TACSI TIINAANYO LEH OO LOO DIRAYO EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA SHALAY

0
Tuesday April 23, 2019 - 09:20:37 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIINAANYO LEH OO LOO DIRAYO EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA SHALAY

    Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muungaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Maxamed Xuseen Aw Axmed {Suufi} Cismaan Xuseen Aw Axmed Waryeel},Salaado Axmed Jimcaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muungaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Maxamed Xuseen Aw Axmed {Suufi} Cismaan Xuseen Aw Axmed Waryeel},Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},

 Muxuddiin Axmed Jimcaale,Nuurto Cali Cumar,C/Naasir Cali Cumar Qadro Cabdullaahi Cali, Ilmo Faad umo Maxamed Macoow,Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale {Shataar} iyo caruurtiisa, Ilmo Aamino Axmed Jimcaale iyo Carteeda Reer Xuseen Nuur Cadoow,Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Jimcaale Cigalle iyo Reer Geeddoow Cigalle, Ilmo Aamino Maxamed Macoow iyo Caruurteeda oo kala ah :Faadumo Xuseen Xasan Carab,Xabiibo Xuseen Xasan Carab {Xabiibo Shiino}, Mako Xuseen Xasan Carab,Maxamed Xuseen Xasan Carab , Ilmo Mako Maxamed Macoow guud ahaantood, Cumar Xuseen Axmed, Da’uud Xuseen Axmed, Faadumo Xuseen Axmed,Maryan Xuseen Axmed ,Hooyo Jiino Cali Caddoow,dhammaan ilmo xuseen aw Axmed Maxa med Calsoow, Xaliimo Maxamuud Hilowle, Cabdullaahi Maxmauud Axmed, Sahro MaxamuudImage result for RUQIYO CALI CABDULLE

Axmed, Shamso Maxamuud Axmed, Baarliin Maxamuud Axmed ,Shukri Maxamuud Axmed,Dhammaan Ilmo Maxamuud luugne,Faadumo Maxmed Cilmi, Xaawo Maxamed Cilmi, Maxamuud Maxamed Cilmi, Axmed Ma xamed Cilmi, Maryan Maxamed Cilmi,Dhammaan Ilmo Batuulo Aw Axmed Maxamed Calasoow, Xabiibo Xasan Maxamed Calsoow, iyo Carruuteeda , Ilmo Mako Xasan Maxa med Calso ow iyo Caruuteeda,Ilmo Madiino Xasan Maxamed Calasoow iyo Caruuteed, Reer Cismaanciil Sh.Cali, Muumino Sh. Cali iyo Carruuteeda Xabiibo Xasan Afrax, Jaliilo Xasan Axmed, Bashiir Xasan Axmed {Bashiir BBC} C/laahi Maxamuud Jimcaale {C. Abko ow} , Xuseen Maxamuud Jimcaale Xuseen Abkoow}, Xaawo Maxamuud Jimcaale {Xaawo Neero} Dhammaan Caruurtooda,Ing. Maxa med Cali Madoobe iyo Caruurtiisa, Maxamuud Maxamed Cali Kiishweyne, Iido Habar waay Firti iyo Caruurteeda Dhammaan Dadkaasi oo ku kala sugan daafaha caalamka waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Cali Cabduule Gaar ahaan Nadiifo Cali Cbadulle iyo iyo Guud ahaan ilmaha Marxuummadda Ruqimo Cali Cabduule Meelkasta oo ay joogaan Dal iyo dibadba ,iyo Ilmo Idd oow Cali Cabdulle sidoo kale Sahro Jen. Jabriile Cali Dr.,Maxamuud Xasan Maxamed {Dr. Ingariisoow} Nadiifo Cali Cabdulle iyagoo ugu Tacsiyadeynayo Geeridii ku timid MARXUUMADRUQIYO CALI CABDU LLE, oo 22 Abriile 2019-ka ku Geeriyoodtay Magaalada Muqdisho waxayna Alle ugu baryayaan Marxuumadda inuu Alle Jannadiisa Fardowzo aheyd uu ka Waraabiyo intii ay ka Geeriyootayna Samir iyo Iimaan Saadaq ah uu ka siiyo

 

Aamiin Aamiin Aamiin. INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

TACSI

Dhammaan Madaxda Iyo Xubnaha ururka haween ka Qaranka soomaaliyeed , Dhammaan Ururrada Bulshada Reydka soomaaliye ed ee dalka iyo ururrada COGWO INXA, ku mideysan dhammaan haweenka soomaaliyeed dalka soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U DirayaanCaruurtii ay ka geeriyootay Ruqiyo Cali Cabdulle oo shalay ku geeriyootay Magaalada muqdisho waxayna alle ugu barayayaan inuu marxuumadda jannada ugu bishaareeyo intii ay ka Geeriyootayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo

 Aamiin Aamiin Aamiin.



INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip