Vincent Kompany: Man City Waa Inay Ku Guuleysato Champions League Si Loogu Tiriyo Kooxaha Ugu Waa Weyn Yurub.

0
Monday November 02, 2015 - 11:07:37 in Sports News by
  • Visits: 976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Vincent Kompany: Man City Waa Inay Ku Guuleysato Champions League Si Loogu Tiriyo Kooxaha Ugu Waa Weyn Yurub.

    Vincent Kompany ayaa sheegay in Manchester City ay qasab ku tahay inay ku guuleysato Champions League si loogu aqoonsado inay ka mid yihiin kooxaha waa weyn ee Yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Vincent Kompany ayaa sheegay in Manchester City ay qasab ku tahay inay ku guuleysato Champions League si loogu aqoonsado inay ka mid yihiin kooxaha waa weyn ee Yurub.

City ayaa ku guuldareystay inay dhaafto wareega 16ka ee tartankaan.

Kooxda Manuel Pellegrini ayaa wajaheysa Sevilla habeen danbe iyagoo og in guul ay gaaraan ay u soo saareyso wareega 16ka haddii Borussia Monchengladbach ay garaaci weyso Juventus.

Manchester-City-vs-Juventus
Laakiin kabtan Kompany ayaa qirtay in City ay qasab ku tahay inuu ku guuleysato koobkaan si loogu xisaabo kooxaha waa weyn ee Yurub ee miisaanka culus leh.

"Waa waxa ugu danbeeya ee ay tahay inaan kasbano si aan u cadeyno inaan nahay koox weyn” ayuu yiri.

Waxa uu sidoo kale dhaleeceeyay go’aanka ay UEFA ku dacweysay taageerayaasha Man City ee ku ooriyay heesta astaanka Champions League iyagoo ka mudaahaaradayay ganaaxyadii sharciga dhaqaale wanaaga kooxaha Yurub.

"Waxaasi waa kaftan” ayuu yiri Kompany. "Waxaan ciyaarnay kulamo badan oo Yurub oo ah nala cunsuriyeeyay, waxaana ku qasbaneyn inaan iska dhegotirno.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip