Xulka gabdhaha Mareykanka oo usoo gudbay final-ka Koobka Dumarka ee Adduunka

0
Wednesday July 03, 2019 - 17:54:09 in Wararka by
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka gabdhaha Mareykanka oo usoo gudbay final-ka Koobka Dumarka ee Adduunka

    Tartanka kubadda cagta koobka adduunka ee gabdhaha ayaa maraya meel aad u Xiisa badan waxaana loo wada tartamayaa ku guuleysiga koobkan oo ay sanadkii hore guuleysteen ciyaartooyda gabdhaha Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartanka kubadda cagta koobka adduunka ee gabdhaha ayaa maraya meel aad u Xiisa badan waxaana loo wada tartamayaa ku guuleysiga koobkan oo ay sanadkii hore guuleysteen ciyaartooyda gabdhaha Mareykanka.

Xulka Gabadhaha Mareykanka ayaa muujinaya carcar farabadan waxa ayna markii labaad u soo gudbay gabdhaha Mareykanka ciyaarta kama danbeysta Koobka Adduunka Dumarka2019,ee ka socda dalka faransiska, kadidb markii ay xalay ka badiyeen xulka qaranka Ingiriiska.

Gabadha difaacanaya Koobka Adduunka Haweenka ee Mareykanka ayaa 2-1 uga adkaaday xulka gabdhaha Ingiriiska, waxaana ay doonayaan inay koobka difaacdaan oo dalkooda dib ugu celiyaan sanadkii labaad oo xiriir ah.


Gabdhaha u ciyaara xulka qaranka Ingiriiska ayaa ka haray tartanka Koobka Adduunka Dumarka 2019, halka final-ka tartankan ay gaareen gabdhaha USA oo sugi doona kama dambeysta xulkii soo adkaada Caawa xulalka Holland iyo Sweden.

Xulka gabdhaha Mareykanka oo usoo gudbay final-ka Koobka Dumarka ee Adduunka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip