Macalinka Liverpool Jurgen Klopp Oo Fursad Siinaya Xiddig Walba Ka Hor Inta Uusan Ka Fekerin Saxiixyo Cusub.

0
Monday November 02, 2015 - 11:03:01 in Sports News by
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinka Liverpool Jurgen Klopp Oo Fursad Siinaya Xiddig Walba Ka Hor Inta Uusan Ka Fekerin Saxiixyo Cusub.

    Jurgen Klopp ayaa qosol la dhacay isagoo war wanaagsan u sheegay ciyaartoydiisa Liverpool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jurgen Klopp ayaa qosol la dhacay isagoo war wanaagsan u sheegay ciyaartoydiisa Liverpool.

Macalinka Reds ayaa sheegay inuu fursad siin doono ciyaartoydiisa islamarkaana fursada ay heystaan ay la mid tahay mida ay xaaskiisa heysato.

Philippe Coutinho ayaa ugu abaalguday kalsoonida la siiyay labo gool, cid walba fursad ayaa la siin doonaa ka hor inta uusan Klopp ka fekerin saxiixyo cusub xagaaga soo socda.



Klopp

"Waxaan halkaan joogaa seddex isbuuc” ayuu yiri Klopp. "Cid walba ayaa i leh: "Waxaad dooneysaa inaad ciyaaryahanka soo iibsato iyo ciyaaryahankaan.”

"Laakiin horumar waxaa ah inaad la shaqeyso ciyaartoyda aad heysato. Waa sida inaad dhibaato ku qabto xaaskaaga, mana dooneysid inaad maalin walba iska bedesho xaaskaaga.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip