TACSI TIIRAANYO LEH BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO QOYSKIISA KAGA TACSIYADEYNAYAAN GEERIDII KU TIMID QORAA SARE WARIIYE AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO} OO MUQDISHO KU GEERIYODAY SHALAY

0
Tuesday May 05, 2020 - 06:42:27 in Wararka by
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO QOYSKIISA KAGA TACSIYADEYNAYAAN GEERIDII KU TIMID QORAA SARE WARIIYE AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO} OO MUQDISHO KU GEERIYODAY SHALAY

    Maamulka iyo howladeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo guud ahaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Ax saab kaleba oo ka la ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey}, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyo howladeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo guud ahaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Ax saab kaleba oo ka la ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey}, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimiko},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis}, Sh. Cali Cumar Maxamuud {Caliyoow},Jabriil Maxamuud Nuur {Ja bra}, Naasir Cali Cumar, Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel},Madiino Axmed Jimcale, Maxamuud Maxamed Nuureey {Jimc aale},Nuurto Cali Cumar, C/laahi Maxamed Salaad {Dal le} Najib Cali Cum ar,Aweys Foodeey Nuur,C/fitaax Max amed Salaad {Diyeeshe},Daa'uud Maxamed Salaad, Yaaquub Calaahi Guure, Muxuddiin Cabdi Calsoow, Xas an Maxamuud Axmed {Fanax}, Cabdi Jamaal Xaaji Maki,C/qaadir Cabdi Caddaan, Nuur Maxamed Cali {N. Qamadi},Macaallin Xasan,Cabdi Aadan Guu leed, C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab},Xuseen


Cabdi Calaso ow,Qaasin C//lle {Q.Neero},Cali Muxu ddiin Cali, C/q aadir Maxamed Calasoow {Calas}, Maxamed Cali Maxamud {Madka},Xasan Maxamed Geeseey, C/Ra xaam Cumar Madoobe {Caaqil Dalmar}, Cismaanciil Cumar Madoobe, Falastiin Axmed Xaaji,Malyuun Sh. Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Khadro C/hi Cali,Leyla Cadceed Cismaan, Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} Maxamed Cali Nuur {Socdaal},Cali Muxumud Aadan {C.Madoobe}, Amiin Yuusuf Qasaaro , Axmed Maxamuud Dhicisoow, Cismaan Niino, Maxamuud Maxamed Aadan {Kuurdo},Safiyo Ibaarihin Cali {S.Loren,} Ing.Cadi Siyaad Maxamed, Ing. Cabadiiraxmaan Maxamuud Cilmi, Maxamuud Maxamuud Juun, C/raxmaan Yu usuf Sh. Alcaddlla, Maxamed Muuse Yuusuf {Afrika}  Maxamuud Yuusuf,C/hi Maxamed Xasan  {Black} ,Maxamuud Yuusuf Cali {Sagaar} Aadan C/laahi {Aadaamo}, Barre Sh.C/laahi {Bangaala-deesh,}Aadan Salaamiin,Farxaan Maxamed Jimcaale {FMJ} ,Faarax Cumar Nuur,Maxamed Ibaraah in Isaaq {Baksitaan}, Maxamed Ibraahin Nuur {Macallimuu}, Ciise Faarax Maxamud,C/laahi Xasan Axmed {Shee khaaloow C/rashoid cadulle {Dayl} Farxiyo Cali Qajo, Yuusuf Xasan,  Safiyo Cali Sheekh {Safoon}, C/laahi Xasan Xuseen {Kalgacal}, Caa sho Ibaraahin Cali {Caasho Cuud}, Xasan Cali Geeseey, Abuukar Muxuddiin {Xasharo}, C/laahi Calas Jimcaale, {Mukhtaar Nuur Maxamed {Lovey} Maxamed Shiil Xasan {Shiil}, C/Raxmaan Koronto,Shariif Macallin Maxmuud {Shikhshigoow}, C/raxmaan Xudeyfi, Mahad Car aboow Cali,Seynab Aa buukar Maxamed, C/qaadir Maxamed Cabduule {OKey} Sahro Yuusuf Maxamed, Caasho Cabdi Maxamed, Qamar Salaad Cumar,Shamso Cabdi Qayax, C/hi Axmed Cali {Faat}, Maxamuud Cabdi Maxamed {Fat},Cali Maxamed Cismaan Ameeriko, Sacdiyo Xuseen Macoow {Sacduuni}, Sacido Sh.Axmed {VIP}, Burhaan Diini Faarax, C/hi Maxamed Suldaan, Maxamed Cabdiwahaab, Xaashi C/lle Abiikar, C/rashiid C/qaadir C/lle {Baang},Dhammaan Bahada Saxaafadda iyo iyo madaxda Urur weynaha Saxaafadda Soo maaliyeed ee FESOJ Waxay Tacsi u Tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay WARIIYE QORAA SARE  RUUG CAD DAA AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO }  oo shalay ku Geeriyooday M/Muqdisho  waxaayan Tacsi u dirayan Qoskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Walaalkeen Saaxiibkeen Marxuum  AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO} waxaana Tacsi Qaas ah loo dirayaa Walaalihiis oo kala ah :- Col. Axmed Xuseen Xasan {,Axmadeey-Shiino} C/hi Xuseen Xasan, {Guudlaawe} Xaawa Xuseen Xasan  dhammaan Ilmo Xus een Xasan iyo Xaaskiisa iyo Carruurtii Marxuumka iyo guud ahaanba inta uu ka tegay waxayna alle ugu  Baryayaan Marxuumka inuu jannada Alle ugu Bishaareeyo ehelkana Samir iyo iimaan Saadaq ah ka siiyo    


AAMIIN            AAMIIN             AAMIIN.

 {INNAA LILLAAHI WA’INNAA ILEYHI RAAJICUUN}



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip