Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Isla-Xisaabtan Ku Bilaabay Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka
Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X.
Ujeedka kulankani islaxisaabtan iyo ladagaalanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish iyadoo kulankani ay goob joog ka ahaayeen guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir iyo xog'hayaha guud ee maamulka gobolka.
Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu mid Mid u wareystay saraakiisha ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoose Xamar isagoo u sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin musuq maasuq iyo kutagrifal.
Sawirro:-Duqa Muqdisho Oo Isla-Xisaabtan Ku Bilaabay Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka
Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X. Ujeedka kulankani islaxisaabtan iyo