Steven Gerard Oo Ku Laabanaya Liverpool, Van Gaal Oo Doonaya Mahrez Iyo Waxyaabihii Kale Ee Maanta Arbaco Ah Ay Qoreen Wargeysyada Ingiriiska

0
Wednesday November 04, 2015 - 12:06:53 in Sports News by
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Steven Gerard Oo Ku Laabanaya Liverpool, Van Gaal Oo Doonaya Mahrez Iyo Waxyaabihii Kale Ee Maanta Arbaco Ah Ay Qoreen Wargeysyada Ingiriiska

    Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel waliba oo aad joogtaan iyo si waliba oo aad inoola socotaan kuna soo dhawaada barnaamijkeena wargeysyada iyo waxyaabihii ay qoreen, waxaan ku eegeenaa dhamaan waxyaabihii ay qoreen wargeysad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel waliba oo aad joogtaan iyo si waliba oo aad inoola socotaan kuna soo dhawaada barnaamijkeena wargeysyada iyo waxyaabihii ay qoreen, waxaan ku eegeenaa dhamaan waxyaabihii ay qoreen wargeysada dalka ingiriiska kasoo baxa iyo waxyaabihi ay ka qoreen suuqa kale iibsiga.


Aan Ku Bilowno Barnaamijkeena.

Steven Gerard ayaa doonaya inuu dib ugu so laabto kooxdiisi hore ee Liverpool kadib markii ay dhowr jeer telefoonka iskala hadleyn macalinka kooxdaasi ee Jurgen Klopp (Independent).

Chelsea ayaa ogolaatay iney Juan Cuadrado kaga ibiso Juventus lacag dhan £15.75m (Daily Express)

Daaficii hore ee Chelsea Marcel Desailly ayaa qab in xidigaha kooxdiisi hore ay ka murugeysan yihiin qaab ciyaareedkoodi xun sidaasi dartedna uusan fadhin qolka labiska kooxda (Daily Express)

Wojciech Szczesny ayaa sheegay inuu doonayo inuu Arsenal ku laabto kadib hal xli ciyaareed uu amaah kula joogay Roma. (Daily Mirror).

Wakiilka xidiga khadka dhexe ee Juventus Paul Pogba oo lagu magacaabo Mino Raiola ayaa meesha ka saaray in xidigaan uu ku biirayo Barcelona xagaaga danbe.(Daily Mirror).

Gianfranco Zola ayaa ku riyooda inuu mar uun maamulo kooxdiisi hore ee Chelsea, halyeeyga Blues ayaa kooxda ka tagay wax yar ka hor la wareegtiaankii kooxda ee Roman Abramovich ee sanadii 2003. (The Sun).

Jose Mourinho ayaa meesha ka saaray inuu iska casilayo shaqada kooxda Chelsea wuxuuna sheegay inuu dhameysan doono qandaraaskiisa sadexda sano iyo todobada bilood ay ka harsan tahay. (Daily Star).

Madaxweynaha PSG Nasser El-Khelaifi ayaa dab ku sii shiday wararka la xiriirianyo Cristiano Ronaldo kooxdiisa isgaoo sheegay iney aad u jeclaan lahaayeen saxiixiisa.(Daily Star).

Man United ayaa dooneysa saxiixa xidiga garabka ka ciyaara ee kooxda Leicester City ee Mehrez, Van Gaal ayaa doonaya inuu kooxdiisa ku xoojiyo xidigaan garabka ka ciyaaro, (Daily Star).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip