Wilfried Bony Oo Soo Bandhigay Caradiisa In Kursiga Keydka La Geliyay Kulankii Arsenal Xilli Aguero Oo Aan Taam Aheyn La Ciyaarsiiyay.

0
Wednesday December 23, 2015 - 12:15:00 in Sports News by
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wilfried Bony Oo Soo Bandhigay Caradiisa In Kursiga Keydka La Geliyay Kulankii Arsenal Xilli Aguero Oo Aan Taam Aheyn La Ciyaarsiiyay.

    Wilfried Bony ayaa banaanka soo bandhigay caradiisa ka dib markii kursiga keydka uu geliyay tababaraha Man City Manuel Pellegrini kulankii Arsenal. Xiddiga reer Ivory Coast ayaa ka careysnaa in kursiga keydka loo geliyay Sergio Aguero oo aan taam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilfried Bony ayaa banaanka soo bandhigay caradiisa ka dib markii kursiga keydka uu geliyay tababaraha Man City Manuel Pellegrini kulankii Arsenal. Xiddiga reer Ivory Coast ayaa ka careysnaa in kursiga keydka loo geliyay Sergio Aguero oo aan taam buuxda aheyn.

Bony ayaa yiri: "Miyaan u maleyaa inaan u qalmay inaan ku soo bilowdo? Haa. Waan ka niyadjabsanahay inaan ku soo bilaabanin.

"Ma ahi tababaraha. Tababaraha ayaa sameeya waxa u fiican kooxda. Waan hubaa in qof kasta oo kursiga keydka ku jira inuu doonayo inuu ciyaaro.”

Markii loo sheegay in Aguero uu yahay weeraryahan heer caalami oo aad loo qiimeeyo, Bony ayaa yiri: "Haa, laakiin waxa uu kaliya ka soo laabtan dhaawac. Ma uusan ciyaarin muddo isbuucyo ah.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip