Al-shabaab oo qaraxyo ku weerartay kolonyo ciidan oo galbinaysay Engineero Turkish ah

0
Tuesday January 14, 2020 - 17:58:32 in Wararka by
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo qaraxyo ku weerartay kolonyo ciidan oo galbinaysay Engineero Turkish ah

    Ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala beegsaday kolonyo ay la socdeen injineerro Turkish ah. Kolanyadaan ayaa lagu beegsaday degaanka Ceelasha biyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala beegsaday kolonyo ay la socdeen injineerro Turkish ah. Kolanyadaan ayaa lagu beegsaday degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.



Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarka.

Weerarkaan ayaa kusoo beegmaya kadib markii dhawaan Al-shabaab ay sheegeen inay kordhinayaan weerarada ka dhanka ah Turkiga.

Dhawaan ayay ahayd markii labo muwaadin oo Turkish ah ay kamid ahaayeen dadkii ku dhintay qarixii ex-cantarool Afgooye.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip