Wilfried Bony Oo Soo Bandhigay Caradiisa In Kursiga Keydka La Geliyay Kulankii Arsenal Xilli Aguero Oo Aan Taam Aheyn La Ciyaarsiiyay.
Wilfried Bony ayaa banaanka soo bandhigay caradiisa ka dib markii kursiga keydka uu geliyay tababaraha Man City Manuel Pellegrini kulankii Arsenal.
Xiddiga reer Ivory Coast ayaa ka careysnaa in kursiga keydka loo geliyay Sergio Aguero oo aan taam