Wasaaradda Beeraha oo sheegtay inay ka hortagayso Cunto yari laga cabsi qabo iney ka dhacdo Soomaaliya.
C/Casiis Saalax Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi qabo inay ka dhacdo deegaano ka tirsan gobolada Dalka Soomaaliya.