Al-Shabaab oo sheegtay inay gacanta ku heyso Diyaarad Drone ah oo soo dhacday

0
Monday February 15, 2016 - 19:55:00 in Wararka by
  • Visits: 800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo sheegtay inay gacanta ku heyso Diyaarad Drone ah oo soo dhacday

    Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku heyso diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone, taasoo ku soo dhacday dhul buuraley ah oo ku dhow degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku heyso diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone, taasoo ku soo dhacday dhul buuraley ah oo ku dhow degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Qoraalo lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in diyaaradan Drone uu leeyahay Mareykanka, ayna xambaarsaneyd illaa lix gantaal.

Saraakiil ka tirsna Al-Shabaab ayaa sheegay in diyaarada ku soo dhacday deegaan lagu magacaabo Shan Dacaar oo 70KM u jirta degmada Baardheere.

Ma Cada cida laheyd diyaarada, hase ahaatee Al-Shabaab ayaa sanadkii hore bartamihiisa ku soo bandhigay degmada Diinsoor diyaarad aan duuliye laheyn oo ah kuwa wax basaasa.

Diyaaradaha Drones ee uu Mareykanka leeyahay ayaa horay weeraro ka fuliyay Soomaaliya, kaasoo lau dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip