HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2019-KA

0
Tuesday June 18, 2019 - 10:18:44 in Wararka by
  • Visits: 1024
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2019-KA

    KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY GUDDOONKA BAARLAMAANKA HIRSHABEELLE Khilaafkaan Cusub oo u dhaxeeya Gudodomiyaha Baarlamaanka Mamulka HirShabeelle iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa yimid kadib markii Guddoomiye Cusmaan Bare oo Baarlamaanka fasax ge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY GUDDOONKA BAARLAMAANKA HIRSHABEELLE Khilaafkaan Cusub oo u dhaxeeya Gudodomiyaha Baarlamaanka Mamulka HirShabeelle iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa yimid kadib markii Guddoomiye Cusmaan Bare oo Baarlamaanka fasax geliyay,isla markaana xiray kulamada Baarlamaanka. Hayeeshee tallaabadaas ayaa waxaa ka hortimid guddoomiye kugeenka labaad ee Baarlam aanka HirShabeelle Canab Axmed Ciise ,iyada oo sheegtay in xeritaanka kulamada Baarlaamaanka uu yahay sharcidarro. Shir jaraaid oo ay ku qabatay Magalada Jowhar ayay ku sheegtay in qof ka maqan gudaha Gol aha Baarlamaanka uusan xiri Karin kulamada,isla markaana looga baahan yahay in uu xaadir ku yahay kulamada. Waxaa ay hadalkeeda intaasi ku dartay in Guddoomiyaha Baarlamaanka HirShabelle Cusmaan Barre Maxamed looga baahan yahay in uu dib ugu soo laabto Magalada Jowhar, xilli Baarlmaanka uusan kulmin in ka badan Saddex

SAMAFALE WEYN OO SOOMAALIYA KA GEE RIYOODAY!!! {AAN U DUCEYNO MARXUUM KA}

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_418BB0-0CEA80-EFB16F-9E5923-E5BB39-74B9F7.jpg Adduunyaddu waa safar, qof walbaana maalin ayuu ka tagayaa, Geeridu waa xaq waana halka lagu dambeyn doono, ma dhinte waa Illaah ee Allaha u naxariistee waxaa ummadda Soomaaliyeed ka Baxay Samafalihii weynaa Xaaji Maxamed Cali Nuur {Xaaji Aamanuu}

Allaha u naxariistee Marxuum Aamanu ayaa ahaa Saaxiib samafal badan, caan waxa uu ku ahaa Bixinta sadaqada, u kaal meynta dadka tabarta yar, aqrinta Quraan ka & taageerida wan aag walba oo ummad da loogu adeeegayo!

Marxuumka oo ahaa Ahlu Kheyr Naxa riis badan ayaa Alle waxaa looga barya yaa inuu Jannatull Fardows ka waraabiyo, Qoyskii & Eheladii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan inuu ka siiyo. Aamiin

Maamulka iyo Howladeennada Wargeyska Mogadishu Tim es waxa ay tacsi u diryaanqoskii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuumka iyagoo ugu tacsiyadeynaya carruurtii iyo walaaha marxuumka waxa ayan alle ugu baryayaan in uu u naxariisto marxuumka iyagna samir iyo iimaan saa daq ah ka Siiyo Aamiin Aamiin..

MAXAMED MORSI OO GEERIYOODAY MARKII UU MAXKAMADDA DHAXDEEDA KU MIIRBEELAY (SUUXAY)

mohamed morsi Madaxweynihii hore ee dalka Masar Ma xamed Morsi ayaa geeriyooday kadib xilli uu Shalay ka soo muuqday maxkmad.

Dowladda ayaa sheegtay inuu suuxay ku dhex dhintay maxkamad horteeda oo maa nta la soo taagay. Allaha u naxariisto oo ja nnada ha ka waraabiyo.

Maxamed Morsi ayaa 67 sano jir ahaa markii uu geeriyooday sida ay sheegtay warbaahinta qaranka dalkaasi.

Sannadkii 2012kii ayaa loo doortay Mada xweynaha Masar, ka dib markii xu kunka laga tuuray Maxamed Xusni Muba arak.Telefishanka Masar ayaa ku warra maya in uu u dhintay xanuun ku soo boo day xilli maxkamadeyntiisu socotay.

Allaha u naxariisto madaxweyne Mursi.

Eheladiisa ayaa dhawaan ku eedeeyeen dowladda in laga jaray dawooyin uu qaa danayay taas oo ay xkuumaddu beenisay.

RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKA OO SHIR UGA QEYB GALAY ANKARA

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/IMG-20190617-WA0024-681x454.jpg Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuuma dda federaalka Soomaaliya (XFS), muda ne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ay aa magaalada Ankara ee dalka Turkiga u ga qayb galay sannad guurada 25aad ee xuska maalinta caalamiga ah ee la daga allanka Saxaroobidda dhulka (June 17).

Dowladda Turkiga ayaa marti gelisay xu ska, waxaana Munaasabadda furay wasi irka beeraha ee dal ka Turkiga oo ay shee gay in ay muhiim tahay ka qayb qaadasha da dibudhiraynta deegaanka si loo ga ba aqsado dhibaatada ka dhalata nabaad gu urka deeganka.

Munaasabadda oo ay kasoo qayb gale en mas’uuliyiin badan oo ka kala socota daafaha caalamka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ibrahim Thiaw of Mauritania, oo ah xoghayaha fulinta cahdiga qaramada Midoobay ee la dagaallanka saxaroobidda deegaanka (UNCCD).Cahdiga Qaramada Midoobay ee la dagaallanka saxaroo bid da dhulka oo la sameeyay 1994kii ayaa dhammaan dhinacyada waajib uga dhigaya in ay u hoggaansamaan heshiis yada la xariira deegaanka, iyo hurumarin ta xasilinta maamulka dhulka.Maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka Saxaroo bidda dhulka iyo abaaraha ayaa waxaa la isku xasuusiyaa dhibaatooyinka ka dha sha saxaroobidda, waxyaabaha keena in dhulku uu saxaro noqodo iyo qorshaya asha looga hortegayo.Halkudhigga sann adkaan ee xuska munaasabadda 17ka June ayaa laga dhigay "aan Aan mustaq balka u horumarinno si wadajir ah”Khud bad uu Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soo maaliya uu ka jeediyay munaasabadda xu ska ayuu ku sheegay dhibaatada ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay ku qabaaan deegaannada saxarroobaya iyo qorshaha dowladda ee looga hor tegayo saamaynta isbedelka cimillada, abaaraha iyo dhamm aan waxyaabaha sababa in dhulku uu saxaroobo oo wax soo saarku uu hoos u dhoco.Saxaroobidda deegaanka, xaalufi nta iyo abaarha ayaa qayb ka qaata kasii daridda dhibaatooyinka dhaqaalaha, bul shada iyo deegaanka ee ay kamidka yihiin faqriga, barakaca bulshada, caafimaad darrada, yaraanta amniga cunnada, yaraa nta biyaha iyo u nuglaanta saamaynta isb edelka cimmilada addunka

WAQTIGA LA DHAGEYSANAYO RACFAANKA DACWADA KIISKII CAAISHO ILYAAS OO LA SHAACIYAY

Caaisho War Shalay kasoo baxay Ku xigeenka Xeerilaaliyaha guud ee dowlad gobolee dka Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa lagu shaaciyay waqtiga la bilaabi do ono dhageysiga Dacwada Racfaanka fal kii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay Caaisho Ilyaas Aadan.

Warkan ayaa lagu sheegay in 22ka Bis han June oo ah Gudaha todobaadka soo socda la dhageysan doono dacwada ra cfaanka kiiskii Caaishi Ilyaas,kadib markii ay racfaan ka qaateen saddex eedeysane oo falkaasi lo xukumay.

12kii bishii May ee sannadkan 2019 ay aa Maxkamadda darjada kowaad ee gobo lka Nugaal waxaa ay xukun dil ah ku riday Saddex Ruux oo lagu eedeeyey kufsiga iyo dilka Caaisho ilyaas,hayeeshee rac faan ay ka qaateen dib markale Maxka mad loo horkeeni doono.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa aad uga xumaaday falkii kufsiga iyo dilka ahaa ee Magalada Gaalkacyo Bishii Febaraayo ee sanadkaan loogu geystay Caaisho Ilya as oo aheyd Gabar 12 jir ah.

USAID OO $185 MILYAN UGU DEEQDAY SOOMAALIYA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ,Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay maamulaha gu ud ee hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) , Mark Green iyaga oo si wadajir ah ugu dhawaaqay dib u hawlgelinta xarunta USAID ee Sooma aliya oo la xiray sannadkii 1991kii.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo Mark Green ayaa ka wada hadlay dadaa llada ay Xukuumadda Federaalka Sooma aliya ugu jirto dib u soo kabashada dhaq aalaha, deyn cafinta iyo dib u habaynta hannaanka maaliyadeed ee dalka si loo xaqiijiyo koboc dhaqaale oo waara.


kh 

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre aya a tilmaamay in Xukuumaddiisu ay mudna anta kowaad siinayso sidii ummadda Soo maaliyeed loo gaarsiin lahaa isku filnaan sho iyo dib u soo kabasho dhaqaale, isla markaasna ay soo dhawaynayso wada shaqaynta Hay’adda Horumarinta Caala miga ah ee Maraykanka.

Dhankiisa, Mudane Mark Green ayaa Ra’iisul Wasaaraha la wadaagay hawlaha ay hay’adda USAID ka waddo Soomaaliya iyo qorshayaasha lagu dardargelinayo ma shaariicda lagu taageerayo danyarta Soo maaliyeed si ay uga baxaan saboolni mada iyo shaqo la’aanta, una gaaraan is ku filshaansho dhanka dhaqaalaha ah.

Mark Green in furitaanka xafiiska USA ID ay timid kadib markii ay dowladda Mare ykanku ay xaqiijisay in hoggaanka dalka ay ka go’ntahay horumarinta iyo ka guul gaaridda hadafyada waawayn iyo him ilooyinka ummadda Soomaaliyeed, waxa uuna dhanka kale ku dhawaaqay in US AID ay dowladda Soomaaliya ku caawi nayso $185 Milyan oo wax looga qabana yo arrimaha bini’aadnimada dalka.

Mudane Mark Green ayaa sidoo kale xusay inay bilaabayaan barnaamijyo lagu caawinayo dadkii ay saameeyeen fataa hadihii dalka ka dhacay, isaga oo ballan qaaday in hay’addiisu ay sii dardarge linayso barnaamijyada horumarinta iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliy eed.

SACUUDIGA OO KA LAABTAY GO’AAN LAGU DILI LAHAA MURTAJA QUREYRIS

Wiil yar oo Sacuudiyaan ah oo la filayay in dowladdu ay dil ku fuliso ayaa la shee gay in aan la toogan doonin. Wiilkan ayaa loo heystay eed ah inuu ka qeybqaatay Dibadbaxyo ay Shiicadu hormuud ka ahayd oo dalkaasi ka dhacay.

Murtaja Qureyris oo markii la qabanay ay sanadkii 2014kii ahaa 13 jir ayaa sana do kale xabsiga kusii jiri doona.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/cunuga-696x391.jpg Maxkamad Sacuudi ah ayaa Qureyris Axaddii Dorraad ku xukuntay 12 sano oo xa rig ah oo ay ku jirto muddadii 4ta sano ah eyd ee uu xukun la’aanta sii xirnaa, taasi oo micneheedi yahay in lasii deyn doono marka la gaaro sanadka 2022 isaga oo 25 jir ah.

Sarkaal Sacuudi ah ayaa sheegay in Qureyris uu farsameeyay walxaha qarxa ee Molovka loo yaqaano isaga oo bileys ka iyo goob Farmashiye ahna ku weera yay. Waxa uu masuulku intaa ku daray, in wiilkan yari uu sidoo kale hub kale adeeg saday, kadib markii uu ku biiray koox arg agixiso ah.

Sacuudiga ayaa cambaareyn xooggan kala kulmayay kooxaha xuquuqda aadana ha u dooda, wixii ka dambeeyay dilkii Weri ye Jamaal Khaashuqji bishii October ee sanadkii tagay loogu geystay Magalaada Istanbul, sidoo kale ururrada xuquuqda aa danaha ayaa Riyaad ku cambaareeyay qabqabashada dadka xuquuqda haween ka u dhaqdhaqaaqa kuwaas oo ilaa hadda la maxkamadeynayo.

Bishii April ee sanadkan dowladda Sacuu digu waxa ay dil ku fulisay 37 ruux oo Shiico u badan. Sida Hey’adda Amn esty International ay sheegtay waxaa dad kaasi la toogtay kamid ahaa wiil yar oo ay da’diisu 16 sano aheyd.

DADKA LAGU ARKAY CUDURKA EBOLA DALKA KENYA OO KORDHAY

ebola Ilaa sadex ruux ayaa si gooni loogu ka ra ntiilay kadib markii dadkaasi looga sha kiyay inay la xanuunsan yihiin caalaa ma daha cudurka waayadaan dambe ku baa yay Qaarada Africa ee Ebolo, waxaa na Sadexdaan qof lagu hayaa Isbitaalka ma gaalo madaxda Ismaamulka Kericho ee Kericho.

Sayga qofka dumarka ah ee lagu arkay calaamadaha cudurka iyo labo qof oo kale ayaa habeenkii Axadda la gaarsiiyay Isbit aalka.Dr Shadrack Mutai, oo ah madaxa qeybta caafimaadka deegaanka ayaa war baahinta u sheegay inay qaadeen tilaa booyin ay uga hortagi karaan calaamado loo malaynayo inay yihiin kuwa cudurka Ebola.Deegaanada laga soo sheegayo in lagu arkay cudurka Ebole ee Kenya ayaa xaduud dhow la leh dalka Uganda oo maa lmihii la soo dhaafay dhowr qof ay ugu geeriyoodeen cudurka Ebola, waxaana laga cabsi qabaa in tirada dhimashada cu durkaasi uu sababay ay sii kororto dalka Uganda.

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ayaa khuburo dhanka caafim aadka ah u dirtay Ismaamulka Kericho ee dalka Kenya si ay baaritaano dheeraad ah ugu soo sameeyaan sadexda ruux ee sida ee looga shakisan yahay inay qabaan cal aamadaha cudurka.

Sidoo kale qeybta Adeega baaritaanka Dawooyinka ee Dowladda Kenya oo iyagu na tibaajabo ka qaaday dhiggaga dadk aan ayaa la filayaa in jawaabtooda ay soo saaraan saacadaha soo socda.

Maalintii Axadda ayay ahayd markii Isb itaalka Siloam loola cararay qof Hawee neey ah oo ka soo safarta magaalada Mal aba ee Ismaamulka Busia ee dhanka Bari ee xuduuda Kenya iyo Uganda taasoo ma rkii dambe loo soo wareejiyay Isbitaalka magaalada Kericho

MAAMULKA JUBBALAND OO KA HADLAY DIL HABEEN HORE KA DHACAY KISMAAYO

Kismaayo-696x392 Madaxweynaha Dowlad Goboleed ka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray qoyskii iyo ehela dii uu ka ba xay Alla ha u Naxariistee Nabad oon Cabdi qaadir Ibraahim Xasan oo Habeen hore lagu di lay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynahu wuxuu Alle uga baryay Nabadoonka in Janadii fardowso uu ka waraabiyo isagoo dhinaca kalana Hay’a daha amaanka faray in baaritaan deg deg ah ay sameeyaan gacantana ay kusoo dhi gaan kuwii ka danbeeyay falka lagu dilay Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdi qa adir Ibraahim Xasan.

Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay ma s’uuliyada dilka Habeen hore Kismaayo lo ogu geystay mid ka mid ah nabadoona da ugu caansanaa deegaanada Jubbaland

GALMUDUG OO FAAH FAAHISAY DAD LOO QABTAY DILALKII DHACAY

Madax Xukuumadda Maamulka Gal mudug Maxamed Shaakir Cali Xasan aya faah faahin ka bixiyay howgallo ka dhacay deegaano ka tirsan Maamulkaas,kuwaas oo lagu soo qabtay dad ku eedeysan dil ka dhacay duleedka Magalada Dhuusama reeb.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay dhuusama reeb ayuu sheegay in Ciidamada Ammaa nka ay gacanta ku dhigeen dad ku eedey say Afartii ruux ee todobaadkii hore lagu dilay deegaanka DhanWaris,kuwaas oo dhamaantood kasoo jeeday deegaanada Galmudug.

SOOMAALILAND OO KA HADASHAY ASKARIGII DHAGAXA LAGU DILAY

fooxle Taliska Booliska Soomaaliland ayaa faa faahin waxa ay ka bixiyeen askari ka tirsa naa ciidamadooda oo dhagax lagu dil ay xilli uu ku sugnaa meel ka mid ah Ma galada Borama ee Gobolka togdhe er.

Taliye kuxigeen ka Ciidanka Booliska Soomaaliland Sareeye Gaas Cabdiraxm aan Liibaan Fooxle iyo Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer ayaa waxa ay faah fa ahin ka bixiyeen qaabka uu u dhacay dilka ask arigaas.

Taliye Taliye kuxigeenka Ciidanka Booli ska Soomaaliland Sareeye Gaas Cabdira xmaan Liibaan Fooxle ayaa sheegay in maleeshiyaad hubeysan ay weerareen shi rkado ku yaalla deegaan lagu Magacaa bo Faqa Ayuub,isla markaana ay halka asi rabshado ka sameeyeen .

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ciidama da Soomaaliland ay maleeshiyaadkaas ay ugu tageen goob ay ku sugnaa yeen, hay eeshee ay dhagax ku soo tureen taas oo keentay in mid ka mid ah ciidamada uu ka ga dhacay maskaxda sidaasina uu ku gee riyooday askariga oo lagu Maga caabi ji ray Keyse Maxamed.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Togdheer Axmed Ow cali Shabeelle ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in askarta ka tirsanaa Ciidamada Soomaaliland ee dha gax lagu dilay ay kor u dhaafayaan ilaa 10 askari, waxana uu ugu baaqay Shacabka inay Ciidamada la Shaqeeyaan.

MAAMULKA HIRSHABEELLE & AMISOM OO KA WADA HADLAY DAGAALKA ALSHABAAB

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/6-19-324x160.jpg Madaxweyne Ku Xigeenka DG HirSha beelle Md Ali Gudlaawe Hussein ayaa Xar unta Madax tooyada Kul an kula qaat ay Sa raakii sha Sar Sa re ee Ciida ma da Amis om Sectorkooda 5a ad. Madax weyne kuxigeenka Maamulka Hir –Shab eelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guud laa we ayaa Shalay oo Isniin ah waxa uu Madaxtooyad HirShabelle ee Magalada Jowhar waxaa uu kulan kula qaatay sara akiisha Ciidamada AMISOM Sectorkoo da 5aad.

Kulanka ayaa ayaa looga hadlay sidii ho wlgal Qorsheysan oo mid ah loogu qaadi lahaa Xubnaha ka tirsan AlShabaab eek u sugan deegaano ka tirsan Dowlad Gobo leedka HirShabeelle.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa leyskula soo hadal qaaday howlgalladii ugu dam beeyay ee Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaano ka ti rsan gobolada Hiiraan iyo Sh/Dh exe.

JUBBALAND OO DIGNIIN KA SOO SAARTAY KOOXO WARAAQO BEEN ABUUR AH LACAGO

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa di gniin culus waxa uu kasoo saaray dad ad eegsanaya Warqado been abuur ah, kuw aas oo lacago uga qaadanaya Gur yaha dadka ku yaallaMagaalada kismaa yo ee gobolka Jubbada Hoose.

Guddoomiye kuxigeenka maamulka de gmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Mudulow oo Warbaahinta kula hadlayay Kismaayo ayaa Shacabka uga digay ddkaasi wata warqado aysan Maamulka ogeyn,isla markaana dadka lac agaha uga qaadanaya.

Waxa uu sheegay in Shacabka Kismaa yo looga baahan yahay in aysan bixin lac ago aysan Dowladdu ogeyn oo uu sheeg ay in ay qaadanayaan dad iska dhig ayo shaqaalaha canshuurta qaada ee Dowl adda iyaga oo isticmaalaya rasiidyo a ma Waraaqo been abuur ah.Waxa uu ha dal kiisa intasi ku daray in Maamulka M/ Kism aayo uu mudo hadda lag joogo laba bil ood uu joojiyay qaadista lacagta Cansh uurta ee Guryaha, hayeeshee dadka ay ka digtoonaadaan.

MAAMULKA GOBOLKA IYO TALISKA BOOLIS KA OO KA SHIRAY AMNIGA MUQDISHO

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/1-37.jpg Waxaa habeen hore Xarunta Maamulka deg mada Shibis ee Gobolkan Banadir lagu qab tay Shirka aminga Gobolka,shirkaas oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa shir Gudoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Eng, Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, wax aana ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Bo oliska iyo saraakiisha Amniga. Gudd oom iye ku xigeenka aminga iyo Siyasad da Gobolka Banaadir iyo Maamulka Deg mada Shibis.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay dardar galinta Amniga Caasimada Muqdi sho iyo sida ay iskul ahaqeyn karaan laa maha Am niga iyo Maamulada Degmooyi nka Gobol kan Banaadir, iyada oo gudd oomiye Yarii sow uu la dardaarmay Gudd oomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Shirka amniga ayaa inta badan wax aa lagu qabtaa Xarunta Maamulka Gobol ka iyo taliska Booliska,waxaana mararka qaar ka qeyb gal Ra’iisul Wasaaraha Xuk u madda Soomaaliya Xasan Cali kheyre.

. KULAN LOOGA HADLAYO AMMAANKA DOO RASHADA SOMALIA OO KA SOCDA UGANDA

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/uganda-324x160.jpg Waxaa Shalay Magalada Kampala ee dalka Uganda ka furmay shir looga ha dlayo arrimaha doorashooyinka Soomaal iya si gaar ah dhinaca sugida Amniga goo ba ha ay ka dhacayaan doorashooyinka.

Shirkaan ayaa waxaa siwadajir ah u soo qaban qaabiyay Guddi ga qaran ee doora sho oyinka Qaranka Soo maaliya iyo Mido wga Afrika. Shirkaasi waxaa Soomaaliya uga qeybgal eysa Guddoomiyaha Guddi ga Madaxa bannana ee doorashooyinka Qaranka Xalii mo Ismaaciil Xaliimo Yare ey,halka Ugan da uu matalayo dhigeeda dalkaas iyo si doo kale Xildhibaano, Agaa simayaal Wa saaradaha heer fedeeral & Wasiirada Amniga Heer Dowlad Gobol eed. Kulanka ayaa intiisa badan waxaa dii rada lagu saarayaa qabsoomida doorasho ka dhacda dalka Soomaaliya, kadib markii ay waqtigooda dhamaadaan Madaxda ha da joogta iyo sidii ciidamada M/Afrika uga qeyb qaadan lahaayeen sugida Amniga

IRAN OO KU DHAWAAQAYSA TALAABOOYINKE EDA XIGA EE KABIXITAANKA HESHIISKA NIYUKLEERKA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_78F8A5-95C547-D1F82B-CAD308-317ED2-670A6F.jpg Iran ayaa qorsheatay In ay ay ku dha waaqdo talaabooyinka xiga oo ay qaaday so kadib iskaga bixitaan ka heshiiskii Niyu kleerka.

Heshiiska xakamaynta hubka Niyukl eer ka oo ay sanadkii 2015’kii Iran lagas hay quwadaha caalamka ayay sheegtay in ay hakinayso kadib markii sanad kadib he shiiskaasi uu iskaga baxay Mareykan ka.

Madaxwaynaha dalka Iran Hassan Rou hani ayaa u qabtay mudo 60 maalin ah 8’ dii bishii May dalalka qaybta ka’ah heshiis kaas sida, Britain, Faransiiska, Jarmalka, Shiinaha iyo Ruushka.

Rouhani, ayaa waqtigaasi sheegay in wadamaasi looga baahanyahay in ay ka dhabeeyaan balan qaadkoodi ahaa in ay wax kaqabanayaan cunaqabateenta Mare ykanku uu saaray Shidaalka Iran.

Go’aanka ay Shalay Iran ku dhawaaqay so ayaa imaanaya xilli ay sara usii kacays xiisada kala dhaxayso dowlada Mareyka nka.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/2-40-324x160.jpgSARKAAL KA SOO GOOSTAY ALSHABAAB OO LA SOO BANDHIGAY

Sarkaalkaan oo la sheegay in uu ka tir sanaa AlShabaab ayaa waxaa lagu Mag acaabaa Ibraahim Manuur Cusmaan, waxana uu isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

Sarkaalkaan ayaa la sheegay in mudo 9sano ah uu ka mid ahaa AlShaba ab,is agoona hoggaamin ji rey daagaalo ka la duwan oo lagu soo qaa dey Degmada Diinsoor iyo Deegaano Ka tirsan Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Maamu lka Koonfur Galbeed Shiine Mayow Aadan iyo Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow ayaa si wadajir ah u sheegay in xiriir uu la soo sameeyay sarkaal kaan, islamarkaana ay soo dhoweeyeen.

Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa ka dal baday shacabka Soomaaliyeed iney cafiyaan,sheegeyna inuu ka tanaasulay fikirkii Ururkii uu ka tirsanaa ee AlShab aab.

Si kastaba weli dhankooda wax war ah ka ma soo bixin AlShabaab ee ku aadan sar kaalkaan ay soo bandhigeen Maamulka degmada Diinsoor oo ay sheegeen in uu kasoo goostay AlShabaab.

MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO KORME ERAY SALDHIG CIIDAN

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/11-9-696x464.jpg Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ko onfur GalbeedCabdicasiis Xasan Max amed LaftaGareen oo Gudanaya Waajib ka Shaqo ayaa Shalay Kormeer ku tagay Taliska Booliska Degmada Baydhabo.

Ujeedka ayaa ahaa Wax ka ogaan sha ha Shaqada Booliska ay u hayaan Sh aca bka iyo Sidii loogu dhiir gelin lahaa Sidii Shaqadooda Ay u kordhin lahayen.

Waxaana Madaxweynaha uu mid mid u booqday Qeybaha kala Duwan Xafiisy ada Sida Taraafikada ,Minishiimbiyada, Turbataariyada, iyo Kuwa Amisom Qeybta Booliska ay Ku leeyihiin Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo.

Kormeerka Madaxweynaha Waxaa ku Wehlinaayey Wasiiro, Saraakiisha Ciidan ka Booliska Mileteriga Iyo Kuwa Amisom Gaar ahaan Secter 3.

Ugu Dambeyn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Laftagareen ayaa Ciidamada Boolis ka K/Galbeed Ku ammaaney, Sida ay usu geyaan Amniga Magaalada, Waxana Ciid amada Farey in aad sii laba Jibbaartaan Sugida Amniga.

DAD KU DHINTAY QARAXYO LAGU WEERARAY GOOB CIYAAR LAGU DAAWANAYAY

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/06/Weerarka-696x391.jpg Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay sad dex qarax oo la rumeysan yahay inay fuli say kooxda Boko Xaram oo ka dhacay wa qooyiga bari ee dalka Nigeria, sida ay weri say hay’adda adeegga gurmadka deg deg ga ah ee dalkaas.

Saddex qof oo ismiidaamiyayaal ah ay aa habeen hore isku qarxiyey xaafadda Konduga oo 25km u jirta magaalada Maiduguri ee caasimadda gobolka Borno, sida uu she egay gudomiyaha xaafadda Bulama Kal li.

Qaraxyada ayaa waxay ka dhaceen ho ol ay taageerayaal ku daawanayeen kulan kubadda cagta ah.

Qof ka mid ah kuwa isqarxiyey ayaa dib edda lagu celiyey hase yeeshee laba ka mid ah ayaa isku dhexqarxiyey gudaha goobta lagu daawanayey cayaarta.

"Tirada dhimashada ee weerarada ay aa gaartay 30 qof. Waxaan sidoo kale hay naa 40 qof oo dhaawac ah” waxa asidaas yiri madaxa howlgallada ee Hay’adda Ma areyanta Xaaladaha Deg Degga ah ee Ni geria, Usman Kachalla.

Khasaaraha weerarka ayaa markii hore ah aa 17 dhimasho iyo 17 dhaawac ah.

Weerarka ayaa dhacay 9:00pm ee xilliga Nigeria, sida uu sheegay Cali Xasan oo ah hoggaamiyaha koox naftooda difaacda oo ku sugan magaalada.

DOWLADDA OO HEEGAN GELISAY HAY’ADA HA KA HORTAGA XAALADAHA DEGDEGGA

astaanta Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeel ka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xanuunka Ebola oo la sheegay in uu ka dilaacay dalka Uga nda oo Soomaaliya ay ka jooggaan Ciida mo farabadan.

Wasiirka Wasaaradaas Dr Fowsiyo Abii kar Nuur ayaa sheegtay in ay Wasaarad du ay heegan buuxa galisay kooxo loogu tala galay ka hortagga xanuunka sida Ebo la oo kale.

Dr Fowsiyo waxa ay xustay in la tashiyo badan ay sameeyeen, sidoo kala ay la ka ashanayaan hay’addaha ay quseyso arrin tan ee dowladda Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa bulsh adda u xaqiijisay in aysan jirin hadda Kha tar ka taagan Soomaaliya oo ku saabsan Ebola, waxaana sidoo kale sheegtay in heegan Sare ay galisay Shaqaallaha Caa fimaadka.


DAGAAL KA DHACAY DEEGAANKA BARIIRRE & WARARKII U DAMBEEYAY

Wararka laga helayo deegaanka Bari ire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu Ma anta Barqadii ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo Ururka AlShabaab.

Dagaalka ayaa yimid kdib markii AlSha baab ay Shalay barqadii weerareen Sal dhig ay Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DA NAB deegaankaasi ku leeyihiin,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo mudo socday.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay shee geen inay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayeen Ciidamada Dowla dda iyo AlShabaab ee Shalay ku dagaa lamay deegaanka Bariire oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Afgooye balse ay cadeyn Karin khasaaraha ka dha shay.

AlShabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha ay ku leeyihiin Internetka waxa ay ku sheegteen inay weerareen Saldhig Cii damada Dowladda ku leeyihiin agagaarka Buundada Bariire,isla markaana ay hal ka asi kula dagaamen Ciidamada dowlad da.

Wararkii ugu dambeeyay ee haatan na ga soo gaaraya deegaanka Bariire ee Go bolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu ay tahay mid deg an,hayeeshee Ciidamada Dowladda ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan

KULNA LOOGA HADALYEY XIISA G Deegaanka Bariire oo ka mid ah dee gaanada hoostaga degmada Afgooye ay aa dhowr bilood ka hor waxaa Ururka AlShabaab kala wareegay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee kumaandoosta Soomaaliya,kuwaas oo weli gacanta ku haya deegaankaas.

DEGMADA BUULABURDE OO MARKII UGU HORREYSAY DAD LAGA DAWEYNAYO CUDURKA DHIMIRKA

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/06/Dagaal-275x160.jpg Degmada Buulaburde ee gobolka Hii raan ayaa markii u horreysay laga fuliyay daweyn cudurka dhimirka ah,iyadoo dee gaanka muddooyinkii u dambeeyay ay a ad uga cabanayen tirada dadka dhimar ka ka jiran ee kordhay oo aan daweyn hel in.

Cabashada degmada iyo deegaanna da ku dhow ayaa dhalisay inuu gaaro deg mada Buulaburde Dr.Axmed Maxamed Shire, isagoo halkaa ku qaabilay dadka ka ji ran dhimirka.

Daweyntadadka qaba cudurka dhimir ka ee lagu qaabilay degmada Buulabur de ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahayd Dr. Faadumo Sheekh Cali Jimcaale oo ah dhakhtarad ku taqaqustay cudurrada ku dhaca dhimirka oo ay muddo dheer uga shaqeynaysay dalka Denmark.

Dr Faadumo Sheekh Cali, ayaa khadka Skype ku daweysay bukaannadii u horre eyay ee gudaha degmada Buulaburde ee qaba cudurka dhimirka, waxaa ay halkaa ku waydiisay su'aallo , iyadoo sidoo kale dawooyin u qoreysay bukaannada.

Dadweynaha degmada Buulaburde ay aa aad usoo dhaweeyay in gudaha degm ada ay ku helayaan daweyn la xiriirta cud urka dhimirka, balse waxaa ay ballanqaad la xiriirta in deegaanka laga fulin doono wi xii hadda ka dambeeya daweynta ay u ba ahanyihiin ay ka heleen Dr Faadumo She ekh Cali oo bukaannada kula hadli doonta khadka Skype.

Gobolka Hiiraan ayaa kaliya hal isbitaal oo ku yaalla degmada Baladweyne waxaa lagu daweeya xannuunada dhimirka,iya doo isbitaalka ay hirgeliyeen gacantana ku hayaan qurbajoogta gobolka Hiiraan oo ay ka mid tahay Dr Faadumo Sheekh Cali Jimcaale.

Soomaaliya marka laga hadlayo dadka dhimirka ka jiran, waxaa lagu tilmaama bu kaannada kaliya ee aan inta badan helin daweynta ay u baahanyihiin, taasina wa xaa u sabab ah iyada oo aysan jirin isbita allo ku filan bukaannada.

KULAMO LAGU XALINAYO XIISADA BALAD WEYNE OO BILAAWDAY

livestock Magalada Baladweyne ee Xarunta Gob olka Hiiraan waxaa ka bilaawday kulamo lagu xalinaayo khilaafkii iyo xiisadii ka dha latay xilka qaadistii guddoomiyihii Maamul ka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) balse uu diiday xilka qaadis taas. Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maa mulka HirShabeelle oo Dorraad gaaray Bal adweyne iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa bilaabay kulamo lagu xalinayo xiisada ka taagan Bladweyne, waxaana ay la kulmeen Madaxweyne Waare iyo Yuusuf Axm,ed hagar (D abage ed). Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraa bka Maamulka HirShabeelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim Daq are iyo Xildhibaan Ismaaciil Nuur ayaa siw adajir ah waxa ay u sheegeen inay ka qeyb qaa danayaan xalinta xiisada ka taa gan Balad weyne.

Sidoo kale waxa ay sheegeen inay wa daan xalinta dagaalkii ka dhacay dee gaanka Kalabeyr ee duleedka Baladwey ne ee sababay in uu geeriyoodo taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Maxa med Macow Xalane.

 

 

 

 

SHIRKA MEEL MARINTA ISTARAATIIJIYADDA HORUMARINTA XANNAANADA XOOLAHA…

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda feder aalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay daahfuray shir looga hadlayo meel marinta Istaraatiijiyad da horumarinta xannanada xoolaha dalka.

dhimir beel Ra’iisul Wasaaraha oo howl wadeenn ada wasaaradda xannaanada xoolaha uga mahadceliyay dadaalka ay geliyeen sameynta istaraatiijiyadda ayaa sheegay in horumarinta iyo xanaanaynta xoolaha ay qayb muhiim ah ka yihiin hagaajinta dhaqaalaha dalka iyo yaraynta saboolnim ada.

Istaraatiijiyadda xanaanada xoolaha dal ka oo ay diyaarisay wasaaradda xannaan ada xoolaha oo la tashiyada la sameysay wasaaraha dowlad gobaleedyada ee xan naanada xoolaha ayaa waxa ay saldhig u noqoneysaa hannaanka horumarinta xoo laha dalka oo qayb ka ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka.

Shirka lagu meel marinayo istaraatiijiyad da xanaanada xoolaha dalka oo soconaya mudda sedax maalin ah ayaa waxaa ka soo qayb galaya wasiirrada xanaanada xoolaha ee dowlad gobaleedyada, maa mulka gobalka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip