Dowladda Somalia oo xil u Magacaawday fanaanka Nimcaan Hilaac

0
Tuesday June 11, 2019 - 10:51:59 in Wararka by
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo xil u Magacaawday fanaanka Nimcaan Hilaac

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayire Maareeye ayaa waxaa xil loogu Magacaabay Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac. Wareegtada ayaa lagu sheegay in Fanaanka Nimcaan Hilaac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayire Maareeye ayaa waxaa xil loogu Magacaabay Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac. Wareegtada ayaa lagu sheegay in Fanaanka Nimcaan Hilaac loo Magacaabay Agaasimaha Waxsoo-saarka iyo Howlgelinta Fanaaniinta Qaranka ee Hobolada Waaberi.

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac oo ka mid ahaa fanaaniinta Xidigaha Geeska ee ka dhisan Magalada Hargeysa Soomaaliland ayaa kasoo tegay deegaanadaas,isaga oo yimid magalada Muqdisho,balse markii uu dib ugu laabtay Soomaaliland la xiray wallow markii dambe uu fariisin ka dhigtay Magalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip