DAAWO: Wasiir Fiqi oo ka hadlay danta ay Imaaraadku ka leeyihiin Soomaaliya

0
Thursday November 26, 2026 - 10:21:23 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Wasiir Fiqi oo ka hadlay danta ay Imaaraadku ka leeyihiin Soomaaliya

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasiirkii dhawaan laga qaaday xilka wasaarada Gaashaandhiga Axmed Macalin Fiqi ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Qaranka wuxuu ka jawaabay su’aal ahayd asal ahaan maxay tahay danta Imaaraadku ka leeyahay Somalia.

Wasiir Fiqi wuxuu ku jawaabay in Imaaraadku ka yara baqayo in Somaliya cagaheeda isku taagto,la soo baxdo shidaalka iyo kheyraadka ay dheer tahay Imaaraadka isagoo tusaale u soo qaatay in Somalia ay ku taal dhul istaraatiiji ah sida inay tahay dalka labaad ee ugu xeeb dheer.

Wasiirka wuxuu carabka ku adkeeyay in Somalia dhan kasta kaga sareyso Imaaraadka marka la eego macdanta iyo kheyraadka guud ahaan sida kaluumeysiga.

 

Video Player
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip