 Maareeyaha Guud ee Shirkadda Batroolka Somalia, Ibraahim Cali Xuseen ayaa hadalka asi ku sheegay Wareysigii u hor eeyey ee War baahin Caalami ah tan iyo markii xilkaasi loo magic aabay 7aadkii hore, wuxuuna xu say inay rajey nayaan inay ku dhawaaqaan Shi rkadaha ku guuleystay Laysinka Shidaalka iyo Gaaska ee dalka Somaliabilowga sanadka soo socda ee 2020-ka.

"Waxaan rajeynaynaa in 4ta bilood ee ugu horeyso sanadka soo socda la dhamaystiri doo no Qorshaha Shirkadaha ku guuleysta lagu si in doono Xirmooyinka Shidaalka iyo Gaaska ee dalka” ayuu yiri Maareeyaha Shirkadda Bat roolka Somalia oo horey u ahaa La-taliyaha WasiirkaBatroolka iyo Macdanta ee DFS, C/dirashid Maxamed Axmed.

Waxa uu intaasi ku daray inay Tirada Xirmo oyinka la soo bandhigay ee ahaa 15 Xirmo ho os loo dhigay, lagana dhigay 7 Xirmo, iyadoo Xog hore tilmaamtay in 15-ka Xirmo ee Ceela sha Shidaalka iyo Gaaska laga heli karo ku-dhawaad 30 Billion oo Fuusto.

Dhinaca kale, Maareeyaha Guud ee Shirka dda Batroolka Somalia, Ibraahim Cali Xuseen waxa uu Wareysigiisa ku sheegay kadib, mar kii uu dillaacay Coronavirus inuu hakad ku yi mid Wada-xaajoodkii u socday DFS iyo Saami leyda Shirkadaha Shidaalka ee Shell iyo Ex xon Mobil, si wax looga beddelo Heshiiskoo dii hore, loogana dhigo Heshiis Wax-wadagis ah (PSA).

"Haddii uusan jiri lahayn Coronavirus, Heshi iska aan ku heshiino waxa uu ahaa sidii Qand araaska dib loogu heli lahaa ka hor dhamaad ka sanadkan ee December” ayuu yiri Maaree yaha Guud ee Shirkadda Batroolka Somalia.

Wuxuuna sii raaciyey inay Shirkadaha baris ta Shidaalka ee Shell iyo Exxon Mobil oo laga kala leeyahay dalalka Netherlands iyo Marayk anka ay leeyihiin Xuquuqda inay iibsadaan Xir mooyin Shidaal ka hor intaysan dhicin Dowl addii Kacaanka.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in 2daan shirkadood ay leeyihiin xuquuqda ah inay iib sadeen xirmooyin shidaal, ka hor inta aysan dhicin dowladdii milatariga ee dalka sanadkii 1990-kii.

Dhinaca kale, Afhayeenka Shirkadda Shell oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS waxa uu tilmaamay inay Wada-hadal wax-ku-ool ah la leeyihiin Madaxda Somalia oo ku aad dan sidii Heshiisyadii hore loogu beddeli lahaa Heshiis lagu wadaagayo Wax-soo-saarka Shid aalka iyo Gaaska.

Shirkadda kale ee Exxon Mobil oo ay REUT ERS la xiriirtay cidna kama aysan hadlin arrin taasi.

Si kastaba ha ahaatee, Tallaabadda ay DFS bilowga sanadka soo socda ku iclaamin doona an Shirkadaha ku guuleystay Laysinka Shidaal ka iyo Gaaska ee Somalia, waxay noqon doon ta markii ugu horeysay ee ay DFS ku dhawaa qdo, iyadoo la filayo in Shidaalka laga helo Kharaj taageero ka geysan kara dib-dhiska dhaqaalaha dalkeenna.

WASIIRKII HORE EE ARRIMAHA GUDAHA: KHEYRE IYO XUKUUMADDIISA WEY MUDNAA YEN IN XIL KA LAGA XAYUUBIYO

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dalka, Cabdiraxmaan Odowaa ayaa markii u horey say si faah-faahsan uga hadlay xil ka qaadistii lama filaanka aheyd ee baarlamaanku ku sam eeyen ra’iisal wasaare Kheyre iyo xukuumad diisa. Odowaa oo hadda ah xoghayaha guud ee Madasha xisbiya da qaran ayaa si weyn u soo dhaweeyay xil ka tuuristii Kheyre, isagoo na ku tilmaamay xukuumada aan waxqabad badan kusoo kordhin dalka.

 Waxa kale oo uu sheegay in ra’iisal wasa are Kheyre uu cadaadis xoogan ku hayey wasi iradaasi, taasi oo keentay in golahiisa oo u ba dnaa xildhibaano ay ka codeeyan markii baarl amaanku kalsoonida kala noqonayey.

Md. Odowaa ayaa u arka in xiligan ay mun aasib aheyd in xilka laga xayuubiyo Kheyre & xukuumaddiisa, inkasta oo ay si kmg ah xukuu madiisi usii waddo howlaha qaranka.

Odowaa ayaa R/wasaare Kheyre ku sifee yay shaqsi horumar balaadhan ka sameeyay dhanka warbaahinta, oo aysan jirin wax-qabad muuqda oo dalka kusoo kordhiyay, wallow ay siyaasiyiinta qaarkood la qabin.

Baarlamaanka ayaa bishii hore ee July kals oonida kala laabtay Kheyre iyo xukuumaddii uu hogaaminayay, kadib markii ay ku eedeye en inay ka gaabiyeen in dalka ay gaadhsiiyaan hanaanka doorasho qof iyo cod ah.

Tallaabada uu baarlamaanku xilka uga tuur ay ayaa badanaa waxa si adag uga horyimid si yaasiyiinta dalka, kuwaasi oo u arkayay ku tum asho sharci iyo xad-gudub dastuuri ah.

Xil ka tuurista Kheyre ayaa timid xili uu khil aaf doorashooyinka ah uu soo kala dhex-galay madaxweynaha, maadama uu si cad uga hory imid R/wasaaruhu muddo kororsiga uu qors heynayay Farmaajo.

XILLIGA UU DIB U BILAABANAYO JAADKA KENYA LAGA KEENI JIRAY OO LA SHAACIYAY

 Maalinta berito ah ayaa la filayaa in ay dib u bilaawdaan duulmaadyada diyaaradaha jaad ka ka keeni jiray Kenya ee imaan jiray Sooma aliya, kuwaas oo horay loo jooj iyay sababo la xiriira Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay 2da dal ee Sooma aliya iyo Kenya.

Guddoomiyaha Ganacsatada Qaadka Ken ya ayaa sheegay in 2da dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ka gaareen keenista qaadka ,Isla markaana ay dowladda Soomaaliya fasa xday,balse shuruud lagu xiray.

Waxaa uu sheegay in shuruudaha ay Dowl adda Soomaaliya ku xirtay ay kamid yihiin kordhinta canshuurta laga qaado qaadka Soo maliya ay Kenya kento , lagana dhigo 1-kg ($-3.5) halkii markii hore ay ka aheyd ($-1) iyo in sidoo kale dadka qaadka iibiya ay kala fogaad aan 2 mitir, xirtaana gacmo gashi iyo weji xir si looga hortago xanuunka COVID-19.

War kaan kasoo baxay Ganacsatada ( jaad ka ) Kenya ayaa weli DFS weli aysan ka hadlin ,hayeeshee Warar la helay ay sheegayaan in G/Wasiirada Soomaaliya ee xilka siihaya ay Dorraad ogolaadeen. Qaadka (jaadka) ay kenya keento dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka Ganacsada Soomaali farabadan, kuwaas oo ku maareeya Nolosha qoyskooda,waxaana duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee la joojiyay uu dadkaasi ku yeeshay saameyn ballaaran.

XIGASHORADIORISAALA.COM

GABADH SOOMAALIYEED OO BARE KA AH MARAY KANKA OO KU GUULEYSTAY MACALL INKA SANAD KA EE MINNESOTA

Qorsho Xasan, oo ah bare Soomaaliyeed oo haysata dhalashada Maraykanka ayaa loo ma gacaabay macallinka sannadka ee gobolka Mi nnesota, oo ah qofkii ugu horreeyay ee Marey kan ah ee ku guuleysta abaalmarintan.`

Waxay ku mutaysaay rabitaankeeda ku aadd an Inay aaminto ardaydeeda oo u ogolaato su'aalahooda inay ha gaan waxbarashadooda.

"Aad ayaan ugu faraxsanahay ar dayda sababta oo ah waxaan had iyo jeer Is ku dayayaa inaan noqdo cidda aan u baahnaa markii aan yaraa," ayay tiri.

Maamulaha Iskuulka Hoose ee Burnsville ee Gideon Pond, oo ah halka Qorsho wax lagu soo bar ay sanado ka hor, ayaa ku tilmaamay Qorsho inay tahay "bare wax ka badalaya aqo onta carruurta." Qorsho ayaa laga soo xushay 134 macalin oo la magacaabay abaal marintan

Qorsho ayaa sheegtay inay rabto inay u istic maasho mowqifkeeda Macallinka Sannadka ee Minnesota si ay ugu dooddo in si wanaag san loo ilaaliyo maca llimiinta midabka lagu tak ooro isla markaana lagu dhiirrigeliyo tababbar ka cunsuriyadda macallimiinta caddaanka ah.

"Waxay i siineysaa meel aan ku iftiimiyo qaar ka mid ah arrimaha aan la kulmo si aan u no qdo aqo onyahan madow oo leh haynta iyo taa geerada shaqaalaha midabada kala duwan leh," ayay tidhi Qorsho. Soomaalida ku nool dalka Maraykanka ay aa kaalin firfircoon kaga jira siyaasada iyo tacl iinta dalkaas.

SIRDOONKA UK KAMA AYSAN QUUSAN SOO QA BASHADA GAROOBTA CAD EE KU BIIRTAY AL-SHABAAB.

Sirdoonka Ingiriiska ayaa baadi-goob xooggan ugu jiro sidii uu u guuleysan lahaa howlgalka lagu bartilmaameedsanayo Haweeneyda Carmaladda Cad oo loo yaqaan Samantha Louise Lewthwaite.

Seygeeda ayaa ka dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada London 7-July-2005-tii, wixii ka dambe ysay baxsad ayay ahayd si aan wax looga weydiin xogta ninkeeda iyo dabagalka oo suuragal ah in xabsi waqti dheer loo taxaabo.

Waxa ay katirsan tahay Al-Shabaab, Soomaaliya ayay joogtaa sida dabag alo iyo xog soo gudbin marar badan ay soo bandhigeen sirdoonka Boqort ooyada Britain oo raad-raadinteeda waqti iyo lac agba u huray.

Da’deedu waa 36-sano, Lewthwaite, waxa ay cu dud ku heysataa Al-Shabaab oo ah xubin hoostagta Al-Qaacida oo ay katirsan tahay, waana tan keentay in ay baaqi kusii ahaato Soomaaliya.

Wargeyska National Post ee Canada laga leeyahay ayaa qoray xogta raadinta Haweeneyda an, isaga oo caddeymo iyo warbixinada kasoo qaa tay shabakadda Netflix ee laga leeyahay dalka Mar eykanka.

Waxaa kasoo muuqday xogta shabakadda ay baahisay Dumar badan oo loo heysto in Ragga qa ba ay ku lug leeyihiin dambiyo kala duwan oo sabab u noqday in ay iyagana ay ku dhacaan fal dam biyeedyo kale.

Haweeneydaan ayaa inta ay katirsan tahay Al-Shabaab waxa ay geysteen weeraro waa weyn oo ka dhacay meelo ka baxsan Soomaaliya, waxaana lagu tuhmayaa in ay ku lug leedahay, si gaar ah Maqaayad ku taalla Magaalada Mombasa 2012-kii, Weerarkii Al-Shabaab ee Suuqa Westgate 2013-kii oo ay ku dhinteen 68-ruux, kadib markii koox hubey san gudaha ay u galeen suuqaas saacado badan halkaas ay ka dagaalamayeen.

Goobjoogayaal ku jiray macluumaadka ayaa sheegay in haweeneydaan kasoo muuqatay Suuqa Westgate, taasi waxa ay sii xoojisay shakiga laga qabay in ay qayb ka tahay maskaxda weerarkaas.

Sidoo kale xogta ayaa sheegeysa in Carmaladda Cad ay heysato Baasaboor Koofur Afrikaan ah oo Been abuur ah, dadka qaar waxa ay isugu sheegtaa in ay tahay ganacsato, waxa ay isaga kala gudubtay Xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Sida uu diiwaangeliyay Radio Times, Haweene ydaan waxa ay asal ahaan ku dhalatay Waqooyiga Ireland 1993-dii, kahor inta aysan u guurin Magaala da Suuqleyda Aylesbury dalka Ingiriiska, waxa ay wax ku baratay Jaamacadda London, balse ma ay san dhameysan qaybta Siyaasiyadda iyo diinta oo ay baraneysay.

Waa ay muslimtay iyada oo jirto 17-sano, kadib waxa ay guursatay Ninkii ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Magaalada London oo lagu magacaabo Lindsay sida uu wariyay Radio Times 2002-dii, mar kale ayay guursatay Nin katirsan Al-Shabaab oo la gu magacaabo Xasan Maalin Ibraahim waa sida uu tabiyay Radio Times.Sirdoonka Ingiriiska oo dhaq aalaha badan ku bixiyay doon-doonista Haweeney daan iyo raadinta xogteeda waxa ay sheegeen in ay san ka hari doonin ilaa inta ay sheegeen in sharciga laga horgeynayo

SHIRKII BEELWEYNTA MUDDULOOD OO DORRAAD LA SOO GABAGABEEYEY IYO WARMURIYEED LAGA SOO SAARAY{DAAWO SAWIRADA KULANKA}

Waxaa maanta M/Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay Shirkii Beel weynta Mudullood, ee 3-dii bishan ka furmay Caasimadda Muqdisho. Shirkan oo hal-ku-dhig looga dhigay 'Shirka Wadatashiga & Iscafinta Beelweynta Muddullood' ayaa waxaa M/Muqdisho kaga qaybgalay shan kun oo qof. oo isugu jiro qeybaha bulshada ay beeshu ka kooban tahay iyo marti sharaf kale . shirkaan oo ka dhacay Xarunta Macaallin Nuur Maxamed Siyaad ee Degmada Hodan M/Muqdisho Qodobbada shirka laga soo saaray oo saddex Qodob ka koobnaa ayaa diiradda la gu saaray 1.Arrimaha Bulshada, 2.Ammaanka iyo 3.Siyaasadda. iya doo madaxda ka kala socotay Maamul Gobolleedyada sida Madaxwey naha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Md.Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Qoor Qo or, iyo siyaasiyiin Mucaarad iyo Muxaafidba leh oo ka qeyb galay shirka asi Kuladii Hore uu ka mid ahaa Siyaasiga Hogaamiya Xisbiga Wadajir Md.Cadiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame . dhammaan Siyaasiyinta ayaa bogaadiyey kulanka Beelweynta muddullood ay qabteen kaasoo ay kaga tashanayeen aayaha deegaannadooda iyo shacabka dhibaata da ka heystaya Xag waliba .

waxaa xusid mudan in geba-gabadii shirka uu Dorraad uu ka qaybga lay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (La fta-gareen). uuna hadaallo ka jeediyey isagoo bogaadiyey kulankaan walibana in kulankanoo kale in la badiyo kula dardaarmay. dhinaca kale

War murtiyeedka kulnakaa laga soo saaray ayaa waxaa AKhriyey Prof.Cumar Dhageey,ka dibna Abaalmarinno la guddoonsiyey Madaxdii iyo masuu liyiinta soo agaasinta kulnkaa oo dal iyo dibadba leh iyo gu ud ahaanba inta isku xilqaatay inta shirka socda iyo dadaalka dheeriga ah dadkii sameeyey oo isugu jiro siyaasiyiin, culumo , aqoonyahanno, ganacsato, dhal linyaro, Haween,ciidamo iyo guud ahaanba howlade enada, kulankaaoo ku soo idlaaday jawi deeggan iyo farxda iyo bogaa dinba leh wuxuuna ahaa bilowga kulamo dalka ka dhacaya ilaa laga ga arsiiyo soomaali oo ay beesha muddulood gogol u tahay . sida uu shee gay imaamka Beesha Muddulood.

WAR MURTIYEEDKA AYAA U QORNAA SIDAN:-



GUDDOOMIYIHII HORE GOBOLKA BANAADIR OO SOO DHOWEEYAY QODOBADII KA SOO BAXAY SHIRKA MUDULLOOD

 Guddoomiyihii hore G/Banaadir ahaana Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa soo dhoweeyay qodobadii ka soo baxay Shirkii wadatashiga Beelaha Mudullood ee Dorraad lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Taabit Cabdi oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa sheegay in shir walba oo ay isugu timaado bulshada Soomaaliyeed uu xambaarsan yahay wanaag iyo isku heynta Soomaali weyn.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Taabit

Shir walba oo ay bulshada Soomaaliyeed isugu timaado wuxuu xa mbaarsan yahay wanaag iyo isku heynta Soomaali weyn. Si taas la mid ah Shirkii Wadatashiga iyo Is-cafinta Mudulood ee Muqdisho ku soo idlaaday wuxuu iftiimiyay baahida loo qabo iney bulshadu isu ware ysato si guud & si gaar ahba.

Waxaan boggaadinayaa qodobbadii kasoo baxay kulanka oo ahmiy adda saaray Dowladni mada, wadajirka iyo is-cafinta Ummadda Soom aaliyeed. Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa dhinacyada; Duub babka, Dhaqanka, Culimada iyo Qaban-qaabiyayaa sha shirka oo ku dadaallay inuu shirku noqdo mid Soomaaliya dan u ah.

Qodobbadii shirka ka soo baxay waxey u baahan yihiin kala xulasho iyo taabo-galin, waxaana rajeynayaa in tallooyinkii la soo jee diyay looga faa’iideysto si qarannimo leh, oo lagu kabo geedi socodka Dowladnimada iyo marxaladda lagu jiro ee kala-guurka ah

DHAXAL SUGAHA SACUUDIGA OO LAGU EEDEEY AY QORSHE KALE OO KHAARAJIN AH

Dhaxal sugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salmaan, ayaa lagu eedeeyay inuu koox dadka khaarajisa u diray dalka Canada, si ay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip