Fursad shaqo oo u furan Ciidankii hore!!!

0
Friday July 19, 2019 - 13:19:01 in Wararka by
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fursad shaqo oo u furan Ciidankii hore!!!

    Hordhac (Isticmaarku markii uu imaanayay, waxa uu iska Soo hormariyay shirkado aan lala xisaabtami Karin, hadda….) Ogeeysiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hordhac (Isticmaarku markii uu imaanayay, waxa uu iska Soo hormariyay shirkado aan lala xisaabtami Karin, hadda….) Ogeeysiis

Dhamaan Ciidamadii hore, Da’ kasta ha jiro, Tababar kasta ha qabo, Gobal kasta haka Soo jeedo, hadduuna jir ahaan jirin dhaawac ka muuqdo, waxaa loo hayaa Shaqo.

Shuruud

1-Waa in aad diyaar u tahay Shaqa kasta oo laguu diro in aad si hufan uga Soo baxdo.

2-In Isla Qab weynidii Ciidankii Dalka aad meel iska dhigto.

3- sida Ciidamadii "illaalada” ee Waqtigii isticmaarka in aad Daacad u ahaato shaqada laga qabanayay Guriga Badroonigaaga Ajnabiga ah, Sida in aad Ka furto Albaabka, howlaha Cunta kariska iyo adeega Guud ee Guriga iyo xerada shirkadda haddii lagaaga baahdo.

4- in aadan wax Xiriir ah la leheeyn Dowladda dhexe, Maamul gobaleedyada iyo Culumaa’u diinka.

5- in Aadan isku mashquulin waxa Ka dhexeeyo 5ta shirkadood.( F.S: 1aad).

Shaqo ma xumee, halala xisaabtamo shirkadaha ” siis rabo ha loo yeelo”

Afkeenu waa isku amaan.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip