Halkaan Hoose ka Akhriso Magacayadda
1-Cali Aadan Warsam oo ahaa xogayaha degmada waxaa soo gaaray dhaawac.
2-Cumar oo ahaa Agaasimaha guud ee Minishiibiyada degmada waxaa soo gaaray dhaawac.
3-Taliye ku xigeenka Minishiibiyada Degmada Warta-nabadda oo magaciisa aan la helin.
4-Madaxa Caashuuraha degmada ahaana sarkaal katirsanaa BS-ta ayaa la xaqiijiyay in uu kamid ahaa saraakiishii ku dhintay qaraxii ka dhacay Warta-nabadda.
5-Cabdi Guure oo ahaa guddoomiye waaxeed ayaa kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacantay qaraxii shalay, haweenay lagu magacaabo Dahabo Salaad oo kamid aheyd guddoomiye waaxeedyada degmada ayaa iyana dhaawacantay.
Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo loogu hadlaayo qaraxii shalay ka dhacay Degmadda Warta-nabadda.
xigasho; siimbanews.net
Shabaab oo Shaaciyay Magacyadda Mas'uuliyiintii Lagu Dilay Qaraxii Warta-nabada
Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Magacyadda Mas'uuliyiin ay sheegtay in ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen qaraxii shalay lagu weeraray Xarunta Degmadada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir.