Shirkadaha Korontada Muqdisho oo kordhiyay qiimaha adeegooda

0
Sunday October 25, 2026 - 14:28:30 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadaha Korontada Muqdisho oo kordhiyay qiimaha adeegooda

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Shir jaraa’id oo ay Maanta wada jir u qabteen Shirkadaha Korontada Muqdisho ugu waa weyn ayay kaga dhawaaqeen inay kordhiyeen lacagihii ay hore u qaadi jireen xili sabab uga dhigeen dagaalka ka socda Dalalka Bariga dhexe.

Masuul u hadlay shirkadaha korontada ayaa sheegay in xirnaanshaha marinka Hormuz uu sababay inuu kor u kaco qiimaha shidaalka la kala siisan jirey sidaas daraadeedna ay iyagana ku qasbanaadeen inay kordhiyaan qiimahii ay korontada ku bixin jireen.

     Shirkadaha shirkaan jaraa’id qabtay oo kala ah BECO,Muqdisho iyo Blue Sky ayaa ku dhaqaaqay inay halkii kilowatt-saac (kWh) ee korontada ah ku kordhiyeen $0.05 markii ay sabab uga dhigeen kororka shidaalka ku yimid.

Dhanka kale Dowlada Somalia gaar ahaan Wasaaradaha ay si gaar ah u quseyso arintaan wali wax war ah kama soo saarin qiima kororkaani ay ku dhawaaqeen shirkadaha korontada BECO IYO BLUE SKY

Beco | Mogadishu




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip