Is dhaxgalka Jiilasha. [Bal aqri oo ogow]

0
Thursday May 16, 2019 - 10:47:47 in Wararka by
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Is dhaxgalka Jiilasha. [Bal aqri oo ogow]

    Jiilka 1aad. Ma jirin shaashad aan wax Ka fiirsano, qofkii Nasiib leh ee ciidda Kumi( 10 cent) hela ayaa fiirsan jiray View-master. Waxa kaliya oo laga arkayay waa dhowr nuuc oo duur joog ah & Goobaha Barakeysan ee xajka. Weli ma fiirsatay?(F.S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jiilka 1aad. Ma jirin shaashad aan wax Ka fiirsano, qofkii Nasiib leh ee ciidda Kumi( 10 cent) hela ayaa fiirsan jiray View-master. Waxa kaliya oo laga arkayay waa dhowr nuuc oo duur joog ah & Goobaha Barakeysan ee xajka. Weli ma fiirsatay?(F.S: 1aad)

Dhinaca maqalka, waa Raadiye weyn oo aan la qaadi Karin, kadibna mid Dadku ey wadaagaan, Dadka oo dhan Radio maba heli Karin.(F.S: 2 &3aad)

Dhilin yaradu macluumaadka kaliya oo ey helayeen, waxa ey Ka helayeen Dadka da’da ah , waalidka, Macallinka Dugsiga iyo Isgoolka. Himo ayuu u hayay in uu wax barto.

Jiilka 2aad.

Saqiirada ayaa heystay Mobile oo Kala socon Karo Akhbaaraadka Aduunka, Gurigana waxaa u yaal shaashad weyn.badanaa akhbaartu ma khuseeyso noloshiisa gaarka ah (F.S: 4 & 5aad)

Waxa Ku Soo dhacayo maskaxdiisa Macluumaad Ka culeeys badan, mana helayo waqti uu Dadka waaweeyn iyo waalidka uu wax Ka barto.

Isgoolka waa tagaa waxna waa bartaa, laakin Himo Uma hayo oo Macluumaad Ka badan tan Isgoolka ayuu helayaa, taa uu hoos u dhigee in uu Ka fekero tan u gaarka ah.

Is dhaxgalka Labadaa jiil sideed u aragtaa? Adigu midee tahay? Maxaad Ka xasuusataa?

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip