AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 15-KA JUUN 2019-KA

0
Saturday June 15, 2019 - 10:30:54 in Wararka by
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 15-KA JUUN 2019-KA

    WASIIR FOWSIYO OO BALLANQAADAY U SAMEYSAY ARDAY BARATAY CAAFIMAADKA Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs. Fowziya Abii kar Nuur ayaa sheegtay inay Ga rab istaagaya an ka wasaarad aha an, Arday Shalayka Qalin jebisay Jaamac adda ci lmiga caafima

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASIIR FOWSIYO OO BALLANQAADAY U SAMEYSAY ARDAY BARATAY CAAFIMAADKA Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs. Fowziya Abii kar Nuur ayaa sheegtay inay Ga rab istaagaya an ka wasaarad aha an, Arday Shalayka Qalin jebisay Jaamac adda ci lmiga caafima ad ka Soomaaliya ee Recep Tayyip Erdogan. Drs Fowziya ayaa si weyn u dhiirri gelisay Ardayda waxanay u sheegtay in aysan ka wal welin shaqo, oo ay wasaaradda caafimaadka Soomaliya u heellan tahay mar walba, qey bna ka noqon doonaan hannaan wenaag ga caafimaadka Soom aliya.

 


Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr; Kani Torun,Rektör, Saglik Bilimleri Üniversitesi iyo sidoo kale Prof; Dr; Kadriye Kart Yasar, oo goobta ku sugnaa aya a amaanay heerka wax barasho ee Ardayda.

Adradaydan oo ay tiradoodu ahayd 58, ayaa ahaa dufcaddii ugu horreysay ee ka aflaxda Jaamacadda cilmiga caafima adka Soomaaliya, iyagoo wax ka bartay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda.

 



Fowziya-640x853.jpgJaamacadda cilmiga caafimaadka Sooma aliya, oo la furay Sanadkii 2016 kii, ayaa waxaa fekerkeeda iyo qorshaha lagu hirg eliyayba lahaa Madax weynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.

TOOGASHO KA DHACDAY CAAWA GAALKACYO

Dabley Hubeysan ayaa Caawa M/ Gaa lkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ah aa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo

Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Dhanka Galmudug Waxaa Geystay Dabley Ku Hu beysan Bastoolado islamarkaana Rasaas la dhacay xilli Uu marxuunku fadhiyay go ob laga shaaho .

Sida ay Warbaahinta qaar u xaqiijiyeen dadka degaanka Cali Dhiif ayaa ka mid ah aa Saraakiisha Ciidanka Nabad suggida Galmudug.

M/Gaalkacyo ayaa maalmihii ugu dam beeyay waxaa ka dhacayay dilal qorsheys an oo loo geysanayay dad Shacab ah iyo Saraakiil Ciidan.

JIDADKA M/BELEDWEYNE OO LEY SKU FURAY IYO IS AFGARAD LAGA GAARAY XIISADDII TAAGNEYD

Ka dib kulamo is dabajoog ah oo ilaa Habeen hore ka soconayay magaalada Beledwey ne ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in leysu furo guud ahaanba magaalada ka dib markii la soo afjaray xiisadii ka dha latay dilkii taliyihii qeybta Booliiska gobol ka Hiiraan Gaanshaale Dhexe Maxamed Macoow Xalane.

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hi rshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan M/Beledweyne oo kulamo kala duw an la qaatay odayaasha iyo waxgaradka M/Baladweyne gaar ahaan ehelada marxu umka dhintay ayaa ugu danbeyntii ku qan ciyay in xiisada la dajiyo lagana wada sha qeeyo nabadgalyo, isaga oo u balanqaa day in sida ugu dhaqsiyaha badan caadal lada loo waafajin doonno kiiska dhimasha da taliyaha iyo cid kasta oo ku lug yeelata.

Dhinaca kale, Warbixin hor dhac ah oo ay soo saareen guddigi loo saaray arintan ayaa lagu sheegay in kiiska dhimashada taliye Macoow loo xiray dad la tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen walina baar istu socto.

Habeennimadii Habeen hore ayaa la arkayay dad weyne ay horkacayaan qaar ka mid ah waxgaradka magaalada uu furaya dha maanba dariiqyadii ku xirmay xiisadii maa lmihii ugu danbeeyay ka jirtay magaalada islamarkaana qaadaya dhagax lagu gooy ay Isgoysyada muhiimka ah ee magaa lada.

Iyadoo Jimcihii la aasay meydka taliyi hiii Booliiska gobolka Hiiraan Maxamed Macoow oo ku geeryooday Tallaadii 7ba adkan Iska horimaad ka dhacay deegaan ka Kala Beyr ee dulleedka M/ Beled weyne.

MADAXWEYNE DANI "WAXAAN FILAYAA IN ETHOPIAN AIRLINES PUNTLAND KA BILAABI DOONTO DUULIMAADYO

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_029A82-97E445-EC4A64-CBFFA3-F36302-630966.jpg Madaxweynaha Puntland Md. Siciid Ca bdullaahi Deni ayaa Shalaygelinkii dam be dalka dib ugu soo laab tay, Madax wey naha iyo weftiga balaadh an ee uu hogaa minayey ay aa intii ay maqnaayeen safaro ku tegey dalalka Sh iinaha, Imaara adka Car abta iyo Itoobiya.

Madaxweynaha Puntland Mudane Sic iid Cabdullaahi Deni ayaa guulo waaw eyn kasoo gaaray safarkiisa muddadii uu ku maqnaa, wuxuuna heshiisyo kala duwan la soo galay dalalkaasi iyo shir kado caala mi ah oo u diyaarsan maalga shiga Soo maaliya, gaar ahaan Puntland. Madaxwe ynaha Puntland Mudane Siciid C/hi Deni oo ka warbixiyey safarkiisa ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Dalkii oo nabad ah, barwaaqo ah, kala dambayn iyo xasilo oni ka jirto inuu kusoo laabto.

"Waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa soodhawayntii diiranayd ee aad igu soodhawayseen, waxaan sidoo kale Alle uga mahadcelinayaa raxmaddiisa iyo nabadgelyada uu nagu manaystay, safar dheer oo China, Imaaraadka iyo Itoobiya ayaan isku soo maray, waxyaabo badan oo aan filayo in ay horumarka dalka ka qe ybqaadan doonto ayaan kasoo wadaha dalnay Warbixin balaaran ayaan la wada agi doonaa dowladda iyo shacabkaba”.

"Waxaan filayaa in Ethopian Airlines Puntland ka bilaabi doonto duulimaadyo joogto ah, meelaha ciladuhu ka haysteen dalka waxaa ka mid ahaa isu socodka cirka, badda iyo dhulkaba, waad aragtan oo 40 sano ka dib wuu sii burburayaa laa migii, waxyaabaha aan xoogga saarayno ka xukuumad ahaan waxaa ka mid ah in adduunku noo furnaado, anaguna aan u furnaano” Ayuu yir Madaxweynaha Punt land.

Soodhoweynta Madaxweynaha iyo waf digiisa waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Md. Ax med Cilmi Cismaan Karaash iyo masuuliy iin ka tirsan Goleyaasha dowla dda, maa mulka gobolka Nugaal, kan degmada Gar oowe, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

MADAXA HAWLGALKA AMISOM OO CIIDD ANKA AMMAANKA EE SOMALIA KU WAREE JIYEY QALAB IYO SAHAY

Ergayga Gaarka ee Midowga Afrika u gu qaabbilsan Arrimaha dalka Somalia, AmbassadorFranci sco Madeira waxa uu ShalaySahay iyo Qalabka lagu kaydiyo Cuntadda ku wareejiyey Wasiirka Difaaca ee DFS, Xasan Cali Maxamed "Amar da mbe”.

AMISOM-DEEQ.jpg Ambassador Francisco Madeira oo ka hadlay Munaasbadda uu qalabkaasi ku wareejinayey waxa uu tilmaamay in qalab kaasi loogu talagalay in lagu xadidio heerkulka Cuntada ee xilliyadda ay Ciiddanka ku jiraan Hawl galladda iyo dhufeysyadda.

Qalabka lagu wareejiyey Wasiirka Gaash aandhiga iyo Taliy aha Ciiddanka Boliska Somalia, Jeneral Bashiir Maxamed Cab di ayaa waxay ku jireen 6 Kontaynar, iyadoo Ciiddanka Millite riga loogu talagalay 4 Kontaynar, halka Ciiddanka Boliska loo qoondeeyey 2 Kontaynar oo ay ku jiraan qal abka cuntada lagu kaydiyo.

Wasiirka Difaaca waxa uu ka mahad celiyey Deeqda lagu wareejiyey, isagoo sheegya inay qalab kaasi wax weyn u tari doonto ciiddanka xilliyadda ay ku jiraan hawlgalka dagaalka.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Ciiddanka AMISOM qalab iyo sahay ku wareejiyaan dhigooda Somalia ee ay wad ashaqeynta ka dhexeyso.

AFHAYEENKA TRUMP SARAH SANDERS OO IS CASISHAY

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_4B4257-CC0D0A-CAFB07-7738C3-9C428D-2BC2E1.jpg Haweeneydii Aqalka Cad ee Mareykan ka u qaabilsaneyd dhanka warbaahinta Sarah Sanders ay aa shaqada ka teg eysa, sida uu shaa ciy ay madaxweyne Donald Trump.

Wuxuu sheegay in afhayeenkiisa ay dhammaadka Bishan dib ugu laaban doonto gobolka ay ka soo jeeddo ee Arkansas, isagoo ku ammaana y inay tahay "geesiyad”.

Sarah oo ah qofkii ugu dambeeyay ee jago sare ka hayay Aqalka Cad ee is casi lay, ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan eyd shaqadeeda.

Sumcaddeeda ayaa su`aal la geliyay, iyadoo intii ay xilka haysay lagu eedeeyay in si aan habbooneyn ay ula dhaqantay warbaahinta marka shirarka jaraa`id la qabanayo.

Waxay markii hore ahayd ku xigeenkii xoghayaha warbaahinta kahor inta aysan beddelin Sean Spicer bishii Luulyo ee san nadkii 2017.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO WALWAL GAAR AH KA QABTA SHIRARKA NAIROBI

Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisey shirar maamlaamahan M/Nairobi ee dalka Kenya uga socda qaar kamid ah madaxda maamul gobo leedyada.

goodaxxxx.jpgMadaxweynayeyaasha Jubaland,Galmudug, xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya iyo siiyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya ay aa ku shiraya M/Nayrobi. Wasiirka waxbar ash ada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo arrintan ka hadlay isaga oo ku su gan M/Baardheere oo uu safar shaqo ku tagay ayaa sheegay in dowladda Soomaa liya ay dhibsaneyso shirarka ka socda Na yrobi.

"Dowlad ahaan, waa na dhibeysaa ina an aragno maamul gobolee dyadii oo ku shiraya ninkii budka noo haystay gurgiisa” ayuu yiri.

Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waayadii ugu danbeeyayba u muuqday mid sii xumaanaya iyadoo dhowr jeer oo hore Kenya ay ka dhaceen shirar ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo ay yeesheen Madaxda dowlad gobolleedyada, Xisbiya da Mucaaradka iyo Siyaasiyiinta sida we yn uga soo horjeeda dowladda

KENYA OO SHEEGTAY IN XUBNO KA TIRSA NAA ALSHABAAB KU DHINTEEN QARAX AY DHIGAYEEN

Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gob olka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Ururka AlShabaab ay ku dhinteen qarax , markii ay la kacday Miino ay iyagu aasa yeen Dorraad.

Guddoomiyaha Gobolka Lamu, ahna mad axa howlgalka Keymaha Boni, Jos eph Kanyiriayaa sheegay in Saddex ka mid ahaa AlShabaab ay isla goobta ku dhin tay, halka Ninka Afaraadna meydki isa la ga helay Keyn wax yar un u jirta hal ka uu Qaraxu ka dhacay, isagoo isku day ay in uu baxsado.

Qaraxa oo ka dhacay meel u dhow Omo llo Bridge, oo ka tirsan Gobolka Xee bta ee Lamu, ayay AlShabaab doonaye en in ay la eegtaan Dadka iyo Gaadiidka halkaasi isticmaalaya.

Ciidanka Kenya ayaa goobta uu qar axu ka dhacay waxay ka heleen, qaar ka mid ah saanaddii Millateri ee ay wateen AlShabaab, Qasnadaha rasaasta, qor aallo iyo qalab kale.

KOONFUR GALBEED OO YEELATAY MAXKAM AD CIIDAN IYO GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXIYAY

k.galbeed.jpg Golaha Wasiirada Dowlad Goboleed ka Ko onfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ansixiyay Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka sida ee D/G/K/Galbeed Soomaa liya.Maxkamadan ayaa ka madax banaan mida DFS,isla markaana waxay yeelane sa awood fulin ee xukunka kama dambey sta ah ee awood shar ciyadeed.

Maxkamada sare ee CQS ee DGKGS waxay Xarunteeda si ku meel gaar ah u noqoneysa Magaalada Baydhabo.

Maxkamadda ayaa awood xuduud dhule edkeeda yahay Deegaanada DGK/ Galb eed Soomaa liya.

Maxkamaddu waxay awood u leeda hay in ay qaado dembiyada ay galaan CQS ee ka howlgala dhulka Goboladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Taas oo logu talagalay in lagu qado Xeerka Ciqa abta Ciidamada Qalabka Sida sida uu qor ayo Qodobka 1aad ee XCCQS.

Xeerkan Qodobo badan ayaa ku qoran iyo

Danbiyada Qofka gala iyo Ciqaabta uu Mu dan yahay iyo Qaab dhismeedka Maxka madan isago dhameystirana Waa idinla wadaagi dona Insha Allah, Xeerkan Baarl amanka ayuu Mari dona kadib Madaxwe ynaha ayaa Dikreeto kuso saari doona.

DILALKA SOOMAALIDA LOOGU GEYSTO KOONFUR AFRIKA OO KORDHAY

Waxaa Maalinba Maalinta ka dambeey sa sii kordhaya dilalka dadka Soomaaliye ed ee Ganacsi ahaan u tegay dalka Koonf ur Afrika ay u geysanayaan Kooxaha Burc ada u dhashay dalkaas, iyada oo 7baadk aan Gudihiisa la dilay dhowr qof oo Soo maali ah.

Koonfur-Afrika.jpg Magaalooyinka Cape Town Iyo Port Eli zabeth ayaa 48dii sa ac ee la soo dhaafay waxaa lagu dilay Muwaadiniin Soomaaliy eed oo lagu kala Magacaabi jiray Aadan Cabduq aadir Jaamac, Macalin Cabdulla ahi Ciise iyo Cabdi Jibaar Maxamed Nuur.

3daan Ruux ee Soomaalida ah ayaa dha maantood waxaa Kooxaha Burcad Koon fur Afrikaanka ah ay ugu tageen Gooba hooda Ganacsiga , iyaga oo si kala gooni gooni ah u dilay kadibna ay ka qaateen la cag farabadan iyo Agab kale oo ku yaallay Xarumahooda Ganacsi.

Sidoo kale Burcada Koonfur Afrikaan ka ah ayaa waxaa ay dhaawaceen laba Ruux oo Soomali ah,iyaga oo intaasi ka dib goobta ka baxsaday,waxaana tani ay walaac xoogan ku abuurtay Soomaalida Ganacsi ahaan u joogta dalka Koonfur Afrika. Wararka la helayo ayaa sidoo kale wax aa ay sheegayaan in Gudaha dalkaasi Ko onfur Afrika dhawaan laga hirgeliyay Xar umo gal baaris ah oo ay booliska leeyihiin si gacanta loogu soo dhigo dadka dilalka u geysta dadka Ajaanibta ah ee ku sugan dalka K/ Afrika.

GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXIYAY HESHI ISYO DOWLADDA SOMALIA LA GASHAY QATAR

kheyrre.jpg Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md.Xasan Ca li Khayre ay aa ma antagud doomiyay shir ka golaha wasiirra da.

Shirka ayaa lo oga hadlay u diya ar garowga iyo qabanqaa bada maalam ha xorr iyadda dalka iyo midnimada, waxaana war bixin laga dhagaysay guddi gii dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Khayre u maga caa bay ka shaqaynta munaasaba daha muhi imka u ah ummadda Sooma aliyeed.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa war bixin looga dhagaystay wasaaradda amn iga gudaha oo soo bandhigtay horumar rada laga gaary sugidda amniga mawaad iniinta Soomaaliyeed iyo qorshaha lagu ho rumarinayo.

Golaha ayaa meel mariyay Heshiisy ada dhiirri gelinta iyo ilaalinta maalgashi iyo dhaqaalaha iyo farsamada ee u dhexe eya Soomaaliya iyo Qatar oo ay golaha u soo gudbisay wasaaradda qorshaynta, ma algashiga iyo horumarinta dhaqaalaha.

. KULAN DHEXMARAY MADAXWEYNE FARMA AJO IYO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoon ka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaa dir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha maamul ayaa ku bogaadiyey doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhii madda ay leedahay dib u dhiska kaabeya asha dhaqaalaha oo udubdhexaad u ah horumarka iyo sare u qaadidda heerka nololeed ee muwaadiniinta, laguna shaqe eyo waddaniyad, hufnaan iyo maamul wa naag. "Waxaa la idinka doonayaa in aad xaqiijis aan dib u dhiska kaabeyaasha nolosha, bilic soo celinta caasimadda iyo adeegyada bulshada. Waxa kaloo muhiim ah inaad ku dadaashaan la dagaallanka musuqmaasuqa, kana fogaataan qabyaa ladda iyo eexda.”

Sidoo kale, Madaxweyanaha ayaa kula dardaarmay Maamulka heer Gobol iyo he er Degmo ee Gobolka Banaadir inay xoog ga saaraan daris wanaagga bulshada Caa simadda iyo xoojinta wada shaq eynta ay la leeyihiin laamaha amma anka, si looga hortago falalka gurracan ee arga gixisadu ay u maleegay aan shacabka.

MAAMULKA K/GALBEED OO GALMUDUG KA DALBADAY JAWAAB DEG DEG AH

3habeen ka hor waxaa deegaanka Dhi in Waris oo 18 dhanka Bari ka xiga M/Dhuusamareeb lagu dilay 4 Ruux oo ka Shaqeynayay Goob lagu xanaaneyo Shin ida ,isla markaana Malabka looga dhali yo,kuwaas oo deegaan ahaan kasoo je eda Koonfur Galbeed.

Hayeeshee dhacdadaas ayaa waxaa si kulul uga hadlay maamulka K/Galbeed, iyaga oo sheegay inay aad uga xun yihiin falkaas,waxaana ay baaris deg deg ah ka dalbadeen Madaxda M/mulka Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta K/ Galbeed Xasan Cabdi Maxamed (Ugaas Xasan) ayaa ugu baaqay in Madaxda Ma amulka Galmudug ay baaris dhab ah ku sameeyeen dadkii ka dambeeyay dilka Afarta Ruux ee Shacabka ah.

Waxa uu sheegay inay aaminsan yihiin inaysan raali ka aheyn Madaxda Galmud ug wixii ka dhacay duleedka M/Dhuusam areeb,hayeeshee ay ka sugayaan inay ja waab deg deg ah kasoo siiyaan dilkaas loo geysta dadka Shacabka ah ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Glbeed.

Dhinaca kale Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in ka Galmud ug ahaan ay aad uga xun yihiin dilka dad ka rayidka ah loo geystay,isla markaana ay wadaan baaritaano ku aadan dadkii ka dambeeyay.

AGAASIME KOOFI OO NORWAY KULA KULM AY MADAX KA TIRSAN DALKAAS

koofiii.jpg Agaasimaha guud ee hay’adda socda alka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Max amed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehl inayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la taliyaha sare iyo Saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda oo safar shaqo ku jooga dalka Norway ayaa kulan la qaatey hay’adda socdaalka Dalka Norway.

Agaasimaha Guud iyo wafdigiisa oo ka qeyb galay kulamo Sanadle ah oo ay ye eshaan hay’adaha socdaalka ee 2Dal, ay aa waxa uu la qaatay madax sare oo ka tir san Wasaaradaha Caddaaladda iyo Arri maha dibedda Norway iyo sidoo kale sar aakiisha Booliska Dalkaasi.

Kulamadan ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Labada Dal ee dhinaca Socd aalka, waxanay intaa ka dib Agaasimaha Guud iyo wefdigiisa booqdeen Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda Oslo, waxay na u kuurgaleen habmaamulka socdaal ka Garoonka.

QARAX KHASAARO GEYSTAY OO DHACAY MAGALADA BAYDHAB

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo Habeen hore ka dhacay Suuqa ku yaalla xaafad ka tirsan Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la dhigay Goob maqaaxi ah oo dad badan ay ku sugnaayeen taas oo ku taalla Suuqyaraha Xaafada HowlWadaag ee Magalada Baydhabo.

Dad ku sugan Baydhabo ayaa Risaala waxa ay u sheegeen in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen laba ka mid ahaa Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed sidoo kale ay waxyeelo kale kasoo gaartay dad Shacab ah oo maqaaxida ku sugnaa.

Qaraxa kadib Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magalada Baydhabo ayaa goobta tegay,kuwaas oo sameeyay howlgal aan wax natiijo ah kasoo bixin,isla markaana aan cidna loo qaban qaraxaasi.

Maamulka degmada Baydhabo iyo saraakiisha laamaha amniga degmadaas weli kama hadlin qaraxa geystay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee Habeen hore ka dhacay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana inta badan qaraxyada noocaas oo kale ah sheegta AlShabaab.

GALMUDUG OO KA HADASHAY DADKII LAGU DILAY DULEEDKA DHUUSAMAREEB

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhacdadii Afarta ruux lagu dilay ee dhawaan ka dhacday deegaanka dhiinWaris oo 18km dhinaca Bariga kaga began Magalada Dhuusamareeb ee Xar unta Gobolka Galgaduud.

Madaxa X/Maamulka Galmudug Maxa med Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ka Galmudug ahaan ay aad uga xun yihiin dilka dadka rayidka ah loo geystay, kuw aas oo deegaan ahaan kasoo jeeda dee gaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

Maxamed Shaakir waxa uu sheegay in Galmudug ay baaritaan dhab ah ku same yn doonto dadkii ka dambeeyay dilkaas, is la markaana ay diyaar u tahay hadii gacan ta lagu dhigo in cadaladda la horgeeyo la na Maxkamadeeyo.

Dad badan ayaa aad uga xumaaday dhacdada lagu dilay Afarta Ruux ee kasoo jeeday deegaanada Koonfur Galbeed, ku waas oo ka Shaqeynayay Goob Shinida la gu xanaaneeyo,isla markaana malabka looga soo saaro.

WASIIR MAALIYADDA SOOMAALIYA OO LA KULMAY AKINWUMI ADESINA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_E3C7B3-35C810-7D1D75-451D96-7F87E4-655778.jpg Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qeyb galay Shirka sanadlaha ee Bangiga Aduunka ee ka dhacay dalka Equitorial Guin ea ayaa kulan la qaatay Mad axweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga hadleen muhiimmadda ay leedahay in Baanku uu kordhiyo taageerada Maali yade ed ee uu siiyo Soomaaliya si ay wax uga qabato arrimaha soo kabashada iyo isdhexgalka gobolka.

Wasiir Beyle ayaa Madaxweynaha Ban giga Aduunka uga warbixiyay horumarka ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay han naanka Maaliyadda,isaga oo ugu baqay in ay sii wadaan taageerada ay siiyaan Soo maaliya.

"Markii aan la kulmay madaxweynaha Bankiga, waxaan warbixin kooban ka siiy ay horumarka Soomaaliya ee dibu hab eynta, waxaana ku boorriyay inuu sii wado doorka muhiimka ah ee ku aadan hann aan ka Qaran ee aan ugu jirno innaan ku gaarno deyn cafiska ayuu yiri Wasiir Beyle.

Sidoo kale Wasiirka Bayle waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in uu ku fara xsanahay in madaxweynaha Bangiga Hor umarinta Afrika, Akinwumi Adesina, uu aqoonsaday dadaalka dibuhabeynta ee XFS, isagoo sidoo kale xaqiijiyay in Ban giga uu sii wadi doono taageeradiisa Som.

XILDHIBAAN KA TIRSAN BARLAMAANKE KENYA OO FEERAY XILDHIBAANAD

Rashid_Faduma_660.jpg Xildhibaan Rashiid Amiin oo ka tirsan Barlamaanka dalkaasi, lagana soo doorto Degmadda Wajeer Bari ayaa la sheegay inuu u gacan qaaday Faadumo Geedi Cali oo ah Wakiilka Haweenka Wajeer u mata sha Barlamaanka.

Wargeyska The Star ayaa qoray in Xil dhibaanka falkaasi ka geystay Barxadda Dhismaha Barlamaanka ee magaalladda Nayrobi.

 

Xildhibaano iyo Saraakiisha Ammaan ka ee ilaaladda ka ah dhismaha Barlama anka ayaa la sheegay inay si naxariisdar ro ugu eeganayeen dilka loo geystay Faa dumo Geeddi Cali.

Wargeyska The star waxa uu qoray in uu Xildhibaan Rashiid Amiin ka codsaday Faadumo Geddi oo ka mid ah Guddiga Mii saaniyadda ee Barlamaanka inuu ogaado sababta dadka Deegaankiisa Wajer Bari loo siin la’ yahay Kharajka safarkii ay Gud diga Miisaaniyadda dhaw aan ku tageen Deegaankaasi.

Faadumo Geedi oo la hadashay War geyska The Star waxay sheegtay inay Xildhibaanka isa salaameen, kadibna uu dood ka keenay lacagahaasi, balse ay u shee gtay inuusan isagu joogin Deegaanka, iyo inuusan isku keenin dadkiisa, si uu u soo gudbiyo kiiskooda.

Waxay intaasi ku dartay inaysan Xild hibaanka ka filaynin inuu iyada ku tilma amo qof wasaq ah, iyo inuu garaaco.

"Waan ka argagaxay, waana rumeysan waayey dhacdadaasi, mar kale ayuu igu soo laabtay oo I feeray” ayey tiri Faadumo Geeddi.

Haweeney kale oo lagu magacaabo Gladys Wanga oo ah Wakiil ka tirsan Barlamaanka Kenya oo la socotay Faadumop Geeddi ayaa u xaqiijisay The Star inuu Faadumo Geedi wejiga laga gar aacay oo uu dhiig ku yaallay wejige edaa.

Waxay intaasi ku dartay inay la ya abtay in uu qof ay shaqo wadaag yihiin uu feero haweeney Xildhibaanad ah.

Dhinaca kale, Faadumo Geedi waxay u carartay Isbitaalka Karen, halkaasi oo Gargaarkii 1aad loogu fidiyey, ka hor inta ysan dacwadeeda u gudbinin Saldhiga Boliska ee Barlamaanka Kenya.

Dhinaca kale, mar uu Wargeyska The Star la xiriiray Xildhibaan Rashiid Amiin ma uusan beeninin, mana xaqiijinin eedey nta loo haysto, wuxuuna sheegay inuu u jawaabi doono Boliska. Xigasho: The Star

13 QOF OO LA XAQIIJIYEY INAY KU GEERI YOODEEN DIYAARAD LAGU LA’AA DALKA HINDIYA

8 xubnood oo ka socday Kooxaha Gu rmadka waxay Shalayxaqiijiyeen inaysan cidna ka badbaadiyeen Diyaaradaasi oo la la’aa tan iyo Toddobaadkii hore.

Burburka Diyaaradaasi oo nooceedu ah aa AN 32 ayaa la sheegay in Talaada dii la soo dhaafay laga helay meel 16KM dhanka Waqooyi kaga toosan Degmadda Tato ee dhulka fog ee Gobalka Arunchal Pradesh.

Diyaaradaasi oo ay la socdeen 13 qof waxaa la la’aa ilaa bishan June 3dii, wax aana Raadaarka laga waayey markii ay ka duushay Garoon Milliteri oo ku yaalla Degmadda Jorhat ee Gobalka Assam ee bartamaha dalkaasi.

Qoraalay Ciiddanka Cirka ee dalka asi soo dhigeen Bartooda Twitterka ayaa lagu soo bandhigay magacyadda 13qof ka ee ku geeriyootay shilkaasi, iyadoo qoy saskooda lagu wargeliyey geeridooda.

MADAXWEYNAHA DALKA MASAR OO KU BO ORIYEY DOWLADAHA AFRIKA ISKAASHIGA LADAGAALANKA MUSUQA.

abdifatah-alsisi-1.jpg Madaxweyne C/fataax Alsisi waxa uu hadalkaasi ka sheegay Furitanaka Shir we ynaha 1aad ee Afrika ee Ladaga laanka Musuqa (The African AntiCorru ption For um (AACF) oo Dorraad ka furmay Mag aalada Sharmasheekh ee dalka Masar.

Waxa uu Dowladaha Afrika ku booriyey in ay iska kaashadaan sidii loola dagaala mi lahaa Musuqa iyo inay muhiim tahay inay isdhaafsadaan Aragtiyaha iyo kobci nta Xiriirka lagu yareynayo Musuqa.

"Masar waxay sii wadi doontaa taageerida Iskaashiga dadaalka lagula dagaal amyo ee Heerka Afrika” ayuu yiri Mdaax weyne C/fataax Alsiisii

Waxa kale oo uu sheegay inay Akade emiyada Ladagaalanka ee Qaranka Mas ar diyaar u tahay inay tababar siiyaan Kaa diriinta Hay’addaha Xoojinta Sharciga eeDowladaha Afrika, si loo kobciyo hannaa nka wax looga qaban karo Musuqa.

Madaxweynaha Masar waxa uu tilm aamay inay Masar sannooyin badan daga alamayeen Musuqa, isla markaana ay ci lmibaaris iyo Ra’yi ururin ku sameeyeen sidii looga hortegi lahaa Ladagaalanka Musuqa.Madaxweynaha Masar waxa uu Erg ooyinka Afrika ku soo dhaweeyey Masar, si ay uga faa’ideystaan Khibradda Masar ee Ladagaalanka Musuqa.

Shirkaasi oo Shalaylagu soo gebageb eyn doono magaalladda Sharmasheekhwaxaa ka qeyb galayo Wafuud ka kala so cota dalalka Afrika, iyadoo Shirkadda Diy aaradaha Masar ee Egypt Air sheegtay in ay soo daabuleen 2,500 oo qof oo ka mid ah Ergooyinka ku sugan Shirkaasi ka so cda Sharmasheekh.

NIN U DHASHAY FARANSIISKA OO KU EED EYSNAA DILAL KA DHACAY SOMALIYA OO DACWADII LOO HAYSTAY LA JOOJIYEY

Cadadkii Dorraad ee Wargeyska Asha rqal Awsad ee ka soo baxa Magaalada Lo ndon ayaa qoray in Garsoore u dhashay dalka Belgium uu joojiyey in Muwaadin u dhashay dalka Faransiiska lagu soo oogo inuu qorsheeyey dilka 30 qof oo lagu dilay gudaha Somaliya.

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Rashiid Bin Nacmari oo 46jir ah waxa la sheegay inuu horey u qirtay inuu qorshe eyey dilal ka dhacay Somaliya, sida laga soo xigtay qaar ka mid ah Warbaahinta magaalada Brusseles.

Qareenadda u doodaysa Eedeysana ha ayaa sheegay in go’aanka uu Garsoo raha dalka Belgium ku joojiyey dacwadaa si la qaatay dabayaaqadii bishii April ee la soo dhaafay.

Garyaqaanadiisa oo lagu kala magaca abo Xamiid Abuti iyo Ciise Goltslar waxay ka gaabsadeen inay ka hadlaan waxa sab abay in laga noqdo dacwada loo hays tay Eedeysane Rashiid Bin Nacmari.

MaxkamaddaDembiyada ee Magaal ada Brussels waxay Eedeysanahaasi xa bsi 18sanno ah ku riday bishii March ee san nadkii 2015kii, isagoo lagu soo eede eyey inuu xubin ka ahaa Dgaaalamayaa sha Alshabaab tan iyo sannadkii 2011kii.

Wargeyska Asharqal Awsad waxa uu qo ray in Rashiid Bin Nacmari uu haatan xab sigiisa ku qaadanayo Xabsiga Etter oo ku yaalla dalka Belgium.

Eedeysanaha iyo labo kale oo lagu kala magacaabo Mustafa Buu Xabarn, Ma xamed Alsaciid waxaa kala sheegay in la gu qabtay dalka Kenya bishii July ee san nadkii 2013kii, xilli ay ka soo gudbeen xuduudka dhinaca Somaliya, waa sida uu Wargeysku qoray.

Dowladda Belgium waxay xilligaasi ka codsatay Dowladda Kenya in loo soo gd ubiyo saddexda Eedeysane, iyadoo Ra shiid Bin Nacmari lagu xukumay 20san no, halka labada Eedeysane ee la socotay lagu xukumay min shan sano oo xabsi ah.

Dhinaca kale, Xafiiska Dacwadoog aha dalka Belgium waxa uu helay codsiyo ku aadan Kiiss la sheegay inuu Rashiid Bin Nacmari ku lug lahaa 30qof oo lagu dilay gudaha

WASIIRKA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHA DA SOOMAALIYA OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA SHAQAALAHA ADDUUNKA EE GENEVA KA SOCDA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_F34926-C5A461-5B1E62-F35B5A-81EAF0-64BE3A.png&h=210&w=210 Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khud bad muh iim ah oo arrimo badan uu u ga hadlay ka jeediyay shirw eynaha shaqada adduunka ee ka socda M/Geneva ee dalka Sw itzerl and.Wasiirka ayaa inta badan diiradda saaray dedaalada wasaaradda iyo xukuumadda ay ku jiraan sida ay bu lshada Soomaaliy eed gaar ahaan dhalli nyarada iyo haweenku shaqooyin ugu heli lahaayeen gudaha dalka.

"Kulankan waxa uu ka tarjumayaa saa maynta ballaaran ee hey’adda Shaqaala ha du nidda ee ILO ay ku yeelatay nolosha shaqaal aha dunida boqolkii sano ee la soo dhaafay. Soomaaliya hay’adaheeda shaqaalaha waxa ay kaalin muhiim ah ka soo qaateen in ay sh arciyo iyo nidaamyo dhinaca shaqada la xiriira ka yagleelaan wadanka.Waqtiyadii adkaa ee dagaalada sokeeye iyo xasilooni daradda ,ILO waxa ay ahayd mid Soomaaliya la garab taag an taageero ,dhiiragalin iyo waliba hagid.

Shirkan aynu joogno waxaan u baah anah ay in aan qiimaynno Gapka u dhax eeya raja da dadka ee ku aaddan shaqada iyo xaqiiqda runta ah ee jirta.Soomaaliya gudaheeda ,wax an ogaannay in shaqo ya raantu ay tahay wa xa lagu cabiri karo ga pka u dhaxeeya xaa ladda aynu ku shaqa ynaynno iyo rajadu shac abka Somaliyeed ka qabaan nolol wanaags an.Tani maaha xaalad ku gooni ah Soomaal iya,waddam ada qaar shaqadu waxa ay u tah ay wad dada lagu dhimo faqriga laguna gaaro ho rumar caalami ah." ayuu yiri Sadiiq Warfaa.

"Marka su’aashu waxa ay noqonaysaa halkee Ayaan ka nimid sidoo kale maxaan ilaa iyo hadda xaqiijnnay. Suaa’shu waxa ay ahm iyad sii yeelanaysaa marka aynu xalinno sha qa la’aanta iyo sinnaan la’a anta sii kordhays a.Caqabadaha aynu ma anta wajahaynno bo qol sanno ka dib mar kii la asaasay hey’adda shaqaalaha addu unka ee ILO , waxa ay no ogu baaqayaan in aynu la nimaano go’aamo horumarsan oo rajo galinaysa boqollaalka milyan ee shaqa la’aanta ah ,taasi oo ay ku doo nayaan cadaalad bulsho, taasina waa mid loo baahanyahay in aynu aqbalno oo ay nu badalno.

Dowladdeenu waxa ay soo dhawey nays aa warbixinta ka soo baxday Hogga anka sare ee ILO ,kaasi oo si cad u qeexa ya in aynu ma algashano awoodaha muw aadiniinteena. Waxaan kaloo u baahan na hay in shaqaalahe ena shaqo la isku hal ayn karo ay helaan.Wax aanu taageeransanahay dib u cusboonaysiin ta arrimaha bulshada oo dhan ,kuwaasi oo ay ku jira an asaasiyaadka horumarinta aadama ha.Shaqaalaha waa in lagu taageero fursad do ay ku hormarin karaan xirfadahooda. Waa in aynu si wada jir ah u dhiirragalino ilaalinta bulshada,taasi oo u ogolaanaysa in la dhiso maamullo xilligan la joogo ku habboon shaqa ale weynaha dunidda. DFS waxaa ka go’an inay hubiso , isla ma rkaana diiradda saarto in ay shaqooyin iyo fursado dhaqaale u abuurto dhallinyarada waddanka , inkastoo ay jiraan caqabado dhinaca aminga ah iyo weer arro la gu handado wasaaradda shaqaal aha iyo arr imaha bulshada." ayuu ku da ray wasiirka sha qada iyo arrimaha buls hada Soomaaliya.

Waxaa kalo uu shirka ka caddeeyay dowla dda Soomaaliya inay ka go'antahay in la dhiso hiigsiyo horumarineed oo la isku halayn karo, 'taasina waxa ay ku ca ddahay siyaasadahe ena iyo sharciyada aynu maalgashannay ee dhinaca shaqa alaynta iyo ilaalinta bulshada, kuwaasi oo gundhig u noqon doona cadaalad iyo isku duubni bulsho." ayuu yiri isagoo inta ku da ray "Qaar kamid ah dhalinta waddanke ena waa shaqo la’aan ,sidoo kale ma la han xirfadihii looga baahnaa goobaha sha qada ee Shalayiyo shaqooyinka mustaq balka soo bixi doona.Dowladdu waxa ay si dhow ula sha qaynaysaa ganacsiyada sida gaarka ah loo leeyahay si ay u horumariso una abuurto jawi hal abuur ,kaasi oo dhal linyarada shaqooyin u abuuri kara ,isla markaana la socda baahida kordhaysa ee qarnigan 21aad."

Waxaa kalo uu sheegay arrimaha oo dhan inay hoos u dhigayaan khatarta hali sta leh ee tahriibka ,taasi oo dhallinyaradu ku doonayaan nolol tooda dhaanta. Iyada oo la eegayo must aqbalka waa in ay xooj inno go’aankeena ku aaddan difaacidda xuquuqda shaqaalaha.

Waxaan dhamaan teen isla qaadanay in shaqo la’aantu iyo faqrigu ay taabteen boq ollaal milyan oo dad ah ,kuwaasi oo kala jooga waddamo kala duwan oo daafaha dunidda ah , isla markaana dumarka iyo dhallinyaradu ay yihiin kuwa dhibta ugu badani ay ka soo gaarto." ayuu raaciyay wasiir Warfaa oo gabag abadii sheegay "Aan si wada jir ah uga shaqa ynno sidii aynu u hirgalin lah ayn Mabaadi’da hey’adda ILO ee ku dhis an wadda hadalka bu lsho ,ilaa iyo hadd ana ILO waxa ay ahayd mid ku taagan u jeedkii loo asaasay 100 sanno ka hor."

In ka badan 5,000 oo wakiillo oo ay ku jir aan 40 madax dowladaha ayaa shirka ka qeyb galay, kaaso ku aadday sannadguu rradii boqollaal ee hey'adda shaqaaha add uunka, waxaana wasiirka shaqada Soom aaliya uu shirka ka qeybgalay isagoo hog gaaminaya wafdi saddexgeesood ah.

DALKA ITOOBIYA OO KHADKII INTERNETKA DIB LOO FASAXAY

Waxaa dib hawada ugu soo laabtay Intern etkii dalka Itoobiya oo ilaa Dorraad ha wada ka naqnaa, waxaana xanibnaa si doo kale far riimaha gaagaaban ee tele fanka laga istic maalo. Sababa Internetku u maqnaa ayaa loo aanaynayay Intixaanaadka Fasalka 12a ad maalmahan socday, iyadoo laga cabsi qa bay in qishka la isugu diro Internetka iyo Fari imaha gaagaaban ee telefanka.

Haddaba hadda oo dib loo fasaxay In ternetkii dalka Itoobiya ayay dad badani aad usoo dhaweeyeen maadaama dadku ay siya abo kala duwan u isticmaalayeen Internetka is la markaana shaqooyin ba dani ku kala socd een Internetka. Arday da imtixaanaadku u soc day ayaa maalinta Sabtida iyo Axadda fasax ahaan doona waxayna dib imtixaanka u gali doonaan Isniinta, xilligaa oo laga yaabo in mar kale jaro Inetrnetka.

ALSHABAAB OO SHEEGTAY INAY QABSADE EN CIIDAMO KENYAN AH

AlShabaab ayaa shaaciyay in howlga llo ay ka fuliyeen deegaano hoostaga Mag alada Wajeer ee Gobo lka Waqo oyi Bari ee dalka Kenya ay ku soo qabteen Maleesh iyaad u Shaqeyneysay Ciidamada Kenya.

Qoraal ay ku qoreen Baraha ay ku leey ihiin Internetka ayaa waxaa ay ku sheeg een in howlgalka ay ka fuliyene deegaan lagu Maga caabo 50 (Konton) oo hoos ta gta Wajeer,isla markaana howlgalka uu u dhacy sida ay doonayeen.

Sidoo kale AlShababa waxa ay sheeg een Mooto oo ay maleeshiyaadka lahaay een,hayeeshee faah faahin dheeraad ah intaasi badan kama sii bixin AlShabaab howlgalkaas.

7baadkaan gudihiisa ayay aheyd mar kii AlShabaab ay meel u dhow deeg aanka Am uuma oo hoos taga Gaarisa ay ku weerareen Kolonyo ay wateen ciida mada Kenya.

SOMALIA

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSI

______________________

FALKEN

 

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay calaamad ganacsi:

 

SUMITOMO RUBBER INDUSTRIES, LTD., oo ah shirkad abaabulan oo sharcigeeda ku hoos jirta shuruucda Japan of 69, Wakinohamacho 3chome, Chuoku Kobeshi, Hyogo 6510072, Japan

 

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

 

Gawaarida baabuurta; taayirrada baabuurta; taayirrada baabuurta; taayirrada basaska; taayirrada baabuurta laba gawaarida ah.

 

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudbo xuquuqda shirkaddaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip