Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud oo la caleemo saaray "SAWIRRO"

0
Tuesday August 18, 2015 - 07:33:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud oo la caleemo saaray "SAWIRRO"

    Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Malaaq Cali Malaaq Maxamed  oo ka mid ahaa ka qeybgalayaashii xaflada caleemo saarka ayaa soo dhaweeyay Ugaaska, waxaana uu kula dardaarmay in uu shareecadda ku hogaamiyo Ummadda uu wakiilka ka yahay iyo kuwa jaarka la ah.

Ugaas Cumar Maxamed Warsame oo ka socday Waaxda dhaqanka iyo arrimaha bulshada Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in Wasaaraddu ay soo dhaweeyneyso caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle, waxaana uu ku baaqay in lala shaqeeyo Ugaaska.

Dhamaan Dadkii ka qeybgalay munaasabada lagu duubayay Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa ku amaanay Ugaaska doorkii uu ka qaatay Nabadeynta Soomaaliya, iyaga oo ku booriyay in uu ka qeyb qaato dib u dhiska Dalka.

9

23  611909758_10154479829429572_129000814_n

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip