Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Shangaani

0
Monday December 02, 2019 - 12:30:39 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Shangaani

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir,kaddib markii Guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootay qarixii ka dhacay Xarunta Gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir,kaddib markii Guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootay qarixii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Shangaani loogu Magacaabey Aweys Camuudi kaas oo lagu bedelay Sahra Markeyzi oo kamid aheyd Guddoomiyeyaashii ku geeriyooday 24-kii Bishii July qarixii ka dhex-dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Ninkaan ayaa la sheegay inay qaraabo dhaw yihiin Guddoomiyihii Degmada ee geeriyootay.

Waa Guddoomiyihii ugu horeeyay ee Duqa Muqdisho uu magacaabo tan & markii xilkaasi loo magacaabay.

Degmada Waaberi ayaa wali waxa ay tahay Guddoomiye la,aan maadaama Guddoomiyihii Degmadaasi uu ku dhintay Qaraxii xarunta Gobolka Banaadir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip