liverpool oo markii Afaraad ku guuleysatay UEFA SUPER CUP

0
Friday August 16, 2019 - 00:00:04 in Wararka by
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    liverpool oo markii Afaraad ku guuleysatay UEFA SUPER CUP

    Kooxda Liverpool ayaa xalay ku guuleystay koobka UEFA Super Cup markeedii afaraad kaddib markii ay rigooreyaal kaga badisay kooxda Chelsea kulanka waxa uu ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Ciyaarta oo aad u xisio badneyd ayaa waxaa ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Liverpool ayaa xalay ku guuleystay koobka UEFA Super Cup markeedii afaraad kaddib markii ay rigooreyaal kaga badisay kooxda Chelsea kulanka waxa uu ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Ciyaarta oo aad u xisio badneyd ayaa waxaa ku dhammaatay guud ahaan barbaro 2-2 oo ay labada kooxood isla dhaafi waayeen,hayeeshee waxaa loo baahday in labada kooxood markale lagu kala saaro gool ku laadyo waxaana rigooreyaal 5-4 ku adkaatay kooxda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip