QARANKA AAN ILAASHANO

0
Tuesday October 22, 2019 - 17:45:24 in Maqaallo by Mogadishu Times
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QARANKA AAN ILAASHANO

    KU:-MADAXWEYNAHA JAMHIIRIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED MUDANE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO KU:-SHACABKA SOOMAALIYEED GUUD AHAAN DAL IYO DIBAD UJEEDO:- QARANKA AAN ILAASHANO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KU:-MADAXWEYNAHA JAMHIIRIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED MUDANE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO KU:-SHACABKA SOOMAALIYEED GUUD AHAAN DAL IYO DIBAD UJEEDO:- QARANKA AAN ILAASHANO


ASALAAMU CALEEYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHU SALAAN KA BID WAXAA KU FARAX INOO AH GUUSHA MAANTA AAN HEEYSANO IYO KARAAMADA AAN YEELANAY KU DHAWAAD 30 KA DIB WAXAANA GUUSHAAN NOO SOO HOOYAY EE MUDDO NAGA BUBUSANEED MUDANE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO OO KA TALA QAADA SHABKIISA WAAYOO TAASI WAXAA CADEYN U AH MARKII UGU HOREEYAYBA WAXAA UU SOO MAGACAABAY RA'IISUL WASAARE KHEYRE MAASHAA ALLAAH WAANA MID GUUL U HORSEEYDAY UMADDA SOOMAALIYEED.

MAGACAABISTA KHEYRE KA DIB MAXAA DHACAY?

WAXAA DHACAY IN QARANIMADII DHISANTO ,QARANIMADANA WAA QIIMO WEYN TAHAY,AQOON IYO QORSHO WACANOO QUNYAR U SOCODBEE RABTAA,QABIIL IYO DANEESTE LAGA DIFAACOO ISKU DUUBNI BEEY RABTAA,CADAAW IN LAGA DHACSHOO NAFTA QAALIGA IN LOO HUREE RABTAA,NIN QUNYAR U SOCOD O HOO AQOON IYO AQAL U ADEEGSADEE RABTAA.

DHINACA KALE HADDII AAD SU'AAL YAR AAN IDIN WEEYDIIYO WALIGAA KHEYRE KA HOR MA ARAGTEEN MUWAADIN SOOMAALI OO XABSI DIBADAHA AH KU DHIBBAN OO LASOO DAAYAY AMA XATAA LAGA HADLAAYO WAA MAYA,SOOW MAHAN IN LAHELAY QARANIMADA SOOMAALIYA WAA HAA.

DHINACA KALE WAXAAN IDIN SHEEGAYAA IN AAN RABIN WAX XIL AH IYO WAX U DHAW EE WAXAA NA ANFACEYSA WAA SHARAFTA SOOMAALINIMADA EE DHAGA DHEXEYSO WAANA MIDDA AAN IDIN LEEYAHAY QARANKA AAN ILAASHANO QARANKU WAAN HELNAY EE AAN SI WADA JIR AH AAN U DIFAACANNO.

SIDOO KALE SOOMAALIYA WEY TASHATAY WAXEEYNA YEELATAY MADAXWEYNE IYO RA'IISUL WASAARE LA SAAXIB AH SHACABKOODA EE QARAN DIIDOW DADKAAGA DHINAC KA SOO RAAC WAA KU JECELNAHAY WAAYOO MUWAADIN SOOMAALIYEED NAGAMA BAXO INAAN SOO DHAWEYNO MAAHEE .

UGU DANBEEN MUDANE MADAXWEYNE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO WAXAAN KAA CODSANAYAA INAADAN KA DAALIN HOWSHA QARANKA ADIGA IYO DOWLADABA ANAGUNA WAAN IDIN GARAB TAAGANNAHAY WAXAA KALE OO JIRA ARIN MUHIIM AH MUDANE SIDA UGU DAGDAGSAN INOOLA SOO XIRIIRADIGOO NAGALA SOO XIRIIR EMAILKA HOOS KU XUSAN ARIMO JIRO OO MUHIIM AH DARTOOD AHNA ARIN ADIGA KUU BAAHAN 100% JAWAABTAADU WAA DAAWADA QARANIMADA DALKA ,RAIISUL WASAARAHA WAAN SALAAMEEYNAA WAXAANA UGU BARYEENAA IN ALLAAH HAKUGU GARAB GALO FARXADDII AAD KA FARXISAY SHACABKA GUUD AHAAN IYO GAAR AHAAN HOOYOOYINKII AAD KA FARXISAY DUCADOODA AYAANA KU GARABTAAGAN .

MAHADSANIDIIN BY,SHACABKA SOOMAALIYEED

EMAIL:-KALSOONIDAQARANKA@GMAIL.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip