Maxaa ka jira in Laftagareen uu kaalmeysto Alshabaab

0
Sunday October 18, 2026 - 13:09:11 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira in Laftagareen uu kaalmeysto Alshabaab

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Waxaa aad isu soo taraya dooda sheegeysa isku milanka danaha C/casiis Laftagareen iyo Alshabaab inay keentay guul darada xooggan ee zoo gaartay Dowlad Goboleedka Koofur-galbeed.

Qolyaha ku dooda in Alshabaab la safan yihiin garabka Laftagareen ayaa soo bandhiga muuqaalo muujinaya ciidamo leh astaamaha Alshabaab sida hab labiska dharka iyo cimaamadaha madaxa ay ku duubtaan.

Ciidamadaan oo aad ku arki karto muuqaalkaan waxay qeyb ka yihiin qabsashada Magaalooyinka Bardaale,Qansaxdheere iyo Buurhakaba kuwaasoo ka baxay gacanta maamulka Koofurgalveed iyo Dowlada Somalia.

 

Kooxahaan doodooda waxaa adkeeyay laftagareen laftigiisa oo mar uu ka hadkayay eedaya loo jeediyay wuxuu qirtay isku milanka balse wuxuu ku dooday inuusan isagu waxba kala socon waxa isku keenay ciidamadiisa iyo kuwa Alshabaab.

Video Player

 
00:00
00:49
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip