Wafdi ka socda QM oo soo gaarey Muqdisho lana soo dhaweeyey

0
Monday January 13, 2020 - 20:13:18 in Wararka by
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi ka socda QM oo soo gaarey Muqdisho lana soo dhaweeyey

    Magalaada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Galabta soo gaarey wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Wadamada Geeska afrika Parfait Onanga-Anyanga , iyada oo lagu soo dhaweeyey. Wafdiga ayaa Garoonka diyaaradaha muqdish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalaada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Galabta soo gaarey wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Wadamada Geeska afrika Parfait Onanga-Anyanga , iyada oo lagu soo dhaweeyey. Wafdiga ayaa Garoonka diyaaradaha muqdisho waxaa kusoo dhaweeyey Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb, James Swan iyo mas'uuliyiin kale. Mudane Parfait Onanga-Anyanga ayaa waxaa lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la qaato Wakiilada kala duwan ee Beesha Caalamka ka jooga Soomaaliya iyo madaxda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Waa wafdigii labaad ee ka socda Qaramada Midoobey oo muddo laba cisha Gudahood ah soo gaara Magaalada Muqdisho,waxaana shalay yimid Wafdi ka socda Hay'adda Caafimaadka u qabilsan QM ee WHO.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip