Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

0
Sunday October 18, 2026 - 13:31:32 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 62
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS.

Ra’iisul Wasaare Xamsa markii uu arkay qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, markii uu arkay taariikh nololeedka, khibradda iyo aqoonta mudanaha xilka loo magacaabay, markii uu tixgaliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayuu Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cumar Macalin.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Mudane Cabdulqaadir kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

— DHAMMAAD —


Cabdinaasir Axmed Bashiir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, XRW



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip