

Garoonka Muqdisho oo laga furay Xafiis lagu koontaroolo Ajaanibta dalka soo galaysa
Taliyaha Hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha laga hirgiliyay xafiis cusub oo la soconaya dhaq dhaqaaqa ajaaniibta imaaneysa Muqdisho.Gabar Soomaali ah oo lagu kufsaday dalka Nauru oo la keenay Australia si ilmaha looga soo rido
Axaddii shalayayaa la keenay magaalada Brisbane ee waqooyi-bari ee Australia mid ka mid ah laba gabdhood oo Soomaali ah oo dhawaan lagu kufsaday xero dadka qoxootiga ah la geeyo, taasoo ku taalla dalka Nauru.Hay'ada SWDC oo Maanta daah-furtay barnaamij lagu Caawinayo Haweenka Somalia (SAWIRRO)
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu Daah-furay barnaamij is-gaarsiineed lagu caawinayo haweenka loo geysto xad-gudbyada, kaasoo loogu magac-daray CEEBLA, iyadoo munaasabaddii lagu daah-furayay ay ka qayb-galeen mas'uuliyiin ka tirsan hay'adda SWDC, saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya,…MADAXWEYNAHA SOMALIA: Ma jiro Qorshe la doonayo in wax looga bedelo calanka Soomaaliya
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Calanka Soomaaliya ee 12-ka Oktoobar ayaa madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta calanka Soomaaliya ayaa beeniyay in calanka Somalia la bedelayo.Dadweyne Careysan oo maanta Gubay Guriga Taliyaha Booliiska Gobolka Awdal (SAWIRRO)
Shacab careysan ayaa maanta dab qabadsiiyay guriga taliyaha qaybta booliiska gobalka Awdal ee Somaliland, dabkaas dhaliyay khasaare hanti, balse aan geysan wax khasaare nafeed ah.Maxkamad Maanta Amartay in Xabsiga laga sii daayo Wiilasha Madaxweynihii hore ee Masar
Qareenka difaacaya wiilasha Mubarak, Farid al-Deeb iyo garsooraha ayaa sheegay inay sii dayntooda ka dambeysay kaddib markii ay shaqooyin badan qabteen tan iyo markii la xiray sannadkii 2011-kii, haatanna ay maxkamaddu sirasmi ah u amartay in la sii daayo.Taliyaha ciidamada Booliska oo tababar u soo xiray 800 oo Askari oo Booliska Puntland ka tirsan
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Degmada Carmo ee Gobolka Bari, tababar ugu soo xiray askar ka tirsan Booliska Maamulka Puntland kuwaasi oo qaatay tababar socday 45 cisho.Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Ingiriiska oo ku bur burtay dalka Afghanistan & Askar ku geeriyootay
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leedahay Dowlada UK oo kamid ah ciidamada NATO ee Afghanistaan ayaa ku soo dhacday Airporka Militariga ee Magaalada Kabul.Puntland oo ka hor-timid in xayiraad la saaro heshiisyadii Shidaalka Soomaaliya
Hey'adda Batroolka iyo Macdanta Puntland ayaa qaadacday soo jeedinta Kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabateynta Hubka saaran Soomaaliya iyo Eritrea ee ahaa in xayiraad la saaro heshiiyada shidaalka, si aanay qal qal u galin xasiloonida dalka.Muungaab "Waddada Wadnnaha waxaa lagu dhisi doonaa canshuurta laga qaado guryahagobolka Banaadir ku yaalla"
Guddoomiye Muungaab oo ka hadlayay qorshaha maamulkiisa uga degsan bilicda caasimadda iyo nadaafada ayaa sheegay in canshuurta laga qaado guryaha shacabka Muqdisho lagu dhisi doono wadada Wadnaha.Dowladda Somaliya oo fasaxday Xarunta Telefishinka Universal ee Magaalada Muqdisho
Ka dib dadaal badan oo loo galay sidii dib loogu fasixi lahaa Xarunta Universaltv Ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay suurta gashay in Dowladda Somaliya ay fasaxdo.WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 12KA OKTOOBAR 2015KA
R/WASAARAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISM AHA XARUN LAGA HAGI DOONO DIYAARADAHA MARA HAWADA DALKEENNA R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa shalay dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diya aradaha maraya hawada Soomaaliya taasoo aan sha qeyneyn muddo labaatan…
