TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER MAXAMED JIMCAALE CIGALLE GEERIDII KU TIMID XAAJIYO XALIIMO MAXAMED JIMCAALE TACSI TIIRAANYO LEH

0
Monday April 29, 2019 - 10:14:47 in Wararka by
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER MAXAMED JIMCAALE CIGALLE GEERIDII KU TIMID XAAJIYO XALIIMO MAXAMED JIMCAALE TACSI TIIRAANYO LEH

    Dhammaan Reer Cigalle Gadiid Geeddoow waxay Tacsi u dirayaan Dhammaan ilmo Jimcaagale Cigalle iya doo ugu Tacsiyadeynaya Geeridii ku timid Xaajiyo Xaliimo Maxamed Ji mcaale Cigalle oo Habeen hore 27.4.2019-ka ku Geriyootay Magaalada Muqdisho ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Reer Cigalle Gadiid Geeddoow waxay Tacsi u dirayaan Dhammaan ilmo Jimcaagale Cigalle iya doo ugu Tacsiyadeynaya Geeridii ku timid Xaajiyo Xaliimo Maxamed Ji mcaale Cigalle oo Habeen hore 27.4.2019-ka ku Geriyootay Magaalada Muqdisho ,

 Wax aayna tacsi gaar ah u Dirayaan Qoys ka reer Maxa,ed Jim caale Cigalle oo kala ah Cali Maxamed Jimcaale {Cali Maraq},iyo carruurtiisa, Aamino Maxa med Jimcaale iyo Carruute eda,Mako Maxamed Jimcaale iyo Carruurteeda Abuukar Axmed Maxa med Jim caale Abuukar Ganeey iyo Wala ali hiis,Ilmo Faarax Mamxaed Jimcaale, Ilmo Madiino Maxamed Jimcaale, Ilmo Faadu mo Maxamed Jimcale, Ilmo dhamm aan reer maxamed jimcaale , iyo Gaar ah aan Carruurtii ay ka taytay Marxu umad Xaajiyo Xaliimo Maxamed Jim caale Cigalle oo kala ah:- Luul Maxa med Gac al, Kaamilo Nuur Xasan iyo Abuukar Xus een Hilowle waxayna alle ugu baryayaan inuu alle ka samirsii yo ehelka iyo qara abada Marxuumaddana alle Jannada fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiina

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip