Duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay go'aankii wasaaradda waxbarashada

0
Wednesday May 15, 2019 - 20:35:01 in Wararka by
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay go'aankii wasaaradda waxbarashada

    Gudoomiye Thabit ayaa go'aankii Wasaaradda waxbarashada ku tilmaamay mid nasiib daro ku ah mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed, waxa uuna Wasaarada waxbarashada ugu baaqay in ay muujiso dabacsanaan waxna ka badasho go'aankii ay gaartay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Thabit ayaa go'aankii Wasaaradda waxbarashada ku tilmaamay mid nasiib daro ku ah mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed, waxa uuna Wasaarada waxbarashada ugu baaqay in ay muujiso dabacsanaan waxna ka badasho go'aankii ay gaartay.

 0

Guddoomiye Thabit ayaa sidoo kale dhaliyarada Soomaaliyeed ugu hanbaliyeeyay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku asteysan 15-ka May oo maanta looga dabaal dagay magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Hadalka Thabit ayaa ku soo aadaya iyadoo shalay ay banaanbaxyo xoogan ay ka dhaceen inta badan gobolada dalka iyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi oo ay dhigayeen Ardaydii laga joojiyay imtixaanka dowladda ee sanadkaan kaasi oo ay hakad galisay wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip