HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 10-KA SEP 2019-KA

0
Tuesday September 10, 2019 - 08:51:19 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 10-KA SEP 2019-KA

    Bangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kordhay sanadkan Bangiga adduunka ayaa ku shaaciyay war ka soo baxay Shalay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sare u kacay 2.9% sanadkan halka sanadkii hore uu ahaa 2.8%. Warbixin uu soo sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bangiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu kordhay sanadkan Bangiga adduunka ayaa ku shaaciyay war ka soo baxay Shalay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sare u kacay 2.9% sanadkan halka sanadkii hore uu ahaa 2.8%. Warbixin uu soo saaray Shalay Bangiga Addu unka ayaa lagu sheegay in heerka kororka dhaqaa laha dalka Soomaaliya saddexda illaa shanta sano ee soo socota uu ku tiirsanaan doono sida loo joog teeyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka. "Ururinta canshuuraha ee dowlada Soomaaliya ayaa sare u kacay 29% sanadkii la soo dhaafay iy adoo dhaqaalahana uu ka soo kabtay abaar ku dhufatay dalka labo sano kahor,dowladuna waxa ay bedeshay siyaasadeedii canshuuraha,"ayaa la gu sheegay warkan ka soo baxday Bangiga Addu unka. "Inkasta uu dhaqaaluhu kordhay balse lama hel in lacag ku filan oo lagu dabooli karo baahida waxb arashada iyo caafimaadka ee dalka ka jirta."ayuu sii raaciyay Bangiga adduunka warbixinta uu ka soo saaray Shalay dalka Soomaaliya. Sida ay daabacday Wakaalada wararka ee Reu ters Bangiga Adduunka ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay dowlada Soomaaliya in ay abuurto dhaq aale loogu talo galay horumarinta waxbarashada. Bishii May ee sanadkan ayaa hay'adda lacag ta adduunka IMF waxa uu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu waddo wanaagsan ku taagan yah ay balse waxa uu ka digey in uu halis u yahay in uu burburo sababo la xiriira amniga darro,isbed elka cimilada iyo saboolnimo.

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Al-shabaab joojiyeen dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho

   Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay war arka sheegaya in Al-Shabaab ay joojiyeen dhi smaah iyo Dayactirka Tuulada Ciyaaraha Kub adda Cagta ee Stadium Muqdisho ee degma da Warta-Nabada Gobolkan Banaadir.

    Garoonka Stadium Muqdisho waxaa Galab ta booqday Ra’iisul Wasaare  kuxigeenka dal ka Mahadsi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehlinayeen  Wasiirka Dhalinyarada & Cayaa raha Khadiijo Maxamed Diiriye,wasiirka  Warfa afinta Maareeye  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish  iyo kuxigeenkaoosa Amniga iyo Siyaasada Maxamed Cabdullaahi Tuulax.

      Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxam ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa  sheegay in ho wshii Dhismaha  iyo Dayactirka ee stadium mu qdisho ay si  caadi ah u socdaan,isla markaa na ay been abuur tahay in Al-shabaab  joojiy aan,waxana uu sheegay inaysan jirin cid joojin karta.

    Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo dadka ayuu sheegay in ay uga  digayaan baahinta wa rarka been abuurka ah,waxaana uu sheegay in sidoo  kale ay baaritaano ku sameyn doonaan shirkadda heysata qandaraaska  dhismaha, islamarkaana ay wax ka weeydiin doonaan arrimhaasi.

     Mas’uuliyiintaan oo mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee Garoonka ayaa waxaa ay dhamaantood beeniyay Wararka sheegaya in Shabaab joojiyeen Dhismaha Garoonka,iya ga oo sheegay in warkaasi aan waxba ka jirin.

Kheyre Oo Baydhabo Ku Booqday Ciidamo Tababar U Socda

    R/WasaarahaXFS, Md.Xasan Cali Khayre ayaa Shalay booqasho ugu tegay 415 Aaskar Booliis ah oo tababar uga socdo magalaada Beydhabo, loona diyaarinayo ka qayb qaada shada sare u qaadidda amniga dalka.

R/Wasaaraha oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa cii damada kula dardaarmay in ay ka faa’iideysta an, si ay ugu fududaato u adeegidda bulshada Soomaaliyeed.

     Ciidamada oo R/Wasaaruhu booqday ayaa marka ay dhameystaan tababarka waxaa loo qeybinayaa qayb ka ku biirta howl gallada amn iga lagu sugayo iyo qayb tababar dheeraad ah la siiyo si ay ugu mid noqdaan ciidamada bool iiska gaarka u tababan.

Soomaaliya Oo Shir Uga Qeyb Gashay Dalka Hungary

    Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiin ta iyo Tiknolojiyadda oo uu hogaaminayo Was iirka Wasaaraddaasi Md. Eng. Cabdi Cashur Xasan ayaa waxa ay ka qeyb galeen furitaan ka Bandhiga iyo Shirweynaha Isgaarsiinta ee Caalamiga ah (ITU Telecom World), Bandhi gan oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee ay iskugu yimaadaan qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta iyo dowladdaha ayaa ka dhacaya 9- 12 Bishan September Magaalada Budap est ee Dalka Hungary.

    Munaasabada Furitaanka shirweynahan ay aa waxaa ka sooo qeybgalay Xoghayaha Gu ud ee Midawga Isgaarsiinta Adduunka (ITU) Md.Houlin Zhao iyo Ra’isul Wasaraha dalka Hungary.

    Xubnaha Wafdiga Wasiirka oo uu ku Jiro Ma areeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Md. Cabdi Sheekh Axmed ayaa waxa ay inta uu socdo bandhiga iyo Shirweynahan kula yeelan doonaan shirar doceedyo Dowladdo, Shirk adaha Tiknolojiyadda iyo quburo ku tashustay qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta kuwaas oo ay kala hadli doonaan fursadaha iyo mow duucyada sida gaar ah danaynta ugu leh dalk eena.

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Safiirka Ingiriiska Ee Somalia

   Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay we fti Ballaaran oo uu hoggaaminayo safiirka Ingir iiska u qaabilsan dalka Soomaaliya, Amb. Ben Fender.

    Kulanka uu madaxweynuhu la qaatay wefti ga Ingiriiska, ayaa diiradda lagu saaray arrimo la xiriira xoojinta Xiriirka 2da dhinac ee So mali land iyo Ingiriiska, ammaanka guud ee manda qadda, doorashooyinka, mashaariicda horum arineed iyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

     Madaxweynaha Somaliland waxa uu dawla dda Ingiriiska uga mahadnaqay taageerada ballaaran ee ay la barbar taagan yihiin Somalil and, waxana uu u sheegay inay Somaliland ka go’an tahay adkaynta xiriirka  beesha caalam ka, sidoo kalena wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ay xukuumad ahaan ka taagan yihiin mawqifkii iyo shuruudihii ay beesha ca alamka Somaliland hore ugu bayaamisay.

    Dhankooda, waxa ay weftigu ku bogaadiy een Somaliland horumarka laga sameeyey qa bsoomidda doorashooyinka iyo sida ay shacab iyo dawladba diyaarka ugu yihiin geeddi-soc odka Dimuqraaddiyadda ee dhinacyada doora shooyinka iyo horumarka.

    Ugu dambayntii waxa ay madaxweynaha iyo madaxa hay’adda dalka Ingiriiska u qaabilsan kaalmooyinka caalamiga ah ee DFID Mr. Dam on Bristow kala saxeexdeen wejiga labaad ee kaalmada dalka Ingiriisku kaga qayb-qaadanay aan sanduuqa hormarinta Somaliland (SDF) ee lagu maal-geliyo mashaariicda horumarine ed ee dalka laga fuliyo, waxa kale oo ay goob ta ku kala saxeexdeen heshiis lagu horum arina yo khayraadka Tamarta Somaliland.

     Kulankan waxa madaxweynaha ku wehelin ayey wasiirrada wasaaradaha Arrimaha dibad da iyo Iskaashiga caalamiga ah, Horumarinta maaliyadda iyo la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha dhaqaalaha. Dhinaca weftiga waxa kulanka qayb ka ahaa madaxa xafiiska Ingiriis ka ee Somaliland iyo Wakiilka hay’adda DFID ee Somaliland.

Safiirka Soomaaliya Ee India Oo Ka Qeyb Gashay Shir Ka Dhacay Dalkaas

    Shirka 14 ee Qaramada Midoobay ee xaa lufinta deegaanka baaba’a dhulka abaaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India, waxaana daah-furka shirka ka qayb gal ay R/wasraha dalka India Mr Narendra Modi.

Shirkaan ayaa waxaa sanadkaan Somali uga qaybgalay safiirka Soomaaliya ee India Marwo Faaduma Cabdullaahi Maxamuud iyo Agasima ha Guud ee Agaasinka Deegaanka Iyo Isbedel ka Cimilada ee Xafiifka Ra’iisul wasaaraha So maliya Axmed Yusuf Axmed, sidoo kale waxa shirka goobjoog ka ahaa la-taliyaha sare ee dhinaca siyaasada Madaxweynaha JFS Md. Cali Dauud.

     Shirka ayaa waxa isugu yimid In kabadan 196 dal, 100 wakiilo oo kala duwan ah iyo hay’ adaha daneeya Arrimaha deegaanka, sidoo ka le shirkaan waxaa dhinac socday shirar kala gooni gooni ah, kuwaasi oo inta badan diirada lagu saarayay deegaanka, cimilada iyo dhulka ay baaruhu sameynayaan.

     Inta badan Masuuliyiinta hadalada ka jediy ay Shirkaan ayaa waxa ay aad uga waramaye en cimilada hawada wasaqaysan iyo siddi xal lagu heli lahaa.

    Dhanka Dawladda Soomaaliya oo ay u hada shay Danjire Faaduma C/hiInsaaniya ayaa she egtay in Wasaqowga Hawada loo baahan yah ay in hoos loo dhigo, si loo abuuro fursad lugu la Soo baxo Kheyraadka, loona kordhiyo Awo odda Tamarta Shir waynaha Qaramada mido obay ee xaalufinta deegaanka iyo hoos udhig ida abaaraha sameeya dhulka ayaa waxa uu socon doona ilaa 13ka September, iyaddoo la gu gorfeyn doono Arrimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada.


RW Kheyre Oo Xariga Ka Jaray Mashruuc Laga Hirgeliyay Duleedka Baydhabo

    R/Wasaaraha oo weli ku sugan M/Baydhabo ayaa Shalay si rasmi ah xariga uga jaray Ceel Biyood Cusub oo laga dhigay duleedka Magaa lada Baydhabo.

 

     Munaasabadda uu Ra’iisul Wasaare Khey re Xariga uga jaray Ceel Biloodka Cusub ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha DGK/ Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka as iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada XF Federaalka.

     Sidoo kale Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in Ceel Biyoodka laga Hirgeliyey Duleedka M/Baydhabo ay ka faa’iideysan do onaan Bulshada kunool halkaas.

     Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha XFS Xas an Cali Kheyre ayaa dhagax dhigay Waddada Xariirisa Xaafadaha Berdaale iyo Horseed eek u yaalla Magaalada Baydhabo.

Hogaamiyaha xisbiga Mid Qaran, Dr. C/Nu ur oo lagu soo dhoweeyey Holland

    Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadd anka Holland ayaa casho sharaf ku soo dhaw eysay Hogaamiyaha xisbiga Mid Qaran, Dr Ab dinuur Sheikh Mohmamed oo dhawaanah aan booqasho ku joogay wadanka holland.

Dr Abdinuur oo dadkii casha ka soo qeybgal ay la hadalyey ayaa wa xaa uu sheegay in xilig aan dadka Soomaaliye ed ay u baahanyihiin hogaamiye umadda isku wadi kara kana fog qabyaaladda isagoo tusaale u soo qaatay wax yaabihiin  foolxumada ahaa ee laga dhaxlay qa byaadda iminkana loo bahanya hay in la mide eyo dadka Soomaaliyeed oo ku daalay qabiilka iyo dowlad xumida .

    Dr Abdinuur Sheikh Mohamed oo khudbadii sa ku dheeraaday ayaa waaxaa kaloo uu she egay in dalka u u baahanyahay wadahadal ha dii aan wada hadal lahelin in lagu jiraayo fowd ada iyo dhibaatada waayo wadahadalka wax aa la ga dhexhelayaa Mab,da, lagu mideysan yahay  ayuu yiri DR Abdinuur.

      Qaar kamid ah dadkii Dr Abdinuur ku soo dhaweyey oo ka hadalay Munaasabadda Ca sha ayaa waxaa ay sheegeen in ay u baah an yihiin hogaamiye daacad ah oo wax badan ka tarikara dhibka Soomaaliya heysta iyagoo na Dr.kula dardaarmay in aqoonyahanada sidi isa ookale ah ay san ka daalin lahadalka uma d da iyo in ay keenaan isbadal ka duwan kuwii la soo maray.

Wasaaradda A/Dibadda DFS Oo Xafiis Ka Furatay Dowlad Goboleedkii 2-Aad

     Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Md.Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shalay xarigga ka jaray Xafiis ay Garoowe ka furatay Wasaara dda Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalam iga ah ee DFS. Xafiiskan oo arrimaha Quns uliyadaha u qaabilsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqadiisu noqonaysa fududeynta Duku mentiyada qaadashada Baasaboorka oo awal loo aadi jiray Muqdisho. Md Karaash oo ka had lay furitaankii Xafiiskan, wuxuu bogaadiyey in Garoowe laga hirgeliyey Xafiis ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo fududeyna ya Dukumentiyo iyo Waraaqo awal Safar iyo daahid lagala kulmi jiray.

     Furitaanka Xafiiska arrimaha Qunsuliyada ha ee Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaa liya waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku wehe liyey, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowl adda Puntland, Saraakiil ka socda Dowladda FS,gaar ahaan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Tali yaha Ciidamada Booliiska Puntland iyo Gud. D/Garoowe. W/Arrimaha Dibadda ee DFS ay aa horey Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha u qaabilsan uga furatay M/Baydhabo ee Caasi madda KMG u ah DGK/Galbeed Soomaaliya..

Madaxweyne Waare oo Matooro guddoon siiyay Qaar ka mid ah Beeraleyda Beled weyne

   Md.Maxadweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay Guddoonsiiyay mat ooro loogu talo galay in lagu horumariyo beeral eyda Hirshabelle, waxaana Maamulka ka gaca nsiiyay Hey’adda ARC ka dib munaasabad ka dhacday hoolka shirarka M/Beledweyne, wax aana munaasabadda goob joog ka ahaa xub no ka tirsan labada gole ee DG/Hirshabebelle Mas’uuliyiinta heer gobol iyo heer degmo, iyo Qaar ka mid ah beeraleyda gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Wa are oo munaasabadda ka hadlay ayaa ku dhee raaday ka sheekeynta muhiimada ka faaideysi ga wax soo saarka beeraha hirshabelle,isagoo xusay in barnaamijkani uu qeyb ka yahay Qor shaha lagu horumarinayo Beeraleyda Deegaa nada Hirshabelle, waxaana uu tilmaamay in muhiim ay in laga faaideysto biyaha webiga shabeele taa bedelkeeduna aysan noqon mar in uu wabiga uu fataho marna uu qalalanya hay.

    "Barnaamijkani runti waxa uu qeyb ka yahay mashaariicda lagu xoojinayo adkeysiga beera leyda ay u adkeystaan abaarooyinka, fatahaa daha si ay u soo saartaan wax soo saarka, ga ar ahaan wax soo saarka la iib geeyo ay qud aartu ugu badantahay, runtii barnaamijkani

   waxa uu horseed u yahay barnaamij weyn oo u jeedadiisu ay tahay in nolosha beeraleyda hirshabelle wax looga bedelo qeyb ka mid ah, barnaamijyadaas maalgalinayo deeq beexi yayaal kale duwan, qeybta ugu weyn waa qey bta lagula tacaalayo, ee ka hortagayo fatahaad aha ee mar walba soo noqdo” Ayuu yiri mada xweyne Waare.

    Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo sii hadlay ayaa u mahaceliyay hey’ada ka gacan siisay maamulka qalabkani oo muhiimad gaar ah ugu fadhiyo beeraleyda Soomaaliyeed gaar ahaan beeraleyda Hirsha belle, waxaana uu xusay in muhiimad gaar ah ay ugu fadhiso kor u qaadida xirfadda iyo aqo onta beeraleyda ayna ku howlanyihiin in laga faaideysto wax soo saarka dalagyada beer aha.   Maamulka hirshabelle ayaa qorsheeyay 1535 matooro in looga faaideeyo beeraleyda hi rshabelle iyadoo beeraleyda magaalada Jowh ar horey la guddoonsiiyay matooro sidaan oo kale, waxaana Shalay madaxweynaha gacant iisa uu ku Guddoonsiiyay 375 ka mid ah beeral eyda Magaalada Beledweyne iyo Deegaanna da hoosyimaada.

Xizbullah Oo Soo Riday Diyaarad Ay Leeda hay Israel

     Kooxda Xizbullah ayaa Shalay sheegtay in dagaal-yahannadeeda ay koonfurta Lebanon kusoo rideen diyaarad aan duuliye lahayn (Dr one), oo ay lahayd Israel. Bayaan kasoo baxay kooxdan ayaa lagu sheegay inay "hub ku hab boon” u adeegsatay soo ridista diyaaradda, isl amarkaana ay hadda gacanta ku hayso.

     Militariga Israel ayaa sidoo kale ku warram ay in mid ka mid ah diyaaradahooda drone-ka lagu soo riday isla aagaas, hase yeeshee ma aysan shaacin waxa sababay.

     Israel waxa ay sheegtay inay ahayd "diyaar ad iska fudud”, islamarkaana aysan jirin wax walaac ah oo ku saabsan in xog muhiim ah la ga helo. Hoggaamiyaha Xizbullah, Xassan Nas rallah ayaa bishii tagtay ka digay in dagaal-yahannadiisa ay weerari doonaan diyaarad ka sta oo Israel ay leedahay oo soo gasha haw ada Lebanon.

     Dhacdadan ayaa timid kadib markii Xizbul lah iyo ciidamada Israel ay markii ugu horreys ay muddo sanado ah is-weydaarsadeen rasa as kadib markii Xizbullah ay gantaallada lidka taankiyada ku weeraray Israel, Israal-na ay ku jawaabtay gantaallo kale.Labada dhinac ayaa waxaa sanaddii 2006 dhex-maray dagaalsoc

 day bil.

 



Logistics Senior Assistant


Job categoriesProcurement

Vacancy code VA/2019/B5001/18495

Department/offices, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract typeLocal ICA Support

Contract levelLICA-5

Duration on-going, subject to organizational requirements, satisfactory performance and availability of funds

Application period28-Aug-2019 to 11-Sep-2019

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

 Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. The Head of Cluster is responsible to administer, provide support and oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations. It is headed by the Head of Cluster who has the overall authority and accountability for the performance of the Peace and Security Cluster on behalf of its clients. 

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates. 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis is delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor. 

 Functional Responsibilities

                                                                                                                                                                                                                                 

The Logistics Senior Assistant reports to the Logistics and Asset Management Analyst as his/her direct supervisor. His/her Duties and Responsibilities include:

·         Liaise with the Procurement and Logistics Unit for purchase orders, shipping documentation and waybills;

·         Receipt of goods and equipment for the office, inspection and report preparation;

·         Ensure any discrepancies are fully investigated and resolved using the Loss and Damage process;

·         Liaise with Procurement and Logistics team to receive documents of the incoming shipments from international vendors;

·         Support in the organization of shipments, customs clearance arrangements, preparation of documents for UNOPS shipments (received/sent);

·         Implement follow-up actions, address delays and bring to the attention of supervisor;

·         Prepare customs clearance for air, road and sea shipments arriving in Somalia for Mine Action Somalia Programme;

·         Liaise with respective ministries/custom clearance contractor to get clearance letters and approvals on time before arrival of shipment in country;

·         Ensure timely receipt of clearance letters from ministries and delivery of goods;

·         Arrange transport of goods from the airport and seaport to Mine Action Somalia camp in Aden Abdulle International Airport, Somalia;

·         Hand over goods to Asset Management team to be recorded in the database;

·         Coordinate loading/ Customs clearance of cargo for out



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip