Wasaaradda Beeraha oo sheegtay inay ka hortagayso Cunto yari laga cabsi qabo iney ka dhacdo Soomaaliya.

0
Monday September 26, 2016 - 11:40:09 in Wararka by
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Beeraha oo sheegtay inay ka hortagayso Cunto yari laga cabsi qabo iney ka dhacdo Soomaaliya.

    C/Casiis Saalax Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi qabo inay ka dhacdo deegaano ka tirsan gobolada Dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/Casiis Saalax Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi qabo inay ka dhacdo deegaano ka tirsan gobolada Dalka Soomaaliya.

Wasiirka Beeraha ayaa sheegay in deegaano ka tirsan gobolada Bay, Bakool, Awdal iyo deegaaano kale ay ka Cabsi qabaan iney ka dhacaan Cunto yari, wuxuuna sheegay inay dajinayaan qorshe ay kaga hortagayaan arrimahaasi.

Dhanka kale Wasiirka wuxuu Hay’addaha ka shaqeeya samafalka ugu baaqay inay Wasaarada Beeraha Soomaaliya ka taageeraan sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka soo socda sida uu sheegay wasiirka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip