Sports News

Hordhac: Heegan vs Horseed: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Finalka Super Cup-ka Somalia

0 Visits: 897 | Thursday December 24, 2015 - 13:42:36
Ka hor bilowga xili ciyaareedka cusub ee horyaalka soomaaliya waxaa maanta la ciyaari doonaa finalka koobka Super Cupka kaas oo sanad walba dhexmara kooxaha ku kala guuleysta horyaalka iyo koobka Janaraal Daa'uud waxeyna sanadaan ka dhigan tahay in Heegan iyo Horseed ay markii labaad tartan isku…

Read More »

Astaanta Cusub Ee Man City Oo Si Kama Ah Loo Baahiyay Ka Hor Inta Aysan Soo Bandhigin Maalinta Boxing Day.

0 Visits: 1037 | Thursday December 24, 2015 - 13:39:34
Astaanta cusub ee Manchester City ayaa waxa si kama ah u baahisay xafiiska diwaangelinta xuquuqda lahaanshaha eeIntellectual Property Office (IPO). City ayaa si rasmi ah u soo bandhigi doonta astaanteeda cusub maalinta Boxing Day si kastaba IPO ayaa si kama ah u baahisay astaanta cusub ee Man City iyagoo…

Read More »

Chelsea Oo Iibineysa Hazard, Bedelkiisana Keensaneysa Paul Pogba & Griezmann Iyo Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska.

0 Visits: 835 | Thursday December 24, 2015 - 13:23:15
Suuqa kala iibsiga ayaa si rasmi ah u furamaya bisha Janaayo, waxaana wargeysyada ay durbaba ka sii hadlayaan xiddigaha diirada u saaran kooxaha reer Yurub. Waxaana maanta idiin soo uruurinay wararkii ay qoreen wargeysyada Ingariiska

Read More »

Cayaaraha HIRDA AFT 2015 oo lagu soo gaba-gabeeyay Amsterdam (SAWIRRO)

0 Visits: 879 | Thursday December 24, 2015 - 11:53:34
Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Futsal Tournament, kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka Holland,

Read More »

Martin Skrtel Oo Muddo Lix Todobaad Ah Garoomada Ka Maqnaan Doona Iyo Skrtel Oo Dhaawica Soo Gaadhay Ka Hadlay

0 Visits: 908 | Wednesday December 23, 2015 - 12:40:32
Liverpool ayay dhibaato hor lihi soo gaadhay waxaana muddo lix todobaad ah garoomda ka maqnaan doona difaaca dhexe ee Martin Skrtel kaas oo uu dhaawac muruqa ahi ku soo gaadhay kulankii ay Reds guuldaradu ka soo gaadhay kooxda Watford. Skrtel ayaa miiska daawaynta Reds kula biiray Lovern oo isaguna…

Read More »

Wayne Rooney Oo Ku Baaqay Kulan Degdeg Ah Si Loo Badbaadiyo Xilli Ciyaareedka Man United.

0 Visits: 872 | Wednesday December 23, 2015 - 12:37:40
Kabtanka United ayaa ku baaqay kulan degdeg ah ka dib markii kooxda ay soo martay natiijooyinkii ugu xumaa ee muddo 17 sannadood ah taasoo cadaadis badan ku heysa Louis van Gaal.

Read More »

Heshiis Miyaa Dhexmaray Man United Iyo Jose Mourinho? – Wakiilkiisa Jorge Mendes Ayaa Ka Jawaabaya.

0 Visits: 807 | Wednesday December 23, 2015 - 12:35:09
Manchester United uma aysan soo dhawaanin Jose Mourinho si uu u bedelo Louis van Gaal, mana jiro heshiis dhexmaray Mourinho iyo Man United sidaasi waxaa sheegay wakiilkiisa Jorge Mendes.

Read More »

Petr Cech Oo Fariin U Diray Kooxaha Ingariiska: Arsenal Ayaa Ku Guuleysan Doonta Premier League.

0 Visits: 849 | Wednesday December 23, 2015 - 12:30:59
Goolhayaha Arsenal Petr Cech ayaa sheegay in soo laabashada qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican kooxda inay ka dhigi doonto inay ku guuleystaan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Read More »

RASMI: Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya Oo Lasoo Saaray & Waqtiga Uu Bilaaban Doono Oo La Shaaciyay

0 Visits: 1002 | Wednesday December 23, 2015 - 12:24:42
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah oo uu bilaaban doono horyaalka heerka koowaad ee kubada cagta xili ciyaareedka 2015-2016, waxaana lasoo saaray isku aadka wareega koowaad oo dhameestiran.

Read More »

Iska Ilow Man United – Mourinho Waxa Uu Shaqada Bernabeu Ka Bedelayaa Benitez.

0 Visits: 845 | Wednesday December 23, 2015 - 12:20:44
Jariirada Isbaanishka ee AS ayaa saaka qoreysa in Jose Mourinho uu shaqada tababaraha ee Real Madrid ka bedeli doono macalinka reer Spain Rafa Benitez.

Read More »

Wilfried Bony Oo Soo Bandhigay Caradiisa In Kursiga Keydka La Geliyay Kulankii Arsenal Xilli Aguero Oo Aan Taam Aheyn La Ciyaarsiiyay.

0 Visits: 791 | Wednesday December 23, 2015 - 12:15:00
Wilfried Bony ayaa banaanka soo bandhigay caradiisa ka dib markii kursiga keydka uu geliyay tababaraha Man City Manuel Pellegrini kulankii Arsenal. Xiddiga reer Ivory Coast ayaa ka careysnaa in kursiga keydka loo geliyay Sergio Aguero oo aan taam buuxda aheyn.

Read More »

Falanqeynta Suuqa Kala Iibsiga Arsenal: Maxay U Baahan Yihiin? Ayay Doonayaan? Iyo In Ka Sii Badan.

0 Visits: 936 | Wednesday December 23, 2015 - 12:10:11
Arsene Wenger ma heysto fursad ka fiican tan haatan oo uu ugu guuleysan karo Premier League laakiin waxa uu si aad ah ugu baahan yahay inuu kooxdiisa xoojiyo bisha Janaayo.

Read More »

Del Bosque Iyo Xiriirka K/Cagta Spain Oo U Duulaya Barcelona Si Ay U Xakameeyaan Weerarka Afka Ah Ee Gerard Pique Uu Wado.

0 Visits: 841 | Wednesday December 23, 2015 - 12:07:51
Tababre Vicente del Bosque iyo xiriirka kubada Spain looma ogola inay saxaafada kaga hadlaan arintii ugu danbeysay ee Pique iyo Arbeloa laakiin waxa ay doonayaan inay si qarsoodi ah kala hadlaan Gerard Pique habdhaqankiisii ugu danbeysay.

Read More »

Maxaad Ka Taqanaa Xiddigii Ay Garoonka Tababarka Isku Dagaaleen Cesc Fabregas Markii Uu Kubad Ka Dhex Saaray Lugihiisa (Tuundheer)?

0 Visits: 931 | Wednesday December 23, 2015 - 12:04:06
Da' yarka kooxda Chelsea Charly Musondo ayaa taalabo muhim ah u qaaday koowaad kaliya maalmo ka dib markii ay garoonka tababarka isku dagaaleen Cesc Fabregas.

Read More »

Mustaqbal Van Gaal, Chelsea Oo La Soo Wareegeysa Xiddig Reer Brazil Ah, Liverpool Oo Daafac Afrikaan Ah Soo Wadata Iyo Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Maanta.

0 Visits: 766 | Wednesday December 23, 2015 - 12:01:07
Suuqa kala iibsiga ayaa si rasmi ah u furamaya bisha Janaayo, waxaana wargeysyada ay durbaba ka sii hadlayaan xiddigaha diirada u saaran kooxaha reer Yurub. Waxaana maanta idiin soo uruurinay wararkii ay qoreen wargeysyada Ingariiska

Read More »

Waa Kuwee Sadexda Kulan Ee Van Gaal Loo Qabtay Inuu Ku Badbaadiyo Shaqadiisa Man United, Maxayse Taariikhdu Ka Leedahay Man United Vs Kooxahaas

0 Visits: 829 | Tuesday December 22, 2015 - 15:50:40
Kadib markii ay kooxdiisu ku guuldareysatay iney wax guul ah gaarto lixdii kulan ee la soo dhaafay, waxaa sii kordaya cadaadiska saaran macalin Louis van Gaaloo uu badalka ku sugayo Jose Mourinho oo sida saxaafada qaar ay saakay qoreyso Sir Alex Ferguson iyo David Gill la xiriireen wakaaladiisa una…

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Klopp Oo Doonaya Inuu Kooxdiisa Keeno Garabka PSG Ee Lucas Moura

0 Visits: 845 | Tuesday December 22, 2015 - 15:45:00
Sida ay qoreyso jariirada kasoo baxda dalka ingiriiska ee Mirror macalink kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu Paris St-Germain kasoo qaato kubad sameeyahooda orodka dheereeya ee Lucas Mouraoo uu doonayo inuu keeno Liverpool bisha Januray.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Ka Baxday Xiisihii Ay U Qabtay Gooldhaliyaha Celta Vigo Ee Nolito

0 Visits: 789 | Tuesday December 22, 2015 - 15:37:19
Gunners ayaa isaga baxday tartankii loogu jira saxiixa gooldhaliyaha kooxda Celta Vigo ee Nolito kadib markii ay kooxda ree Spain diiday iney wax ka dhinto lacagta 18 ka milyan ah ee ay ku dalbaneyso xidigeeda weerarka ka ciyaara.

Read More »

Daily Mail+ Daily Star: Van Gaal Oo Hadal Qiiro Leh Ka Jeediyay Kulankii Qadada Ahaa Ee Ay Kooxda Man United Isugu Timid Shalay, Muxuu Codsaday ?

0 Visits: 801 | Tuesday December 22, 2015 - 15:31:31
Macalinka cadaadisak badan saaran yahay ee Van Gaal ayaa qudbad layaab leh oo uu isku dayayay inuu taageero uga helo ciyartooydisa iyo maamulka kooxdiisa ka jeediyay qadadii Christmas-ka ee ay kooxdiisa isugu timid shalay galab.

Read More »

Daawo Jamaahiirta Real Madrid Oo Ku Fooriyay Magaca Rafa Benitez Kuna Qeyliyay 'Iscasil Florentino!' Inkastoo Ay 10 Gool Ku Badiyeen.

0 Visits: 869 | Monday December 21, 2015 - 12:38:08
Inkastoo ay 10 gool ku xasuuqeen Rayo Vallecano hadana taageerayaasha Bernabeu ayaa mar kale soo bandhigay sida aysan ugu qanacsaneyn tababaraha iyo madaxweynaha kooxda.

Read More »